Vocabulary Builder (from the SMOL dataset) in Somali

Play 711 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.

Marwo, koobabnku way _______!
Madam, your glasses are fogged up!
burada
buuxaan
burburiyo
bunni
Marwo, koobabnku way _______!
Madam, your glasses are fogged up!
burada
buuxaan
burburiyo
bunni

About this Collection

Description

711 single sentences chosen to cover a wide range of everyday words, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

All 711 sentences

These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

  1. Hadii ardaydu uu haysto lacagta nususaacaha, isaga ama iyada waxa uu ka caajisaa inuu ka boodo layliska guriga iyo sidoo kale hawlaha kale.
    If a pupil has an allowance, he or she will feel reluctant to skip homework as well as other activities.
  2. Wakhtiyar kadib, ina boqor wuu oomay oo waxa uu ka dalbaday shaqaalada inay uga keento biyo uu cabo wabiga u dhaw.
    After a short time, the princess became thirsty and asked her maid to fetch her a drink of water from a nearby river.
  3. Waxa aad keentaa muunada burada, xadiga ka badbaadaa, iyo duwaanada daryeelka Caafimaadka.
    Provides samples of tumors, survival rates, and Medical care records.
  4. Shaqaalaha bakhaarka tukaanka tafaariiqdu waxa uu hayaa taleefanka oo waxa uu u diyaarinayaa bushqada in dalka dibadiisa loo diro.
    A warehouse worker in a retail store is holding a cell phone and preparing to package up a parcel to ship overseas.
  5. Ka shaqaynta waraaqaha la dirayo, kala hagaajinta faylashada, dalabyada agabka iyo bushqada diritaanka.
    Processes outgoing mail, maintains files, orders supplies, and ships packages.
  6. Gurigooda dhulka hoostiisa waxaa ka buuxay waxyaabo qaali ah oo cajiib ah.
    Their basement was always filled with a treasure trove of fascinating and interesting items.
  7. Calaamadaha caadiga ah ee xarunta caafimaadku waxay u bilaabantaa xasaasiyad yar, qaadasho quudin oo caadi ah, waxoogaa qufac ah, duuf iyo xumad.
    Typical clinical signs begin with mild lethargy, reduced feed intake, slight cough, nasal discharge and a fever.
  8. Qiimo wanaagsan guud ahaan, waxaa la socda shandada caag ah oo culus oo wanaagsan.
    Great value overall, comes with a nice heavy duty plastic case.
  9. Taageerada ololaha sida kuwan oo kale waxay ka caawinaysaa jawaab celinteeda daran inay hesho isbedel mudada dheer ah, joogto ah, oo wanaagsan.
    Supporting causes like these will help turn our knee-jerk reaction into long-lasting, sustainable, profound change.
  10. Bashqadaynta aan isticmaalay waxa uu ahaa wax ka duwan cabirka daabacaada ee ah qaabab kala duwan.
    I use different packaging as print sizes comes in various formats.
  11. Cidna ma dhibo (marka laga tago bisada) ma jabiyo wax ama shayna.
    He doesn't bother anyone (except the cat); he doesn't break things or anything.
  12. Hadii ayna jirin qorshe aqoonsi ama wanaagsan, cidna kuma wanaagsanaan doonto eryadka!
    Without pattern recognition or good intuition, no one would be good at chess!
  13. Dr. Carter waxa uu ka helaa ciyaarista kubada koleyga, hookiiga jidka, kabada calanka, golofta iyo orodka.
    Dr. Carter enjoys playing basketball, street hockey, flag football, golf and running.
  14. Waxa uu ahaa ruuxii ugu horeeyay ee qabta oo diirada saara codadka aalada tooska u baahisa si kombuyuutarku u sameeyo.
    He probably was the first to capture and synthesize sound from a live instrument for a computer composition.
  15. Tukaanada iibiya waxyaabaha maacaayacnimada ah waxaa lagu armay inay xidhaan, taas oo keentay culays tukaamaysiga Kirismaska ah.
    Stores selling nonessential goods were ordered closed, putting a crimp in Christmas shopping.
  16. Socodka cubsoonaysiinta agabku waxay ku xidhan tahay culayska nidaamka.
    The firmware upgrade progress depends on the overall load of the system.
  17. Waxaa culayska sii kordhiyay, Bangiyada Jayniisku iyo shirkada waawayn ee teknooloojigu waxay maamulaan qaybinta.
    Adding another hurdle, Chinese banks and tech giants control distribution channels.
  18. Xarumaha la talinta waxay bixisaa dabiibka isku buuqa ee dadka da' walba.
    Counseling centers offer depression therapy for people of all ages.
  19. Waxa aanu ku noqonay guriga anaka oo wada ilmo ah oo gebi ahaan daalan.
    We would arrive back home both in a mess of tears and totally exhausted.
  20. Waxa aanu ku qaylinaa barkin, kaynta loo dhaw ama geedaha daloola.
    We scream into a couch cushion, nearby bush, or tree hollow.
  21. Fikirka u socodka meesha dalxiiska ee la doonayo, iyo xasuusta ka timaada hawlaha xagaaga hore.
    Thoughts drift toward favorite vacation spots, and memories come forth of summer activities past.
  22. Fadlan iska duwaan geli ama gal si aad ula soo baxdo furahaaga liisanka iyo si loo dejiyo nuqulka ugu danbeeyay.
    Please register or log in to retrieve your license key and to download the latest version.
  23. Korniinka caalamka ayaa weli u muuqda wax caadi ah wixii ka danbeeyay mushkilada ee mudada saadaasha oo dhan.
    Global growth should remain fairly robust by post-crisis standards throughout the forecast period.
  24. Waxa ad ku dartaa waxyaabahan: saliid, finigarka waynka cad, milix iyo basbaasta cusub ee la shiiday.
