Vocabulary Builder (from the SMOL dataset) in Somali
Play 711 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
711 single sentences chosen to cover a wide range of everyday words, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 711 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Amazon waxay ku khasbaysay shaqaalaha inay ka codeeyaan ururka shaqaalaha.Amazon has been pressing workers to vote against the union.
-
Kaalay oo na salaan; adkayso oo si wanaagsan u noolow, saaxiibkayaw.Drop by and say hello; stay strong and live awesome, my friend.
-
Quruxdu waxaa weeye maamulkeeda, cida ay weheshato, hagaheeda, iyo cida ay ku hirato.Beauty became her mystery, companion, guide, and inspiration.
-
Waxa aad ku faraxsanaataa muujinta ku faraxsanaanta naxariista, oo waxa aad ku shukridaa waxa fudud ee kaa farxin iyo kaarka kaa jari kara.Being grateful is showing appreciation with kindness, whereas being thankful is simply being pleased and relieved.
-
Booqashada gubinta Deeqda Waxbarasho waxaa loo aqabalaa si joogto ah.Visiting Scholar submissions are accepted on an ongoing basis.
-
Laakiin, bulshadu aad ayay u xumaday oo waxay ii saamaysay si daran.Nevertheless, the society was cruel enough to affect me deeply.
-
Waxaa wanaagsan in la dhagaysto miiqa jaay ee aan u adkaysan karin ku dhufashada.It is fairer to listen to the string that broke than to never strain a bow.
-
Hal qodob oo xun waxa uu la xidhiidhaa qurjujumta badarka lawska ah ee Millville oo sidoo kale sonkortu ku badan tahay.One negative point associated with the crunchy nut cereal from Millville is that it is also high on sugar.
-
Dad kale ayaa u arka inay u baahan yahay inay dadka gardaraystaan, khiyaameeyaan, ku qaylyaan, oo ay ku qasbaan aragtidooda dadka kale.Other people feel a need to bully, manipulate, shout, and push their perspectives upon one another.
-
Shaxdan jaantusku ma bedelayso, meesha kama saarayso ama waxba kama bedeleyso.This index grid cannot be overridden, removed, or modified.
-
Waxaa sidoo kale jira waxyaabo wanaagsan iyo waajibaad, oo qaybtaas ayaa dhibtay Harry.But there was also a dash of pity and obligation in it, and that part bothered Harry.
-
La tacaalka ayaa loo baahan yahay shaqo kasta oo lagu gaadhayo guusha.Struggle is required in each field of work to achieve success.
-
Ku sheeg sawirka qalin beensal ama qalin biiroo si markaa sawirka loogu sawiri karo koobka.Then outline the picture with a pencil or pen so that the image is imprinted on the mug.
-
Sidoo kale, madal kasta kadib meesha gudaha ah ayaa kala duwanaanta oo wayn.Moreover, after each session, the inner space becomes vaster and bigger.
-
Qodista xabaashu waxaa weeye qayb muhiim ah oo kamid ah munaasabada aasida Koireng.The grave-digging is a very important aspect of the Koireng funeral ceremony.
-
Waxaa kamid ah qorotada cagaarka ah, guumaysta cas, raha cas iyo gorgorka iyo abeesada.These include the green lizard, the red owl, the tomato frog and the serpent eagle.
-
Ninku ha helo farxadiisa oo waa inaad u qirtaa xirfadiisa matalaada marka wax kasta oo kale laga tago.Let the man find his happy place and appreciate his acting ability above all else.
-
Waa sababta walaacyada kordhinka diirad saaridayda ay u keeni karta maskax xumo, hurdo xumo, ama isku buuq.It’s the factor why persistent intestinal concerns may trigger foggy brain, insomnia, or depression.
-
Marka la dhaafo wadiiqada waxaa si fudud u ugu soconaya hawada guriga la jiidayo.Once out of the valley, it is easy sailing on windy trails home.
-
Qadarin iyo nadaafad iyo qarsoodi ayaa ah waajib, maadaama oo ay iska cadahay.Respect and hygiene and discretion are mandatory, as should be obvious.
-
Dadka ayaa taabta faraska maadaama oo ay ka baqdaan.People seldom touch the horse because they are afraid of it.
-
Laakiin tani waxaa weeye xaalad baqi leh oo dadka hore ay gacmahooda iyo darajadooda ay ku ilaaliyeen.But in this frightening situation the legionaries kept their arms and ranks intact.
-
Ma dhici karto, laakiin weli way wanaagsan tahay marka la eego fikirkayga.Not a chance, but it’s still pretty damn good in my humble opinion.
-
Waxaa dhici karta inay tahay wakhti munaasab ah maadaama haa, sida ay u tahay wax yar.Probably just convenient timing because yeah, it’s otherwise slim pickings.
-
Markaa, qabaa'il faro badan oo hore ayaa cuna kaliya hilibka.Indeed, various ancient tribes subsisted primarily on meat.
-
Waxaa weeye ruux uu wax kaga dhago oo xidhooda, waxa uu taageeraa tobobarkeeda.She's slightly stubborn and shy, he's supportive of her training.
