Everyday Topics, Part 1 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,000 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,000 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,000 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
"Maya ma taaban kartid," Hooyadi ayaa tiri. "Fiilooyinka waxay noqon karaan khatar. Way kaa nixin karaan.""No, you can't," Mommy said. "Cables can be dangerous.They can give you a shock."
-
Kaliya ma sii wadi kartid wehsiga.You can't just keep procrastinating.
-
Marka hore, waxay u horseedi kartaa samaynta malo-awaal khaldan.First, it can lead to making incorrect assumptions.
-
Waxay sidoo kale xiran karaan gambo ama koofi.They may also wear a headscarf or cap.
-
Calaamadaha caadiga ah ee bararka degdega ah waa casaan, kulayl, barar, iyo xanuun.The classic signs of acute inflammation are redness, heat, swelling, and pain.
-
Mid ka mid ah caqabadaha ugu weyn ee aan la kulmay waa maareynta heerarka sonkorta dhiigga.One of the biggest challenges I have faced is managing my blood sugar levels.
-
Thomas wuxuu fuulay doonnida wuxuuna fadhiistay kursiga kabtanka.Thomas climbed into the boat and sat down in the captain's chair.
-
Inta badan waxaa keena cudurrada difaaca jirka, sida roomatiisinka lafaha iyo cudurka Crohn.It is often caused by autoimmune diseases, such as rheumatoid arthritis and Crohn’s disease.
-
Sidaas darteed, hadda waa lagaa mamnuuci doonaa golahan.As a result, you will now be banned from this forum.
-
Cilmi-baaristaydu waxay wax weyn ka tartay dhinaca daraasaadka luqadda Faransiiska, waanan ku faanayaa in la ii aqoonsaday shaqadayda.My research has made a significant contribution to the field of French language studies, and I am proud to have been recognized for my work.
-
Waxaa sidookale jira caabiyeyaasha cayayaanka ee wata maaddooyinka DEET iyo picaridin ee waxtarka lehThere are also insect repellents containing DEET or picaridin that are effective.
-
Ms. Singh waxay fasalka u muuujisay sida loo cabiro maaddooyinka ayna u kariyaan misirta.Ms. Singh showed the class how to measure out the ingredients and cook the lentils.
-
Markii Juan ugu dambeyntii uu goostay cunna dhaqameedka maksikaanka, wuxuu la yaabay sida ay u macaan tahay.When Juan finally took a bite of his taco, he was amazed at how delicious it was.
-
SMA waxay sheegaysaa inay sii wadi doonto baaritaanka arrinta isla markaana ay qaadi doonto tallaabo dheeri ah haddii loo baahdo.The SMA says that it will continue to investigate the matter and that it will take further action if necessary.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Ramana wuxuu aha mid ku ciyaray beerta marku dhacay oo jilibka ka xoqmay.One day, Raman was playing in the park when he fell and scraped his knee.
-
Thomas wuxuu weydiiyay milkiilaha doonta haddii uu si dhow u eegi karo.Thomas asked the owner of the boat if he could take a closer look.
-
Isbitaalka, dhakhaatiirta ayaa ku baareen wiilkan, waxaanay ogaadeen inuu miyir beelay oo lugna ka jabtay.At the hospital, the doctors examined the boy and determined that he had a concussion and a broken leg.
-
Meelaha kale ee muhiimka ah ee Masar waxaa ka mid ah Alexandria, Luxor, Aswan, iyo Peninsula Sinai.Other important places in Egypt include Alexandria, Luxor, Aswan, and the Sinai Peninsula.
-
Dhoofinada kale ee muhiimka ah waxaa ka mid ah, cobalt, zinc, iyo lead.Other important exports include cobalt, zinc, and lead.
-
Burkinabes waa dad ku faano oo ay ka go'antahay inay dhisaan mustaqbal fican ayaga iyo carururtoda.Burkinabés are a proud people who are determined to build a better future for themselves and their children.
-
Waxay u muuqatay mid cirowaday oo gariirayso "Hooyo?" ayan weydiyay.She looks pale and shaken. “Mum?” I ask.
-
Dhismaha wuxuu ahaa mid aad u qurux badan, laakin waxay sidoo kale u muuqatay dabin.The creation was so beautiful, but it also felt like a trap.