    Add these ingredients: oil, white wine vinegar, salt, and freshly ground black pepper.
  25. Inta aad caanaha ku shubto madiibad waxa aad ku dartaa Ragi qasan aayar, in badan walaaq.
    Bring the milk to a boil and add the Ragi paste slowly, stirring repeatedly.
  26. Waxa aad ku dartaa qorfaha iyo kookooga ridqan adiga oo walaaqaya.
    Add your cinnamon and cocoa powder while continuing to mix.
  27. Bukaanka waxaa si wanaagsan loogu daweeyay qaliinka dheecaanka iyo siinta antibootiga.
    The patient was successfully treated with surgical drainage and antibiotic administration.
  28. Hadii aad ku jirto cimilo qabaw oo aad u daran, waxa aad isku daydaa funaanda hore, sheelada wanaagsan iyo kabada ilaa jilbaha soo gaadhaya.
    If you're in a seriously cold climate, try it with a classic sweater, cozy scarf, and ankle boots instead.
  29. Markaa, kahor inta aanad gelin xidhiidhka rasmiga ah, waxa aad isku daydaa inaad samayso tijaabo.
    Therefore, before you take on a permanent relationship, consider a trial run.
  30. Si loo helo jidka, waxa aanu samaynay nidaamka xulashada deeqda waxbarashada ee ugu wanaagsan oo dhamaystiran Kanada.
    To discover these traits, we administer the most comprehensive and thorough scholarship selection process in Canada.
  31. Caadiyan, madasha qaabka sinaanta aan aanu heli karin deeqda lagu heleyo kaadhka daynta.
    Typically, equity-trading platforms cannot receive funds via credit cards.
  32. Waxaa igu af kala qaad noqday xanka ku saabsan gabadhiisa samaysan gogol dhaafka!
    I was left speechless at the gossip about his soulmate cheating on him!
  33. Guud ahaan, waxaa muhiim ah in la furo maqaarka dhaawacmay ee si loo fahmo baaxada ay le'eg tahay iyo ilaa inta uu naburku gaadhsiisan yahay.
    In general, it is important to expose an injury at the skin layer to understand the exact scope and extent of the wound.
  34. Ilaa intii James uu dhaawacmay, waxa lahaayeen heerka difaaca ugu saree ee afaraad ee horyaalka.
    Since James’ injury, they have the fourth-best defensive rating in the league.
  35. Adkaysiga waxaa la siiyay dadka leh kaga dhaga.
    This perseverance is given to them by their stubborn streak.
  36. Sameecadaha dhexe iyo danbe waxay ku shaqeeyaan qaabka dhawrka jaaneel ee ku xeeran.
    The centre and rear speakers operate only in multi-channel surround mode.
  37. Baaxada shaqada ayaa u dhaxaysa gamut ilaa caafimaadka ilaa astoroonamar, laga bilaa tafsiirka Quraanka ilaa falsuuf iyo gabayaa.
    The works span the gamut from medicine to astronomy, from Quranic exegesis to philosophy and poetry.
  38. Martideenu waxay ka wada hadlaan dheelitirka sharciga ee caruurta loogu ogolaanayso inay wax baadho iyada oo aan la isku dacwayay dayacaad ama tacadi.
    Our guests discuss the balancing act of letting kids explore without getting charged with neglect or abuse.
  39. Caadiyan wuu dawakhsan yahay, waxaa ku adag lugaynta, waxa ka lumay dheelitirka, hadalkiisu ma saxsana, oo waxyaabo aan caadi ahayn ayuu yidhaahdaa.
    Basically he's dizzy, can hardly walk, lost his balance, speech was impaired, said spectacular things.
  40. Dhibcaha dheeraadka ah ee Microsoft ee ogolaanaya ikhtiyaarka buuxinta dhabada meesha.
    Bonus points to Microsoft for allowing many route configuration options.
  41. Waxay dhawaan ka gudubtay culayskeedii dhibta ahaa oo waxaa ka dhacay waxoogaa miisaan ah.
    She recently has overcome her fat burden and lost some weight.
  42. Nasiib daro, wax kasta haday ku bixiyaan dib umay dhigin weerarkii.
    Sadly, their ultimate sacrifice merely delayed the invasion.
  43. Waa inaad dib u dhigtaa qiimaynteena ilaa inta aynu ogaanayno in shaqadeenu ayna xad dhaaf ahayn.
    We should postpone our analysis until we know our work is not redundant.
  44. Waxay sidoo kale ku xidhan tahay dhinacyada sida anshaxa, dhaqanka iyo deegaanada kala duwan.
    It is also dependent on aspects such as ethnic, cultural, and geographical differences.
  45. Borogiraameriskeenu waxay sameeyay app webka Java ah oo lagu dhisay websay dabacsan sida uu macmiilku dalbaday.
    Our programmers develop Java web apps to build dynamic websites as per clients’ requirements.
  46. Gaadhiga dabada siman waxa uu leeyahay badbaado ay ku jirtaan la socodka meesha aan la arag, socod wanaagsan iyo digniinta bedelka laynka.
    The compact car offers a security pack including dead angle detection, intelligent cruise control and lane change alert.
  47. Nidaamka u dirista waraaqaha casuumada ee rasmiga ah martida ugu muhiimsan waxaa ku caan ah bulshada aqoonta, sida Jaamacada.
    The practice of sending formal invitation letters to chief guests is common in academic society, such as in a university.
  48. Aniga oo doonaya in aan mushkiladan ka fogaado, waxa aan ku noqday qolkii oo waxa aan ku istaagay waxoogaaga saxarada soosaliga ah.
    Desperate to flee this nightmare, I ran to the back of the room and perched on a little pink stool.
  49. Markan oo kale, waxa aad doonaysaa in dugsigu uu yeesho laydh dabiici ah (waxa u dhaw daaqada), iyo bakhtii tooshkaaga.
    In this case, you want to shoot in the best available natural light (near a window) and disable your flash.
  50. Ma waxa aad doonaysaa kaluunka wabiga oo duur joog ah, kaluunka degan ee wabiga, ama ka beerta oo si kala duwan loo koriyay?