-
Dad badan ayaad moodaa inay da'du kaga dhagan tahay iyo qaan gaadhku in la quuto.Many people just seem to attach age and maturity to a beard.
-
Qaar ayaa doorbida aroorta hore halka ay qaar doorbidaan habeenkii wakhti danbe.Some might prefer early morning while others prefer late night.
-
Muuqaalka (janjeedh) ama qaabka (jiif) wixii ah ayaa la ogol yahay.Portrait (vertical) or landscape (horizontal) orientation is acceptable.
-
Waxa uu xiisaayee samaynta looxaanta, oo waxa uu ka dhisaa dhaam looxaanta la daadiyay.He's a carpenter by hobby, and built a dam out of scrap wood.
-
Fiitaamiin C ayaa sidoo kale muhiim ah oo kaa caawin kara bogsiinta naburada iyo samaynta naburada.Vitamin C is also important for helping heal wounds and produce scar tissue.
-
La socdahan waxa uu dareemey socod intii aad jiiftay si uu u ogaado marka aad soo toosto, waxoogaa hurdo, ama aad u hurudo.These trackers detect motion while you’re lying down to figure out when you’re awake, lightly asleep, or in deep sleep.
-
Hadii aanad jeclayn qorfaha laga soo iibiyay tukaanka ee duuban waa iska caadi.If you’re not a fan of store-bought cinnamon rolls that’s okay.
-
Nasiib daro, khariiradan kuma shaqayso borowsarkaagu.Unfortunately, this map isn't supported on your browser.
-
Kuyuuga dhacdada aad ayay u yarayd, markaa waxa aan ogaaday in guumaystaydu ay ku jirto qafiska.The queue for the event was strangely small, so I released my parrot from the cage.
-
Hooyo iyo Aabo waxay joojiyeen doodii markii aanu maqalnay cod raad oo baqdin leh oo sida ahaa oo kale roobka dhagaxyaalaha oo kale ah.Mum and Dad pause their debate when we hear this creepy clacking that sounds like hail falling.
-
Hambalyo, waxa aad bedeshay saxeexaagi toos ahaa ee iimeelkaaga!Congratulations, you’ve just changed your default email signature!
-
Xataa mudalabka aan ahayn basaaska gaarka ah ayaa u sheegi kara horjoogisiisa ama wax.Even a waiter who isn’t a secret agent in disguise might mention it to his supervisor or something.
-
Xataa waxbaaha Hollywood ee caadiga ah ayaa ka yaabiya dadka caadiga ah.Even a very ordinary Hollywood product could wow audiences abroad.
-
Laakiin waxa aan ku iloobay baaswoodhkaygii hore dhamaan farxadii.But I forgot the initially set password with all the excitement.
-
Dhamaan qolalku waxay wada leeyihiin telefiishin satelayt ah.All rooms come fully equipped with cable satellite television.
-
Aragtidiisa in shaygu ku haboon yahay waxay ku haboon tahay oo kaliya qaabilaadiisa oo maaha wax la doono.His attitude is that gratitude is suitable only when the host is not very talkative.
-
Qaarkeen ayaa qirnay inay jiraan dareen iska sidaa ah oo leh cabsi marka ay soo dhawaato Axadu.Some of us confess to a vague sense of dread as Sunday comes to a close.
-
Ilaa inta kuwan lagu khasbay waa lagu murmaa ilaa maanta.Quite how many of these were forced upon him has been debated ever since.
-
Taas cakiskeed, jiritaanka dhiikarka ama neef qabatinku waxaa weeye natiijada ugu xun.By contrast, the presence of high blood pressure or shortness of breath predicted a worse outcome.
-
Miyaad ku qanacsan tahay natiijada murankaaga madhalayska ah?Are you satisfied with the outcome of your pathetic quarrel?
-
Peter waxa uu la tacaalaa natiijada dayacaada maalin walba ee masuuliyadiisa.Peter deals with the consequences of neglecting his everyday responsibilities.
-
Scott Thomas waxa uu tweet gareeyay maqaalo sawir ah oo cajiib ah sidoo kale.Scott Thomas tweets some interesting photography articles too.
-
Rita waxay ku faraxsan tahay cinabka darayga ah, inkasta oo ay u eekeyd waxoogaa wax ku hafatay xabxabka.Rita delighted in the fresh grapes, although she looked more like she had swallowed a watermelon.
-
In la dhalaaliyo bulaacadaada oo maylashadu inay bilaa uskag noqdaan mar kasta.Keep your sink shining and free of dirty dishes at all times.
-
Sidoo kale, masax, dhaska ka tun ama fakuyuum garayee si joogto ah oo mararka qaar waxa aad ku masaxdaa dhulkaaga masaxaad qoran.Furthermore, sweep, dust, or vacuum it regularly and occasionally wipe your cork flooring with a damp mop.
-
Maxaa ku dhacay tuugii la sheegey, sidashada boorsada jeebka ee aanu lahayn, oo ay bilaysu hogayaan?What happens to a presumed thief, carrying a wallet that does not belong to him, who is held by the police?
-
Michael Johnson wuu qabsaday oo waxa uu sheegey inay buuxisay qayb wayn oo kamid ah aagaynta.Michael Johnson concurred and stated it also met significant aspects of the zoning.