-
Inaan fasaxno waxa yalaha nagu liifaqan ma ahan micanheeda inan wax walbo ka niyad jabno.Letting go of our attachments does not mean that we have to give up everything.
-
Tababar yar, waxaad awoodi doontaa inaad ku nasato amarka, markasta oo aad u baahato.With a little practice, you'll be able to relax on command, whenever you need to.
-
Waxay dib ugu labatay ninki waxayna sisay ubixi iyo taraqii.Then she went back to the man and gave him the match and the rose.
-
Si kastaba marki ninki wax noo waday uu yimid ma uusan wadin pizza.However, when the delivery guy showed up, he was not carrying a pizza.
-
Jaanqaadku wuxuu noqon karaa mid xoogaa adag, jilayaasha qaarkoodna waa xoogaa hal-cabbir ah.The pacing could be a little tighter, and some of the characters are a bit one-dimensional.
-
Waxaan dib u qaatay faylalkii shaqada oo bilaabay inaan ka soo dhaqaajiyo.I took the portfolio back and started to walk away.
-
Wuxu qaatay tufaaxii wuuna goostay.He picked an apple and took a bite.
-
Xorriyadda saxaafaddu waxay muhiim u tahay dimuqraadiyad caafimaad qabta.Freedom of the press is essential for a healthy democracy.
-
Baryahaan waxaan yara dareemayay hurdo badan, cuntadaydana waxay ahayd mid caafimaad qabta.I've been getting a little more sleep lately, and my diet has been pretty healthy.
-
Lohodyadu aad bay u macaan yihiin, waxaanan ku maydhay koob khamri cad oo qallafsan.The oysters were delicious, and I washed them down with a glass of crisp white wine.
-
Laakiin riyooyinkooda waxaa si joogto ah u fashiliya xaqiiqada qallafsan ee adduunka ay ku nool yihiin.But their dreams are constantly thwarted by the harsh realities of the world they live in.
-
Shaqadiisu waxay ahayd mid aad u qurux badan oo la sheegay inay ilmada ka ilmeeyaan xitaa kuwa ugu qallafsan.His work was so beautiful that it was said to bring tears to the eyes of even the most hardened cynic.
-
Bacaha balaastikada ah ayaa sidoo kale ah isha ugu weyn ee qashinka.Plastic bags are also a major source of litter.
-
Qashinka waa mid aan qurux badnayn waxayna khatar ku noqon kartaa duurjoogta.Litter is unsightly and can be a hazard to wildlife.
-
Waxa uu qiyaasi karaa in uu naftiisu ka dhoofayo tacaburrada badweynta ballaaran.He could imagine himself sailing off on adventures in the vast ocean.
-
Waxaa la sameeyay 1950-yadii, waxayna ahayd xaalad qumman.It was made in the 1950s, and it was in perfect condition.
-
"Maxaad ka samaynaysaa halkaan kaligaa?" ayuu waydiiyay."What are you doing out here all alone?" he asked.
-
"Iga raali ahow," ayuu yiri Klaus. "Maxaad samaynaysaa?""Excuse me," Klaus said. "What are you doing?"
-
“Maxaad halkan ka samaynaysaa?”"What are you doing here?"
-
Dheecaanka wuxuu sameeyaa barar muuqda, oo biyo leh oo loo yaqaan barar.The fluid forms a clear, watery swelling called edema.
-
Galabtii, dadka waxay nasasho ka qaadan karaan shaqada si ay u nastaan ama is dhexgal bulsho u sameeyaan.In the afternoon, people may take a break from work to relax or socialize.
-
Waxaan dhawaan nadiifinayay saqafka sare markii aan la kulmay sanduuq cuntooyin maadooyin ah oo laga soo helay ayeeyday.I was recently cleaning out my attic when I came across a box of old recipes that had been passed down from my grandmother.
-
Laga soo bilaabo mummiiyadii hore ee Masaarida ilaa sawirada casriga ah, waxaa jiray wax qof kastaa ku raaxaysto.From the ancient Egyptian mummies to the modern-day paintings, there was something for everyone to enjoy.
-
Sidoo kale waa inaad sawirro ka qaadataa gaariga ka hor intaadan kaxayn.You should also take pictures of the car before you drive it away.