    Do you want wild river fish, a calm lake fish, or a stock pond farm-raised variety?
  51. Kaliya waxa aad ka sheekeysaa siyaasadaha, musharixiinta, iyo taariikhaha doorashada ee qoyska iyo asxaabta wax soo saarkooda.
    Just talking about policies, candidates, and election dates with family and friends is productive.
  52. Ka samayso cunto waxyaabaha ku yaala kartoonka oo dub roodhi, biyo kali biiniska, cajiin cajiinta, u diir wax sida loogu baahdo.
    Plan meals from the cupboard contents and bake bread, soak beans, knead dough, peel things as necessary.
  53. Waxay yeelatay waxoogaa dilaac ah, hadal ilme, iyo markii danbe dulqaad cad ee la yaqaanay.
    It took some treats, some baby talk, and ultimately just plain old patience.
  54. Waxa isku kala bixisaa kursiga xaarada ah oo waxa aad isku duubtaa caruusada jilicsan sida buska oo kale.
    Stretch out on a comfy lounge chair and wrap yourself up in a soft, teddy bear-like blanket.
  55. Waxa aad ku rasaysaa barkimooyinka saliga, kadibna waxa aad ku duubtaa cinjir.
    Stack the pillow on top of the mat, then wrap the strap around this bundle.
  56. Si aad uga caawiso ayga siibanaya, waxa aad xidhataa golofis cinjir ah ama waxa aad isku duubtaa maro ama tuwaalka meesha banaan ee ayga.
    To help gently grab a slippery puppy, either wear latex gloves or wrap a washcloth or hand towel around the exposed puppy.
  57. Ama waxaa xataa kasii darnayd, waxa aad tahay ciyaartoy hawl gabay marka aad eegto muraayada ee aad is waydiiso, aniga ayay igu dhacday!
    Or even worse, you are a retired athlete looking in the mirror asking, what happened to me!
  58. Waxa aad diyaarin kartaa falaadha, qaabka goobaabta, markasta oo ay gayso meel cajiib ah.
    You can arrange in rows, in a circular pattern, whatever takes your fancy.
  59. Markasta oo aad dhamaystirto qoraalka hordhaca witty, waxa ad taabataa calaamada falaadha si aad fariinta u dirto.
    Whenever you’re done typing a witty introduction, touch the arrow icon to deliver the message.
  60. Waxaa jiray meme halka falaadha laydhku uu ku socda ee madax wayne ku xigeenka iyo raha
    There was a meme where a ray of light would fuse the vice president and a frog
  61. Si loo xaliyo baadhitaankaaga, waxa aan eegey farqiga u dhaxeeya meesha dabka lagu shido iyo marooxada laga saaro.
    To solve your query, I am explaining the difference between the kitchen chimney and exhaust fan.
  62. Farqiga u dhaxeeya adkaysigooda damqashada iyo sida ay u muujinayaan xanuunka.
    The difference is their tolerance to the pain and how they manifest the ache.
  63. Waxa uu ii sheegey inuu tijaabiyay kwuii rasmi ahaa ee farsamada mudista oo waxa uu filanayay inay noqonayso feedhi oo aanu ka gaadhaynin guul.
    He tells me he originally tried the injection technique and, as he expected, it was too fiddly and gave him zero success.
  64. Macalimiinta bedelku waxay helaan qoraalo fasalada dhax yaala oo ay la socdaan fariimo aad u xun.
    Replacement teachers discovered notes in classrooms containing offensive messages.
  65. Waraaquhu waxay sheegayaan in Ford uu sameeyay dhaqale uruurin fasalada ee hay'ada sida "Para Nosotras".
    The documents indicated that Ford was involved in funding a suite of classes for institutions like "Para Nosotras".
  66. Xataa qiimeyntu ay liidato filinka, badankood waxay amaaneen is eryadka kowaad ee lagu furay.
    Even if a review gave the film a poor score, most praise the opening chase sequence.
  67. Waalidkay waxay sheegeen in aan is baray akhriska, oo aan akhriyi jiray wax kasta oo aan gaadho.
    My parents claim I taught myself to read, and set about reading everything within reach.
  68. Sidoo kale oggow in aad daraasad ku wado qabyo qoraalka hore ee gabayga.
    Also note that you are studying an earlier draft of the poem.
  69. Waxa uu ku batay daawashada dadka aan waxba galabsan ee dhimanaya ficil aan loo kasin oo dagaal.
    He is sick of watching innocent people die in random acts of violence.
  70. Waxay gashay qaliin degdeg ah, daankeena waxaa lagu xidhay waayar, oo waxay cunatay kaliya dareere lix todobaad.
    She had an emergency surgery, her jaw was wired shut, and she was on a liquid diet for six weeks.
  71. Shaashada banaanka ee muujinaysa sawirka, laakiin ah 800x600 cabirkiisu, waxaa weeye isku gaynta cabirkiisa.
    The external monitor now shows an image, but in 800x600 resolution, which is total crap.
  72. Markaa, waxa aad eegtaa xadiga qiimaha rasmiga ah oo lagu daray isku gaynta natiijada inayna soo saaraynin sawirka oo dhamaystiran.
    So, considering the ratio of net value added to gross output does not yield a complete picture.
  73. Adeegso simiada hal ciwaan oo leh xog qeexan oo buuxa gaynta iyo soo celinta.
    Use a single address label that has clear, complete delivery and return information.
  74. Ganacsade ahaan, waxa aad ka qaadatay aragti tan oo waad dhaqan gelisay.
    As an entrepreneur, you have to perceive this and adapt to it.
  75. Si loo qabsado balanta, fadlan waxa aad buuxisaa oo aad gudbisaa foomka dalabka.
    To schedule an appointment, please complete and submit the request form.
  76. Madashada lacag bixinta ee ruwaayada Discover Elavon ee abaalmarinta ku guulaysatay, diirada saarka macmiilka iyo qaab dhismeed cad.