-
Naftaada bari yeel uu ii sheeg waxa uu ahaa falaadhii laydhku!Redeem yourself and tell me what that beam of light really was!
-
Abiteedkii ayaa iga xidhmay kadib markii aan arkay boorashkii oo lagu daray khayaar la jarjaray.I had no appetite after seeing the porridge goo with the chopped cucumber slices.
-
Qiimaha dhoofinta kaabadhku waxa uu ahaa mid siman.The spinach export price continues to indicate a relatively flat trend pattern.
-
Si loo kala saaro fikirka, waxa la eliyaa lama mid aha dagaalka ama kibirka.Just to clarify, though, assertive is not the same as aggressive or arrogant.
-
Hadii aad ka shakido inaad ilkaha jiriqsato, waxa aad u tagtaa dhakhtarka ilkaga meesha aad joogto.If you suspect you tend to grind your teeth, go to your local dentist.
-
Hadii aad xidhato dhar balaqsan, waxay ka dhigan tahay in aanad lahayn kalsooni.If you wear shabby clothes, you obviously lack self-confidence.
-
Tani waxay keentay macluumaad badan oo dhoomaynkaaga ah, linkiyo soo galaya oo aan la doonaynin oo isbaamka ah, iyo isticmaalayaal dhibsada.This results in a lot of bad content on your domain, unwanted incoming links from spam sites, and annoyed users.
-
Shaqooyinka soo baxay dhawaan ayaa la waayi doonaa marka qorshaha shayadu dhamaystirmo.The jobs generated would soon disappear in the grand scheme of things.
-
Astaamaha waxaa kamid ah xumad degdega ah, tabcaanimada oo korodha, murqe xanuun, madax xanuun iyo cuno xanuun.Symptoms include a sudden fever, intense weakness, muscle pain, headache, and sore throat.
-
Wuu garanayay in aanu wax khatar ah oo degdega ah geleynin, inkasta oo wax badan ay ku jireen maskaxdiisa.He knew that he wasn’t about to be in any sort of immediate physical danger, though he had plenty weighing on his mind.
-
Waa shaxtiroole, wuu caqli badan yahay, oo waxaa weeye cid aad u wanaagsan in lala joogo.He's fun, funny, clever, generous and absolutely wonderful company.
-
Macalinku ha sameeyo heer marka uu joogo gurigaHave your tutor do chores around the house
-
Waa cajiib, waalan tahay, oo maanta gidi ayaan kusoo celcelshan karaa.It’s gorgeous, crazy, insane, and I could listen to it on repeat forever.
-
Inkastoo, "jeclaanshaha dadka caanka ah" ay ka dhigan tahay kalmad kooban oo macno badan leh.Although, "celebrity crush" seems like too narrow and shallow a term.
-
Hadii ay ka murugsanaan badan tahay, sida qaabka majalada, waxa aad arki kartaa meelo dheeraad ah oo badan.If it is more complicated, like a magazine layout, you may see more sample spaces.
-
Mararka qaar, xaalado daran oo loo yaqaan xanuunka kala qaybinta ayaa dhici kara.In rare cases, a serious condition called compartment syndrome can occur.
-
Waxay samayn ku samayn kartaa carabkeeda waxyaabo aynaan badankeen ku samayn karin, waxay ku taaban kartaa suxulkeeda ama waxay leefi kartaa dhagaheeda.She can do things with her tongue most of us can't even fathom, like touch her elbow or lick her own ear.
-
Jidkan waxa aan ku talinayaa inaad xidhato kabo xidhan iyo sharaabo dheeraad ah inta aad lugaynayso.On this trail I would suggest wearing close toed shoes and having an extra pair of socks for the hike.
-
George waxa uu ku talinayaa in Robert ay waxoo isku daaliso roolarka iskeetinka.George suggests that Robert blow off some steam by roller-skating.
-
Waxaanu u jajabinay dhacdooyinka waawayn xalqado!We’re breaking down the biggest moments episode-by-episode!
-
Nasiib wanaagsan, booskeeda iyo dadka ay la shaqayso waxay fahmeen inay kasoo habsaami karto xarunta Google.Fortunately, her boss and colleagues understood that she might be late arriving at the Google campus.
-
Deeqdan waxay si toos ah u taageeri lahayd ardaydeena ku jirta xarunta maanta.This funding directly supports our students on campus today.
-
Misirka, nooca uu doono ha noqdee, waxaa loo arkaa midhaha cimilada qabaw.Lettuce, no matter the variety, is considered a cool-weather crop.
-
Waxaa la heli doontaa wax wayn, sida qaneeco aad u wayn oo farshaxan ahaan ah.It is going to give you such an immense reward, such tremendous satisfaction as an artist.
-
Kadib marka aad soo gasho albaabka wayn waxaa jirta meel soo dhawayn leh oo yar, oo leh laba sariirood oo isasaaran.As you enter the main entrance, there is a small, cozy lounge area, with two double bedrooms.
-
Ma waxaa jira kolon meesha jooga?Is there a clown on the premises?
-
Bayaankan waxa hubaal ah inuu isiin doono biyo kulul oo wanaagsan.This statement will almost certainly get me into a great deal of hot water.