    Discover Elavon's award-winning payment processing platform, customer focus, and transparent fee structure.
  77. Gala guurka wanaagsan waxaa weeye wax gebi ahaanba ka duwan dhaqaaqa ina boqor marka uu ka baxayo qasriga madaxtooyada.
    The novel transforms into something completely different the moment the princess leaves the castle.
  78. Hadii aad doonayso inaad cabato, cabashada ay dawadu samayso waxay keeneysaa inaad hesho ogolaanshaha inaad joojiso guurka.
    If you wanna complain, complain that the government makes you get permission to stop being married.
  79. Waxa aanu si aar ah ugu fiirsan doonaa habaynta qaabkeena hormarka ee si waafaqsan ujeedadaada wayn.
    We pay special attention to adjust our development approach according to your main aim.
  80. Diyaarinta meesha wax lagu duubayo, habaynta laydhka, jilayaashu waxay gashanayaan dharka.
    Sets were moved, lighting was adjusted, and actors made costume changes.
  81. Kala badh shaqaalaha Hook ayaa tegey, oo dhawrka hadhsan inta ay aad u sakhraameen ayay istaagi kari lahaayeen.
    Half of Hook’s crew was already gone, and the remaining few were so drunk they could barely stand.
  82. Waxa aad isku duwaan gelisaa xisaab lacag la iska qaado si aad u hesho macluumaadka inta hadhsan.
    Sign up for a paid account to access the rest of this content.
  83. Waxaa sidoo kale laga mamnuucay inay qaabilaan qaraabadooda inta ka hadhsan.
    They are even prohibited from receiving their loved ones’ remains.
  84. Waxa aad u bedeli kartaa wax kasta oo la helo hanti hadii aad garanayso sida loo wareejiyo warqada mahadnaqa.
    You can turn every acquaintance into an asset if you know how to spin a thank-you letter.
  85. Layaab malaha in dadkan sabool ah ee jooga xiligaa aan xaraada la gaadhin ee walaan ee dhiban ee mushkiladu haysato.
    No wonder these poor pre-moderns were mad and wicked and miserable.
  86. Waxa aad qiraysaa helitaanka iyo si wanaagsan dadka ula dhaqanto isla markaa.
    You're acknowledging receipt and being polite at the same time.
  87. Muuqaal ahaan wax hogaamiye dhab ah ma doono inuu u istaago siuu u difaaco barnaamijyada luuqada dhaladka.
    Virtually no prominent leaders seem willing to step forward to defend native-language programs.
  88. Hooyada ayaa laacday bushqada oo waxay soo saartay warqad qoran oo loogu talo geley bixinta, qoraalka oo dhan.
    Mama reaches in the envelope and pulls out a letter written in a deliberate, thoughtful script.
  89. Illaahay farxad hakugu galadaysto, wanaagsan, hormar, nabad iyo wax badan maalinta aad dhalatay iyo marwalba.
    May God bless you with happiness, contentment, prosperity, peace, and abundance on your birthday and always.
  90. Waxay diirada saartaa hormarka oo ah dhiiri gelin hormar oo ay kaga caawiso ardayda inay doontaa riyadooda iyo yoolashooda.
    She focuses on improvement as developing self-motivation to help pursue the student’s dream and goals.
  91. Ujeedooyinka ikhtiraacyadan waxa uu sameeyay heer cusub oo hormar loogu samaynayo magaalooyinka oo dhan.
    These innovative projects set the new standard for improving cities worldwide.
  92. Waxaan ka wadaa, inta aad alaab riqiis ah soo iibsato kuma gedi kartid qiimo qaali ah.
    What I mean is, you can’t buy stuff cheap and sell it dear.
  93. Odhaahdan ayaa u xasuusisay, inay tahay masuuliuad i saaran in aan isku dayo in aan dib usoo celiyo biriishka inoo dhaxeeya.
    This one quote made me realize it is my responsibility to try to restore that bridge between us.
  94. Habeen wanaagsan xabiibi, waxa aan ku faraxsanahay in hurdadeenu ay inoo noqoto bilaa khuuro labadeenaba.
    Goodnight sweetheart, and I am so pleased that sleep has banished sorrow for both of us.
  95. Cabirka qaan dhismeedkan waxaa lagu maamulaa qaababak ay u shaqeeyaan, oo waxaa weeye jawaab ku jirta isbedelka foolteegka.
    The parameters of these structures controlled the ways they functioned, and induced responses that changed the voltage.
  96. Koox kasta oo isboorti ah, xisbiyada siyaasadu waxay bilaabeen inay u wareegaan qaabaynta codka.
    Even sports teams and political parties have started turning to audio branding.
  97. Sida qof marwalba isticmaala liiska lagu maamulo warwarka oo samaystay mudnaan, waxa aan ka heley fikirka guud.
    As someone who frequently uses lists to manage anxiety and set priorities, I found the general idea attractive.
  98. Qorshuhu waxaa weeye in lasoo dhigo xayaysiiska (iyada oo la adeegsanayo cid kale) ee la xidhiidha iyo la shaqaynta shakhsiyaadka isticmaala.
    The intention is to display ads (via third-party services) that are relevant and engaging for individual users.
  99. Wakhti xaadirkan, waxa aan hayn cilmi baadhe sare oo saynisyahan ah oo katirsan daaarsada cayilka ee shaybaadhka jaamacada.
    Currently, I am a senior research scientist studying obesity in a university lab.
  100. Geli miinshaarta, heli iswiijka huruuda ah oo kadibna bilaw jarista.
    Plug in the saw, insert the yellow switch key, and proceed to cut.
  101. Ka faa;'idaysiga dhaymonka iyo qodashada dahabka, ugaadhsiga waxyaabaha naadirka ah, jarista geedaha iyo samaynta agabka daran.
    Tap to mine diamonds and dig gold, hunt rare prey, chop trees and craft epic gear.
  102. Oh maya, wax kasta waa caadi, Latasha waxay ku jawaabtay cod walaac ka muuqdo?