-
Runtii, may xumaynin rakada laambada oo waxa aan u nisbeeyaa kala qaybinta waxka qabadka ama kaliya nasiib.By the way, they did not screw up the rack of lamb, and I attribute that to divine intervention or just plain dumb luck.
-
Hadii aad ogtahay inaad tahay qofka ugu aqoonta badan ee shaqadan, markaa sheeg.If you’re aware that you’re the most qualified for the occupation, reveal it.
-
Jiidida caadiga ah waxaa weeye wanaagsan dabciyan, wanaagsan oo awood u leh saamaynta ugu daran ee xubinaha ay waadanayaan.The average pit bull is good-natured, amusing, and capable of extreme affection for the members of its pack.
-
Saamaynta xaraaradu way yar tahay oo wax ka dhibsasho badan tahay marka loo eego khatarteeda.Withdrawal effects are small and more annoying than dangerous.
-
Markasta waa in aad is dejisaa oo aad xasuusataa talooyinka munaasabka ah ee ku saabsan xaaladaada.Always remain calm and remember to seek proper advice about your situation.
-
Waxa uu kasoo saaray warqad cuntadiisa fudud oo waxa uu geliyay meesha daloosha.He took a letter out of his sack and slid it into the slot.
-
Doofaarku waxaa weeye xayawaanka shanaad ee ka yimaada bay'da leh dhooqadda si uu isku qaboojiyo.The pig’s reputation as a filthy animal comes from its habit of rolling in mud to cool off.
-
App-kan waxa u sameeyay istuudyada William abuurista filin kartoon.This app, developed by William Studio, is mainly for anime character creation.
-
Markaa bandhiga London waxaa la dhamaystiri doonaa oo waxaa la samayn doonaa mawjadan.Thus the London exhibition will complement and augment this splendid array.
-
Sida farshaxanada kale ee yaryar oo kale, Smith waxay uu ku shaqayn jiray rakibo farshaxxanka iyo nashqada bandhiga.Like many young artists, Smith worked as a gallery installer and exhibition designer.
-
Sababta waxaa weeye baqdinta in la is waafajiyo filashooyinka macalinka.The reason is the fear of failure to match the expectations of the teacher.
-
Waxaa uu burburiyay wax ka badan hal kaadh geem waalida ama waxba danayn la'aanta ilmaha yar ee socod baradka ah kahor inta aanu geemku dhamaan.More than one math card game has been destroyed by a careless or reckless toddler before the game was finished.
-
Sidaas darteed, waxaa caadiyan muhiim ah in la burburiyo waxyaabaha aad kasoo horjeedo.Due to this fact, it is usually crucial to track down a subject that you are passionate about.
-
Waxa uu leeyahay xoolo caano laga liso, waxa uu haysaa ido, beertaa baradho, badar iyo qamadi si uu guriga u saarto.He ran a dairy herd, kept sheep, and grew potatoes, cereals, and wheat-straw for thatching.
-
Ku shub doofaarka madiibad wayn oo wadata malqaacad lagu walaaqo oo waxa aad ku daadisaa caleemaha, toonta iyo basashada.Transfer the pork to a large bowl with a slotted spoon and discard the bay leaves, onion, and garlic.
-
Boqorku waxa uu macne wayn u sameeyay dareenka yar ee ku faanka bararka ee la socodka.It's majesty brought a deep sense of rarely felt patriotic pride swelling into my awareness.
-
Jahwareerka, qaabka xun, iyo duwaayadu waxay raacaysaa, laakiin Bynes aad ayay u degan tahay oo u tahay ruwaayad taas oo natiijadeedu cajiib tahay.Chaos, awkwardness, and drama follow, but Bynes is so charming and funny that the result is a delight.
-
U isticmaal musqbaarka dhinac ila adhinac si aad ugu musbaarto oo waxa gelyaha ss lagu moorinayo.Use a nail set to set the nails and a caulking compound to seal them.
-
Waxa aad dadka booqdayaasha u bedeshaa dadka duwaan geshan, taageerayaal lacag bixiya, iyo khariyayaal noloshooda oo dhan.Turn visitors into subscribers, paying fans, and lifelong readers.
-
Eeg cabirada sida garbaha, naburka, dhudhunka iyo misigta.Check measurements like shoulders, bust, waist, and hips.
-
Marc waxa uu sheegey muhiiyada u adeegida Aabe isaga oo maamuusaya farshaxanka ee muuqalaka ee leh hibada.Marc realized the importance of serving God by honing his talent as a graphic artist.
-
Way dagaalmi doontaa, gorgortani, bayaactami oo waxay isku wareejindoontaa amrka si ay u ilaaliso dadka ay jeceshahay.She will fight, deceive, negotiate, bargain, and surrender in order to protect the people she loves.
-
Diinta Afrika ee iskugu jirta Kiristaanimada ama ka badbaadida madax banaanida.African beliefs mixed with Christianity or survived independently.
-
Waxay siinayaan dadka kiraystaha laba jeer lacagtii deebaajiga iyo sidoo kale kharashka maxkamada.They can owe the tenant twice the security deposit plus court fees.
-
Marka la eego laab gelintaas iyo dhoola cadayntaas caadiga ah, gabadhan aad ayay u qurux badan tahay!With that huge and innocent smile, this chick is cute as hell!
-
Dadka banaanka ay ku haleesho duufaanadu ayaa si gaar ah u nugul.Those caught outdoors during a severe thunderstorm are particularly vulnerable.
-
Waxaa muhiim ah in dadka degan ay la socdaan siyaasada sii qabsiga sariirta ee hay'adooda kafaale qaaday, hadii ay jirto.It is vital that the resident be aware of the specific bed reservation policy of their sponsoring agency, if any.
-
Qoraalka lagaga waramayo ee ay qoreen loday waxa uu ku saabsanaa agabka loo isticmaalay in la isku qabto go'yaasha sariirta.The narrative essay written by my peer was about a tool used to hold a sheet on a bed.
-
Hadii aad raacdo sharciga dahabiga ah ee sare, waxay ka dhigan tahay inaad isku dayayso inaad qanciso qof.If you follow the golden rule above, it's because you're trying to persuade someone.
-
YouTube sidoo kale uu shirkada siiyay inay wax ka bedelaan qaabka uu u eeg yahay janaalkoodu.YouTube also gives brands the possibility to customize how their channel looks.
-
Si ka duwan shirkada hore oo kale, qaraabadu waxay gurtay 80 daqiiqo hawlo ah, Saqdii dhexe waxay ahayn sodon daqiiqo dhererkeedu.Unlike the earlier films, relatively trim 80-minute affairs, Midnight runs nearly thirty minutes longer.
-
Maxay ganacsiyada ay leeyihiin Aasiya ay u soo bandhigayaan filimaanta sidan oo kale ah maqaaxiyaha?Why are the Asian-owned businesses shown in movies like this almost always restaurants?
-
Lamaanaha isku xidhan waxay iskugu dhawaadaan marka ay wadaagaan oo ayna kala duwan yihiin rabitaankoodu.Connected couples grow closer through having shared and separate interests.
-
Waxaa wanaagsan in aan la khasaarin wakhtiga maalintii ee waawayn oo la yareeyo lacagta qaabilaada.It helps not to waste precious daytime hours and to save money for accommodation.
-
Paul waxa uu ku yidhi aan ku qaado, laakin Jan waxay u shegeysay meesha ay degan tahay.Paul offered to pick her up, but Jan wasn’t telling him where she lived.
-
Kaneecada labka ah, inkasta oo ay dhibto hadaha khatar kuma aha bilaa aadanka.Male mosquitoes, while bothersome, pose no threat to humans.
-
Awooda ay soo saartay warshadu waxaa la qiyaasayaa inay aad u balaadhato xawaraheedu inta lagu jiro wakhtiga saadaasha.The power generation industry is estimated to expand at a rapid pace during the forecast period.
-
Tani waxay u dhigan tahay awooda hawada ee qaybta 4 ee duufaanta!That is equivalent to the wind forces of a category 4 hurricane!
-
Mr. Franklin waxa haystay cod kaliya oo waxa uu maalgeliyay awooda saamiyadaas.Mr. Franklin holds sole voting and investment power over such shares.
-
Midana lambarada ku jira qaybaha ama xarfaha ee tixraacu way is bedeli doonaa.Neither row number nor column letter in an absolute reference will change.
-
Ma doonaysid inaad khalkhal galiyo boqorka iyo boqorada cibaadadooda loogu jaasayo dayaxa.You don't want to interrupt the fairy king and queen sacred moon dancing ritual.
-
Tigidhkan waxaa weeye buug soo jireen ah oo ciyaartoydu ay ku sitaan alaabtooda.This pass is a custom book that players can carry in their inventory.
-
Si loo qabto shaqada wayn iyada oo laga gudbayo caqabadaha waxay u baahan tahay kala duwanaanshe sare iyo qaabayn wax ku ool ah.To accomplish such a great task against long odds will require a highly diverse and efficient organization.
-
Kabanka, bayska, durkaanka, codka lagu heelo iyo qoraalka heerka ee Max ciyaaro.Max plays guitar, bass, and drums, sings vocals, and writes the songs.
-
Johann waxa uu sheegey in si bilaa dadaal ah u dhax socdo caalamkan xidigaha caaliga ah kadib Baariis.Johann says he's moved effortlessly through this world of international stars after Paris.
-
Ogaanshaha iyo xeerka ilaalinta ayaa daruuri u ah ilaalinta dabka ugu badan.Knowing and maintaining code is critical for maximum fire protection.
-
Xataa dhaqaaqa aan cadiga u muuqan ee dagaalka ayaa macquul ah.Even some of the very strange-looking moves in the battle are eminently practical.
-
Mararka qaar cad, waxaa dhici karta inay tahay wax lagu murmo, laakiin marba maaha habsan in laga xanaaqo ama la dhiso.Sometimes blunt, maybe controversial, hopefully never too grumpy or gloomy.
-
Marka doonida la dhiso, shahaado cusub oo is duwaan gelin ah oo aanay la socon wajigan iyo xadidaada ayaa la heli karaa.Once the vessel is built, a new certificate of registration without this phrase and restriction can be obtained.