    Oh no, is everything alright, Latasha replied in a concerned tone?
  103. Shid shaqada kulayliyaha si loo hormariyo wareega dhiiga ee guud ee jidhka oo waxa aad ku dawaysaa daalka murqaha.
    Turn on the heat function to improve the overall blood circulation of the body and treat muscle fatigue.
  104. Guclayntu waxaa weeye jimicsi jidhka oo dhan ah oo u wanaagsan muruqa bawladada oo wadnaha keena inuu kor u bam gareeyo.
    Jogging is a full-body workout that works wonders on the thigh muscles and keeps your heart pumping.
  105. Waa inay kala soo baxayaan waxyaabaha u baahan soo jiidasho ka go'naan, daacadnimo, maamuus iyo sharaf.
    They should look for those things that inspire dedication, loyalty, honor and dignity.
  106. Lakabyadan dhexe sidoo kale waxaa ayaa la iska dul tuulaa si looga helo waxoogaa diirimaad ah oo loola dagaalao qadhqadhyada jiilaalka.
    These middle layers also pile on a little more warmth to fight off the winter chill.
  107. Filo (oo u diyaar garaw) roobka, dabaysha, iyo qabawga (gaar ahaan guga iyo jiilaalka).
    Expect (and prepare) for rain, wind, and cold (especially in autumn and winter).
  108. Saxarada dabagaaluhu way kala duwan tahay, oo waxaa adag in la kala saaro xarada jiirka.
    Squirrel droppings vary, and they can be a little tough to distinguish from rat poop.
  109. Dumarka Muslimka ah waxay la kulmeen takoor iyo faquuq marka la baadhayo jinsiga, qoomiyada, isirka, iyo diinta.
    Muslim women face discrimination and prejudice at the intersection of gender, race, ethnicity, and religion.
  110. Joojinta cunooyinka wakhtia qaata sida daqiiqda, taas oo, in kasta oo u wanaagsan tahay dheefshiidta, waxay lamid tahay cuntada fudud.
    Cease consuming processed foods like white flour, which, though gentle on the digestion, is equal to a snack.
  111. Laakiin, waxa uu ku talinayaa adkaysiga iyo la qabsiga inay tani kaalin wayn oo dadku ay kula macaamilayaan dabka.
    Instead, he suggested that resilience and adaptation should play a stronger role in how humans relate to fire.
  112. Miyaa dugsigaaga sare uu ka ciyaaray kaalin muhiim ah ka caawinta doorashada waxbarashadaada mustaqblaka iyo mihnadaada mustaqbalka?
    Did your high school play an important role in helping you choose your further education and future career?
  113. Stanislav waxa uu dalbaday kaaliyaha sharci doonka Gudida.
    Stanislav applied to the Committee seeking legal assistance.
  114. Keemikaalku waxay ku xidhan yihiin shahaadada kaaliyaha caafimaadka ama doorbiditaanka khabiirada.
    Chemical dependency nursing certification or specialist is preferred.
  115. Cadaynta ayaa wada daadsanayd dhulka oo dhan meel u dhaw aaga kabadhka.
    The evidence was spread all over the floor near the bread shelves.
  116. Dadka wakhtigooda ku deeqay ee jooga meel; madbakha maraqa, kabadhka dharka, hoyga dadka bilaa guriga ah.
    Volunteer somewhere: a soup kitchen, a clothing closet, a homeless shelter.
  117. Sidaas darteed, iligii waxa uu yeeshay markii danbe kabuubyo, muuqaal bilaa awood ah.
    As a result, the teeth eventually develop a dull, lackluster appearance.
  118. Diseember ma bisha la tuuro waxbaa ee qof kastaaba uu ku mashquulsan yahay ama dalxiiskaa?
    Is December a throw-away month because everyone is busy or on vacation?
  119. Shaygan noloshayda oo ay tahay in aan la noolaado been weeye oo waxa aan isku dayaa in wax kastaaba uu caadi yahay.
    This thing in my life where I kind of have to live a lie and pretend that everything is ok.
  120. Nasiib ayuu leeyahay, waxaa weeye khabiir dhirta ah oo cajiib ah oo keeney qaab cusub (wax gooni ah) oo dhirta loo guro.
    Lucky for him, he’s a brilliant botanist who comes up with clever (sometimes disgusting) ways to harvest food.
  121. Yaraynta cabirka godadka dhiraynta hadii godadka balaadhan ay khalkhal kalinayaan khadadka adeegyada ee ku xeeran.
    Decrease the width of the planting holes if a wider hole would disturb surrounding utility lines.
  122. Markaa, waa inaad iska ilaaliso qabashada websaytka ku faanta dhaca dadka ama websyatyada onleynka ah ee khiyaanada jacaylka.
    So, you should avoid going with a bride scam site or dating fraud site online.
  123. Jecel xasiloonida xidhiidhka oo si fudud uma iloobo khiyaanada.
    Likes stability in relations and doesn't easily forgive betrayal.
  124. Waxay ahayd khiyaano lagu soo jiito dadka oo lagu jeclaysiinayo ogre kaas oo u dhiga casharo kala duwan.
    It was a trick to lure foolish humans to an ogre who would teach them a very valuable lesson.
  125. Ojinguh chomuchim waxaa weeye cunto macaan oo basbaas leh oo laga sameeyay khudaar bisil iyo iskuwaadka la kariyay.
    Ojinguh chomuchim is a sweet and spicy side dish made with fresh vegetables and blanched squid.
  126. Isticmaal basil cusub, saliida flax ama saliida qunbaha oo waxa aad ku bedeshaa kiiska yiistiga.
    Use fresh basil, flax oil, or virgin coconut oil and replace the cheese with yeast.
  127. Halagaa soo saaro hazelka qumayada oo waxa aad ku qabataa xididka bararay kubad cudbi ah.
    Get some witch hazel extract and apply it to the swollen veins with a cotton ball.
  128. Kaliya kuwani waxay awoodaan inay si wax ku ool ah oo qiimo jaban ah wax usoo saaraan.