-
Laakiin taageerayaashiisa ayaa diiday inay aaminaan in Beauford uu leeyahay eeda.But his supporters refuse to believe that Beauford is to blame.
-
Maxkamada degmadu waxay diiday xukunka soo koobista ah, oo waxay sheegtay in heshiisku aanu cadayn.The district court refused summary judgment, saying the agreement was ambiguous.
-
Dirawalada waxaa lagu tobobaraa farsamooyinka aan hawada lagu wasakhaynin iyo isticmaalka shidaalka.Drivers are trained in responsible eco-driving and fuel usage techniques.
-
Galbeedka Yurub Dalalka waxay leeyihiin suuq wayn oo macaamiisha ah.Western European countries have the largest consumer markets.
-
Khabiiradeenu waxay ku taliyaan way ka faa'ideen macaamiishena kala duwan laga bilaabo mulkiilayaasha guryaha soolarka ilaa goobaha ganacsiga ee wayn.Our experts' advice has been profitable to our clients, ranging from residential solar owners to large commercial sites.
-
Maaha war been ah, ha isku darin in aad qofka khalado, waa kafkan oo waxaa loogu talo geley in lagu yara qoski Janaayoodayda waxoogaa.It’s not fake news, not trying to fool anyone, it’s just a joke and it cheered up my January a bit.
-
Waxaa loogu talo geley caruurta yaryar ama dadka waawayn ee aan haysan iPhone.It's designed for younger children or older adults without an iPhone.
-
Sas ayaa la qaaday sida danabka oo kale, oo inta uu istaagay iyo socsocday, isaga oo daawanaha xuduuda jeelkiisa.Panic struck like a lightning bolt, and he stood up and whirled around, taking stock of the boundaries of his prison.
-
Marka si guud loo hadlo, gaar loo leeyahay waxaa looga jeedaa maalgeliyayaasha gaar ah iyo jenjarka.Generally speaking, private equity refers to angel and venture capital.
-
Dhamaan cabiradaas waxaa loogu talo geley in meesha lagaga saaro yaraantaas adag ee Portland ee dadaalka guryaynta iyo kor u kaca guri la'aanta.All those measures are intended to curb Portland’s critical shortage of affordable housing and spike in homelessness.
-
Haysashada heer kayd oo lagu heshiiyo meesha ay ku munaasab tahay iyo si dhaw ula socodka kaydka aadka u gaboobay.Maintain agreed stock levels where applicable and closely monitor aged stock.
-
Wada shaqaynta guud ee ololayaasha suuqgaynta ee lagu wado wacyi gelinta cusub, waxay keentey oo ay korisay wada shaqaynta muuqaalka macmiilka.Execute engaging marketing campaigns to drive brand awareness, generate leads, and grow customer prospect engagement.
-
Markaa hadii aanad doonaynin inaad sii sugto, 2-xadhig ee mishiinka ayaa wax kuu tari kara.So if you are not content on keen maintenance, the 2-stroke engine may work for you.
-
Beeb aad u deer oo qodis oo kasoo muuqda mishiinka ayaa lagu daray markii la waday qodista.Extra lengths of drill pipe visible on the machine are added as the boring progresses.
-
Tamartu waxaa weeye wax ak badan boqokiiba 97 wadarta mishiinka kharashka uu ku shaqeeyo.Energy represents over 97 percent of total motor operating costs.
-
Qaybaha elektorooniga ah waxay si fudud u dhax galaan xakmeeyaha mishiinka.Electric units are easily integrated with machine controls.
-
Wakhti xaadirkan, d=kursiga degmadeena waxay ku isticmaashay lama jeer cashuur celinsa sanadkii si ay u gurto kaliya qashinka.Meanwhile, our county seat has already spent twice its normal annual tax revenue on debris removal alone.
-
Dhagaysiga duruusta dhamaystiran waa inay diirada saaraan shaqada xasuusta laga warqabo.Listening comprehension lessons should emphasize conscious memory work.
-
Si fudud loo isticmaali karo, kaliya waxa aad samaynaysaa inaad hoos ugu riixda farkal dabinka oo aad waxoogaa maroojiso si goobaab ah.Easy to use, all you have to do is push down on the bait cup and twist it one-quarter of the way around.
-
Waxay yidhaahdeen nabadey iyo nabad galyo, oo mararka qaar way dhoola cadeeyaan, laakiin wax kale ma sameeyaan.They said hi and bye, and sometimes smiled, but that was it.
-
Ka qayb galka gelinta macluumaadka danbe, sawirada, faalooyinka iyo fiidyawyada.Participants posted journal entries, photos, comments, and videos.
-
Hoosta guji saynisyada shaybaadhka caafimaadka ee xarunta ee ku qoran.Click below for the medical laboratory sciences faculty listing.
-
Samaynta shaybaadhka muuqaalka iyo nidaamyadu sida ay sheegeen xirfadlayaasha daryeelka caafimaad.Performing minor diagnostic tests and procedures as directed by healthcare professionals.
-
Markaa, waxaa laga iibiyay shirkad qorshaynaysa inay u bedesho warshad shaglaydh iyo carwo.Apparently, it was sold to a company that plans to convert it into a chocolate factory and museum.
-
Waxa aan sugi kali laayahay in aan maqlo muuqaalka cajiibka ah ee aad soo aragteen adiga iyo Steve!Can't wait to hear about this amazing sight you and Steve experienced!
-
Shaqaalaheena taageerada macamiisha waxay diyaar u yihin inay mushkiladaha isla markaba xaliyaan.Our customer support staff is ready to handle your issue immediately.
-
Cutubkan waxaa weeye cashar wayn oo ku saabsan khaladaadka tijaabada la hayo ee talaabooyinka.This chapter is largely a tutorial on handling experimental errors of measurement.
-
Dawada tijaabada ah waxay "galaafatay" unuga T ee toos ula dagaalama oo waxay joojisay ololka.The experimental drugs "calmed" auto-aggressive T-cells and stopped inflammation.
-
Waxa uu daawanayay isaga oo Hamilton qoraya magiciisa ee faylka lagu muransan yahay, faylka uu u yaqaan sida kursiga yaala banaanka xafiiska oo kale.He watched Hamilton writing his name in the discipline file, a file as familiar to him as the bench outside the office.
-
Saxdu waxay ugu xidhnayd 24 saacadoodoo waxa aan yeeshay kadibna finan waawayn.The tick was attached to me for 24 hours and I developed a large rash afterwards.
-
Marka xigta, isticmaal xayaysiiska mobileka deegaanka si ay dadku kuugu yimaadaan.Next, use local mobile advertising to attract foot traffic.
-
Tijaabada caanka ah ee Stanley Milgran waxay muujisay adkaysiga bilaa aadanka ee awooda badan ee inuu u hogaansamo maamulka ah.Stanley Milgram's famous experiment highlights the powerful human tendency to obey authority.
-
Xataa markii uu liqay ceelku waxa uu ka heli waayay wax aragti ah.Even having a whale swallow him failed to grant any perspective.
-
Bushqadan waxay ka kooban tahay laba taayar iyo mid lagu laxaamaday fireemka baaskiilka.The kit consists of two wheels and the struts that mount to the frame of the bicycle.
-
Qaababkan waxa ay kusiin karaan muuqaalo badan oo sida ugu wanaagsan ee loo xidhiidhi karo ah iyo xidhiidhka suuqa wayn ee bartilmaameedka ah.These characteristics can give you a lot of insight into how best to interact and communicate with your target market.
-
Ubaxyadu waxay ka baxeen qaybaha sare oo waxbaa laga arkayay oo cadaan ayuu ahaa.Flowers grown from their upper branches are translucent to white.
-
Cabitaanka wax kamid ah sharaabka kale 12 bilood ee ugu horeeya marka la bilaabi macaamilka naas nuujinta ama caanaha qasaacada.Consuming any other beverage in the first 12 months can interfere with your breast milk or infant formula.
-
Guri xayawaanka soo dhaweeya oo buurta bulshada ku jeeda iyo muuqaal magaalada.Pet-friendly apartment community boasts stunning mountain and city views.
-
Marwo, koobabnku way buuxaan!Madam, your glasses are fogged up!
-
Cagta samayska ah waxay ka caawisay inay si wanaagsan caguhu u sinmaan, ka yaraato damqashadu, la jaabiyo dhaawaca, oo wax ku oolnimada la kordhiyo.Foot orthotics helps them maintain the correct feet alignment, reduce pain, prevent injury, and enhance efficiency.
-
Dadka ayaa mushkilad kala kumi kara daacadnimada ku saabsan waxa ay tahay mushkiladooda ku saabsan cuntadu waxay tahay.People may have trouble being honest about what their issues around food really are.
-
Ma noqon doonto cuntada dacawada, shimbir iyo xuur badeed iyo waxay ku dabaal dagaan.It won’t do to have the fox steal a goose and a duck and celebrate the feast.
-
Rose waxay dareentay dareen badan, isku buuq, danbileenimo, baqi iyo kali.Rose feels overwhelmed, depressed, guilty, scared, and lonely.
-
Iska saar dharka kugu dhagsan iyo calaamada dharka si meesha looga saaro qoyaanka dheeraadka ah.Remove the press cloth and iron fabric to eliminate excess moisture.
-
Kadib markii wiilkeedu dhintay, Mary waxay is aragtay iyada oo noqotay farshaxan.After her son died, Mary found herself shifting artistically.
-
Waxaad tahay ruux furfuran oo dad dhax gal wanaagsan oo waxa aad ku magooshaa xidhiidhka iyo ku xidhnaanshaha dadka kale ee heerka garaadka.You are outgoing and social and you thrive on communication and connection with others on an intellectual level.
-
Nagala soo qayb gal todobaadka danbe mawduuc kale ama waraysi aanu la yeelanayno martideena wanaagsan.Join us next week for another exciting topic or interview with a great guest.
-
Hadii aad dhaafto calaamada marka kowaad, waxba ka garan maysid in lo'du ay u baahan tahay qoob.If you missed the signs of the first stage, you will not have a clue that the cow should have already delivered a calf.