    Only these are able to enable efficient and cost-effective production.
  129. Marka shay kasta oo cunto ah oo laa sameeyay midho wuu yaraaaday, dakhliga magaalad ayaa hoos u dhacay, oo beeralaysa kasta waxay gashay dayn badan.
    Hence, every food item made of grain got scarcer, rural income declined, and every farmer fell deeper into debt.
  130. Filashooyinka shaqaalaha iyo codadka aanu maqalka oo iminka waxa aanu awood u leenahay in aanu mustaqbalka eegno kalsoonideena.
    Employee expectations and voices were heard and now we have the courage to move forward with trust.
  131. Nin ayaa dalbaday inay seefo ku dagaalamaan xaaskiisii hore iyo looyar si loogu kala saaro sharci.
    Man requests sword fight with ex-wife and lawyer to settle legal dispute.
  132. Looyar Frank waxa uu si shakhsi ahaaneed ugu soo celiyay taleefankii, oo waxa uu si wanaagsan u mareeyay wax kasta.
    Attorney Frank returns calls personally and promptly handles all matters.
  133. Hoos, waxa aanu ku qornay tilmaamo qaabka oo wax ku ool ah oo lagu samaynayo surwaalada lugaha balaadhan in meel looga sameeyo kabadhka jiilaalka.
    Below, we list five useful styling tips that will make wide-leg pants spice up your winter wardrobe.
  134. Waxaa sidoo kale macquul ah in ciida la geliyo oo la geliyo lugaha sariirta adag fireemkeeda si loo waafaqiyo qurxinta sariirtaada.
    It is also possible to sand and stain the legs of the hardwood bed frame to match your bed décor.
  135. Iska dhaaf nidaamkaas gacanta ah oo waxa aad heshaa socodkaaga shaqada ee madasha maamulida kooxda ee kolowdhka ah.
    Ditch those manual processes and secure your labor workflow with a cloud-based crew management platform.
  136. Maamulida dabaqaada aarkitegtiga iyo gelinta nidaamka faylak qoraalka ah ee fudud.
    Manage complex application architecture and installation procedure in simple text files.
  137. Sharaxa iyo dhaqan gelinta jawaab celinta nidaamka maamulida, shaqo gelinta agabka daruuriga ah.
    Define and implement an incident response management process, deploy necessary tools.
  138. Cudbidu way adag tahay, waxay nuugtaa macaanka, oo waxay haysaa waxoogaa kulaylk ah marka lakabyo loo isticmaalo.
    Cotton is durable, wicks away sweat, and can retain a moderate amount of heat when used in layers.
  139. Macaanka nooca 2 waxa uu noqda nooc macaan ah oo caan ah dhawaanahan oo aan adkayn oo loola jeedo safmar.
    Type 2 diabetes has become so common in recent decades that it’s not an exaggeration to refer to it as an epidemic.
  140. Waxa aad ku buuxisaa macluumaadkaaga qaybtaha hoose.
    Fill your info into the fields below.
  141. Macluumaadka dhadhanka leh waxaa weeye waxoogaa madaw wakhtigan oo waxyaabaha lagu daray waxay ku qoran tahay geedka timirka iyo geedka faynt.
    The flavor profile is a mild black currant and mineral blend with notes of gentle plum and faint oak.
  142. Cayayaanka halee lagu soo dhaweeyay linkiga shaashada ee muujinaya meesha madhan ee liiska: may ku dhajisan tahay mise waa in lagu dhajiyo?
    Bug where welcome screen link would show blank in admin menu: is it fixed or should I fix it?
  143. Baska oo caadiyan buuxa saacadan waxaa la yaab leh inuu madhan yahay saacadan.
    The bus, normally crowded, was stunningly nearly empty at this hour.
  144. Barnaamijyada gacan adayga iyo aad goosigu waxa uu horseedaa dhamaad la yaab leh (laga keeney: danbi mala awaal ah)
    Themes of greed and revenge lead to a stunning surprise ending (genre: crime fiction)
  145. Mala awaalka iyo xunta, dajiga iyo soo jiidashada wayn ee lagu abuurayo waxa ugu wanaagsan ee loogu noqdo jilka wayn.
    Myth and reality, the moody and the magnificent mingle to create the perfect backdrop for bloody murder.
  146. Waxa aan ku fanaa in aan ka badiyay cida aanu tartamaynay iyada oo ay joogaan markhaati.
    I was proud to beat my opponent with a witness present.
  147. Looyar wax ku ool ah markhaati xun masoo istaajiyo, xataa hadii la dhaariyay.
    No competent lawyer wants to put a hostile witness on the stand, even under oath.
  148. Kooxda taageerada ee u ololeeyayaasha waxay galaan habdhismeedka mashquulka ah (moolka, tiyaarta filimaanka, beeraha nasashada, iwm.) waxay u eeg tahay qof kale oo kale.
    Suppose a group of activists enter a busy setting (mall, movie theater, theme park, etc.) looking like everyone else.
  149. Uma baahna wax kamid ah saliida maska ee ay doonayaan inay ka iibiyaa daadihiyayaasha, wakiilada flex.... looma baahna.
    You don't need any of the snake oils they want to sell you, like adhesion promoter, flex agent—they are not needed.
  150. Lugee boqolaal mayl oo la dhax marayo meelaha khatarta ahaa?
    Walk hundreds of miles through possibly dangerous territory?
  151. Markii aanu bilaabnay daawashada, waxay iga dalbatay in aan qiyaato nooca midabka soo baxaya oo waxa uu kasoo baxaa badanaa farshaxanadiisa.
    When we began the tour, she asked me to guess what colour appears and is prevalent in the vast majority of his art.
  152. Qaybtii ugu horeysay ee buskudka waxaa loogu talo geley inay milmaan kahor inta ayna gelin oofinka.
    The first batch of cookies tended to melt even before going to the oven.
  153. Geedku waxa uu gaadhi karaa ilaa 20 mitir, oo leh meel la saaro oo adag oo siman, dareemi buni ah.
    The tree can grow as tall as 20 meters, with smooth, greyish brown thin bark.
  154. Iibiyayaashu waxay dooranayaan qaabka dirista, iyada oo Macmiilku uu siiyo moojee wakhti, tilmaamo qoraal ah oo hore.
    Seller will select method of shipment, unless Customer gives timely, prior written instructions.
  155. Marka la xidho xisaabta, waxa aanu joojin doonaa dhamaan shaqada xisaabaadka ee la sugayo iyada oo sharcigu mamnuucayo moojee.
    Upon account closure, we will cancel any pending transactions unless otherwise legally prohibited.
  156. Waxaa jira waxoogaa dhidid a (iyada oo aad gaadho moojee mid aad u xun).
    They’re actually a little sweet (unless you hit a nasty-bad bitter one).
  157. Walaalahood ayaa la siin doonaa mudnaanta wixii meelo ah ee soo baxa.
    Their siblings will be given priority for any available spaces.
  158. Ololka daran (inayna jiraynin mudo dheer) waxay ka caawisaa jidhka inuu iska baajiyo caabuqa oo uu kor u qaado bogsashada.
    Acute inflammation (meaning it doesn’t last long) helps the body to ward off infections and to promote healing.
  159. In mudo ah, waxa aan ahaa shimbirta ku xaniban qafiska shirkada ee lacagta iyo mustaqbalka rajada leh.
    For a while, I was like the parrot trapped in the corporate cage of money and a prosperous future.
  160. Waxaa weeye weedh dalab oo ka hadasha mushaharka xun, adoonsiga, khasabka iyo shaqaalaha dheeraad ah iyo tahriibinta bilaa aadanka.
    It is an umbrella term that covers offenses of slavery, servitude, forced and compulsory labor, and human trafficking.
  161. Waxyaabaha kasoo xarooda daynta ayaa loo isticmaali karaa mushaharka, kirada ama daynta guriga si loogu bixiyo, adeegyada, iyo lacagta ribada ee daynta taagan.
    Loan proceeds may be used for payroll, rent or mortgage payments, utilities, and interest payments on existing debt.
  162. Tilmaamaha Munby waxay muujinaysaa in wixii kala taga reerka ah ee sida khaldan loo bixiyay inayna waxba ka jirin.
    Munby's guidance states that any divorce that has been granted in error is null and void.
  163. Caruuskii geesiga ahaa waxaa weeye muwaadin caan ah oo Shelby, xirfadiisu waxay ahayd injireen macdanta ah, oo waa ninka ugu wanaagsan.
    The gallant groom is a well-known citizen of Shelby, a mining engineer by profession, and a most excellent gentleman.
  164. Laakiin taani ma noqonayso shayga saxda ah ee qof muwaadin ah oo dareen leh ahaan.
    But that would not be the right deed as a socially sensible citizen.
  165. Diyaari bunta, nadiifi aaga wax lagu cunayo, duwaan gelinta furan iyo samaynta masuuliyada kale ee furan.
    Prepared coffee, cleaned dining areas, opened the register, and carried out other opening duties.
  166. Fiitaamiintu waxa uu leeyahay talaabada saxda ah ee la iskugu dayayo in laga soo nasto magdhawga waxa la waayay.
    The victim has the right to take legal action to attempt to recover compensation for their losses.
  167. Waa inay jiraan nidaamyo ganacsi oo gaar ah oo ka badan inta aad fahmayso.
    There must be a certain business process far beyond our understanding.
  168. Mudo kadib, axa aanu baranay magacyo, tukaano, nidaamyo iyo dalabadaha.
    Over time, we learned names, stories, systems, and networks.
  169. Miyaa hay'ada noocan oo kale ah u baahan tahay hambalyo?
    Does such an entity deserve congratulations?
  170. Hadii cida guulaystay ay ku nooshahay mid kamid ah 48 gobol, waxay u leeyihiin ikhityaar nuqulka Kindle ama waraaqaha lagu soo celinayo.
    If the winner resides in one of the 48 states, they will have the option of a Kindle edition or paperback.
  171. Markale, tani maaha macquul, laakiin waxaa weeye ikhtiyaar kale oo ka wanaagsan ka noqoshada wixii wayn ee qiyaas ah.
    Again, this is not ideal, but it is a better alternative than withdrawing a larger lump sum.
  172. Waxaa la ogaaday, inuu jecel yahay albamka wax badan oo waxa uu markii danbe laftiisu iibsaday nuqul!
    Turns out, he liked that album a lot and ended up buying a copy himself!
  173. Fadlan guji "Oggolow" badhanka ah ee kaso horjeeda si aad u ogolaato cookies ka isticmaalka oo qari fariinta.
    Please click the 'Allow' button opposite to agree to our use of cookies and hide this message.
  174. Sumadayna iyo qaabka nololeed khamri cabka looguma talo gelin cid kasta, waxay doonto ha noqoto da'dooda, qaabkooda iyo jinsigoodu.
    The pin up and vintage lifestyle is for everybody, regardless their age, shape and gender.
  175. Sababahan waa in la duubo, laga warbixiyo, oo la daraasadeeyo qaabkooda.
    These reasons should be recorded, reported, and studied for trends.
  176. Waxaa dhici karta in aanu ka qaadano fikirka buug, nuxuro ama sawir taariikhi ah.
    We might be inspired by books, concepts, or historical figures.
  177. Waxa aad baratay sida loo cuno qureecda, qadada, iyo cashada.
    You will literally learn how to eat breakfast, lunch, and dinner.
  178. Hel cid aan la cunto qadada, cashada, iyo aad si caadi ah ama jacayl ah ugu shekeysataan.
    Find a lunch partner, a dinner mate, and engage in casual or intimate chat.
  179. Meesha dhadada loo arko badanaa xaalad hawada oo qalalan, way khaldan tahay oo waxaa weeye hawo qoran.
    Whereas haze is often thought of as a phenomenon of dry air, mist formation is a phenomenon of humid air.