-
Ku xisaabtan, in si joogto ah la iskugu dayo in la iibsado geedaha silkiga ah maadaama oo ay u muuqdaan wax dhab ah.Bear in mind, constantly try to purchase silk plants, as they tend to appear like the genuine thing.
-
Waxa aanu ku eegi doonaa cabashadaada 5 maalmood oo shaqo gudaheed oo waxa aanu kuu sheegi doonaa sida aanu u doonayno in aanu u xalino mushkiladaada.We will acknowledge your complaint within 5 working days and inform you of how we will intend to resolve the dispute.
-
Habdhaqanka Ben ee dhaqdhaqtu waxay dhibeen Amy, waxaa ku adag inay sidoo kale la tacaasho qaabka nolosha qoyskeeda.Ben’s clingy behaviour begins to annoy Amy, who is also struggling to cope with her family life.
-
Dhakhtarada ku jira iyo cilmi baadhayaasha ayaa sameeyay tilmaamaha nidaamka xarunta caafimaadka ee lasoo habeeyay oo kala duwan.Member physicians and researchers develop widely recognized clinical practice guidelines.
-
Qofka wixii intaa ka danbeeya wareeg dabaal deg guul uma qalmo wixii sooftiweerada u sahlay inay wada hadlaan mishiinada dhaxdooda.Nobody deserves a victory lap anymore for software that just lets machines talk amongst themselves.
-
Ku dar dhadhan, ku shub quruurada oo dhawr cisho haku jirto talaabada si ay u macaanaato.Add flavorings, transfer to a glass jar and let it sit in the fridge for a couple days to get real yummy.
-
Markii fanaan Sting uu qoray heesta, waxaa hayay hinaase iyo kaga dhag markii uu guurkiisii burburay.When lead singer Sting wrote the song, he was dealing with jealousy and obsession during the collapse of his marriage.
-
Ilaa iminka, nus malyun laydh ayaa laga bedelay guryaha, dhismayaasha iyo laydhadhka jidadka.So far, half a million lights have been replaced in homes, buildings, and streetlights.
-
Hobby Lobyy waxay iminka noqotay shirkad bilyan doolar ah.Hobby Lobby has now turned into a billion-dollar enterprise.
-
Martin waxa uu ogaaday in qoriga andriod uu iminka dili karo bilaa aadanka, markaa uu baxsaday.Martin realizes that the android’s gun is now able to kill humans, so he flees.
-
Qoraayadu waxay leeyihiin xuquuqda tafatirka, masaxaada iyo xanibaada wixii faalo ah ama faaleeyayaasha loo arko inayna haboonayn.The Authors reserve the right to edit, delete and block any comment or commenter deemed to be inappropriate.
-
Xataa khibradeeda nolosha ee ugu daran waxaa weeye in la keeno murti, qaab iyo maamuus.Even our most difficult life experiences bring us wisdom, character and integrity.
-
In danbi dagaalka la hor keeno cadaaladu waxay weeye su'aal daruuri ah oo damiir oo ay tahay in la is waydiiyo.Bringing war criminals to justice asks fundamental moral questions.
-
Marka aad samayso khalad, bada ayaa ku xasuusinaysa.When you make a mistake, the ocean gives you an instant reminder.
-
Abuursta khibrad xawaree yareeye si dhab ah u bedeli kara hogaanka nolol qaadista.Creating camp experiences that truly transform lives takes leadership.
-
Isticmaal magac qeexe iyo sharax leh oo ku siinaya qaab aragtida ku muquurisa.Use an adjective and a descriptive noun to give your character a dominant impression.
-
Rohan waxa uu ahaa walaalkay marwalba duulaya diyaarada warqada ah habeenki, xataa marka ay jiraan daruuro.Rohan was my sibling who always flew a kite at noon, even if it was cloudy.
-
Waxa aad ku xidhaa teendhadaada meel gaar loo leeyahay oo meel cajiib ah oo ku taala miyiga Warwichshire.Pitch your tent in the luxury of a private estate in the breathtaking Warwickshire countryside.
-
Waxa aanu dawaynaa mushkiladaha habdhaqanka, kacsanaanta dareenka, waayitaanka garaadka, jawaab celinta murugada badan iyo xanuunada daran ee maskaxda.We treat behavioral problems, emotional distress, cognitive loss, prolonged grief reactions, and severe mental illness.
-
Caruurta adkaysiga leh waxaa weeye geesiyaal, wax inay ogaadaan ayay doonaan, kalsooni ayay leeyihiin oo waxay xaliyaan mushkilada.Children who are resilient are brave, curious, confident, and problem-solvers.
-
Mushkilada waxa keeney filterka la mariyay sooftiweerka calaamada dareemaha.The problem was caused by a filter that was applied in software to the sensor signal.
-
Marka ay yimaadaan, shaqaalaheena qasabada ee xanaaqdan ayaa baadhi doona mushkilada oo waxa uu dayactiri doonaa waxa liigaya ama beebka qarxay.Once they arrive, our urgent plumber will diagnose the issue and rapidly repair the leak or burst pipe.
-
Wax roobood ah oo muujin kara garawsho, qiraal, naxariis iyo kalsooni ma jirto.No robot can express sincere empathy, sympathy, compassion, and confidence.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