  180. Waxa aad bedeli kartaa qamadi dhan ee daqiiqda cad; waan ka xumahaya maadaama oo aanan haynin miisaan aan ku miisaamo waxyaabaha qalalan ee lagu darayo.
    You can substitute whole wheat for white flour; my apologies if you don’t have a scale to measure out the dry ingredients properly.
  181. Qashin qaadaha waxa uu kaliya eegi doonaa gudaha, waxa uu kuu diidi doonaa xuquuqda qashinka, oo wuu iska tegi.
    The garbage collectors will simply look inside, deny you trash privilege, and move on.
  182. Oo kadibna, guri balaadhan, barxad ay ka buuxaan waxyaabo leh miridh, oo waxyaabaha qashin ah ayaa daadsan.
    And then, an abandoned house, the yard filled with rustic, useless junk scattered about.
  183. Qaybi hilibka la jarjaray, baradha la dubay iyo shumburadaha waxoogaa la kariyay inta u dhaxaysa 2 bilaydh.
    Divide the sliced steak, roasted potato, and cooked snap peas between two plates.
  184. Waxay gaadheen yoolashoodii oo waxay reebeen dhaxal naftooda lagu qeexo oo dadka kale soo jiidan karta.
    They accomplished their goals and created a legacy of self-determination to which others may aspire.
  185. Wax ka qor xidhiidhka daran ee ay Pam la lahayd ninka wax iibiya ee quruxda badan.
    Write about Pam's ill-fated relationship with the handsome salesman.
  186. Nadiifinta waxay ka bilaabantaa ruwaayada bulshada ee xanaaqa leh ilaa qosolka shactiroolaha cajiibka ah ee filinka dhaca.
    Cleaning Up jumps from upsetting social drama to hilarious buddy comedy to tense heist thriller.
  187. Kaabadh adag, gonooji baradho oo jilicsan, iyo suugo qiiq lagu sameeyay oo qoyaan leh, suugo jiis iyo biir leh.
    Tender cabbage, fluffy potato gnocchi, and smoky sausage swim in a creamy, cheesy beer soup base.
  188. Ku wanaagsan qabawga, dayrta iyo guga qoyan, koodhka waxa uu diirimaad, qlayl iyo gaar ahaan nadiif ka dhigayaa ayga!
    Perfect for the cold, wet spring and winter, this coat will keep your dog warm, dry, and especially clean!
  189. Ma waxa ay raacaan wakhti tobobar, haidi ayna raacin, ma qiyaasi kartaa wakhtiga shaqaalaysiinta?
    Do they follow the usual internship timeline, and if not, can you give an estimate about the hiring timeline?
  190. Ku raaxayso habeenkaa Talaato, qof kasta .... marka ayaan rajaynayaa inaynu halkan ku kulano!
    Enjoy your Tuesday evening, everyone ... see you here again very soon!
  191. Xidhiidhinta kineetiga ee faraha, gacmaha, maskaxda iyo waxnaha ayaa soo daynaya wax kasta oo ah runta ee ay tahay in la sheego.
    The kinetic connection of fingers, hand, arm, brain, and heart releases whatever truth lies waiting to be told.
  192. Awooda ruuxda tabcaanka ah ee dadka nala xisaabtamaha way iska xumeeyeen.
    The unrelenting soul-force of those who would hold us accountable blows that all away.
  193. Oohintayda ugu yar waxay ahayd is barbar dhiga xahaashada ruuxda oo kale.
    The smallness of my cry was in comparison like the whisper of a ghost.
  194. Ninka ayaa hadyad ugu keeney xaaska mustaqalka saacad qaali ah.
    Husband presented future wife with expensive watch as gift.
  195. Dadka qaar ayaa ku doodaya inay raacaan dhabo la saadaalin karo oo hoos u dhac jawaab celin.
    Some might argue that he has followed a predictable path of reactionary decline.
  196. Saafi iyo meel fog, jariisada leh daytku waxaa weeye waxoogaa jano ah.
    Pristine and remote, this barrier island is a slice of primitive paradise.
  197. Raadka diintay waxa uu ka kooban yahay dareen tabcaanimo oo ay iyagu leeyihiin khaladkeeda oo aan wax saamayn ah lahayn.
    The consequences of this belief can consist of the poor feeling that it is their fault that they are not effective.
  198. Waxaa dhirta saamayn dib u dhac wayn oo dhab ah, oo guud ahaan jawigu wuu wanaagsanaa.
    There are some really neat delay effects, and the overall vibe is nice.
  199. Asxaabteen waxay keeneen macaankii....macaanaa kala saarida roodhida daanyeerku!
    Our friends brought the dessert...a yummy pull-apart monkey bread!
  200. Markaa, diirad saarida ions ayaa kordhisay wax soo saarka oo waxaa korodhay habdhaqanka.
    Therefore, the concentration of ions increases, resulting in increased conductivity.

Why learn with Clozemaster?

The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.

Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.

Always in context

50+ languages

Varying difficulty levels

Fun ways to play

Multiple choice

Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.

Text input

Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.

Practice listening

Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.

Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.

—Pentti S., Google Play

Learn on the go.

Use your downtime to level up.

Get it on Google Play
QR Code

Get fluent even faster with
Clozemaster Pro

Unlimited play

While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.

Unlimited listening

Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.

Unlimited languages

Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.

Offline mode

Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.

Cloze-Reading

Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.

Customize to you

Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.

More Somali Collections You Can Play