-
Kaftanka badanaa waxaa loo adeegsadaa sawirro ama oraahyo la yaqaan, waxaana loo isticmaali karaa in lagu muujiyo shucuur kala duwan.Memes often use familiar images or phrases, and they can be used to express a wide range of emotions.
-
Waa kan saxan doofaar oo maacan ee gobolka Lancashire.Here is a delicious pork dish from the county of Lancashire.
-
In qofka isaga isku sheego ama is-daaweeyo waa khatar..Trying to self-diagnose or treat it is dangerous.
-
Klaus wuxuu aha mid sigaar cabid badan.Klaus was a heavy smoker.
-
Wuxu cabi jiray baakat sigaar ah maalinkii wuxuuna sidaas sameyn jiray in ka badan 20 sano.He smoked a pack of cigarettes a day, and he had been doing so for over 20 years.
-
Koofi iyo Sameer saaxiibtinimadoodu waxa ay socotay in ka badan 30 sano, mana muuqato wax calaamado ah oo hoos u dhac ah.Kofi and Sameer' friendship has lasted for over 30 years, and it shows no signs of slowing down.
-
Waxay u sheegtay badbaadiyayaasha in ay daba socotay markii ay dhinac u leexatay.She told rescuers that she had been following a trail when she got turned around.
-
Ma sugi karin inuu isku dayo mid!He couldn't wait to try one!
-
Juan aad ayuu ugu faraxsanaa cunna dhaqameedka maksikaanka oo uu sugi waayay inuu cuno.Juan was so excited for his taco that he could barely wait to eat it.
-
Fadlan ii soo sheeg haddii aad qabto wax su'aallo ah. Halkan waxaan u joognaa inaan ku taageerno.Please let me know if you have any questions. We are here to support you.
-
Tixgelin kale oo muhiim ah ayaa ah adeegsiga luqadda tusaalaha ah.Another important consideration is the use of figurative language.
-
Cuntada Kosher waxaa loo diyaariyaa qaab hubiya inay ku habboon tahay cunista sida waafaqsan sharciga Yuhuudda.Kosher food is prepared in a way that ensures that it is fit for consumption according to Jewish law.
-
Haddii Mateo uu naas nuujinayo ama caano uu wax ku quudinayo, sii wad sidii caadiga ahayd haddii aan si kale la farin.If Mateo is breastfeeding or formula-feeding, continue as usual unless otherwise directed.
-
Waxyaabaha lagu kala qaado waxaa ka mid ah u dhawaanshaha biyo ama carro wasakheysan.Risk factors include exposure to contaminated water or soil.
-
Qaar kale waxay ka shaqeeyaan dowladda, ganacsiga, ama waxbarashada.Others work in government, business, or education.
-
Xaaladaha qaarkood, waxay noqon kartaa mid kharash badan oo waxtar leh in la wada geeyo baabuurka oo la iibsado mid cusub.In some cases, it may be more cost-effective to total the car and buy a new one.
-
Dhoobada waxaa badanaa loo isticmaalaa ujeedooyin waxtar leh, sida keydinta cuntada ama biyaha, laakiin sidoo kale waxaa loo isticmaali karaa ujeeddooyin qurxin.Pottery is often used for utilitarian purposes, such as storing food or water, but it can also be used for decorative purposes.
-
Wiilka wejigiisu waa nabad, laakiin jidhkiisu waa qalloocan oo xanuun baa haya.The boy's face is peaceful, but his body is twisted and contorted in pain.
-
Waxaa goobta yimid kalkaaliyayaal caafimaad, waxayna ku rareen wiilka gaariga ambalaasta.The paramedics arrived and loaded the boy into an ambulance.
-
Muddo ka dib, waalidkii wiilka ayaa u yeedhay, wuxuuna ku macsalaameeyay dhakhtarkii paleontologist.After a while, the boy's parents called him over, and he said goodbye to the paleontologist.
-
Carabka ayga ee jilicsana aya ka cawiyay inuu Ramana xanunka ka yarado wuxuna hilamamay dhawicii.The dog's gentle tongue helped to soothe Raman's pain, and he soon forgot all about his injury.
-
Wuxuu ahaa cod nin oday ah, wuxuna lahaa, " Ha is dhiibin.It was the voice of an old man, and he was saying, "Don't give up.
-
Xaqiiqdii, waxaan u maleynayaa inay haweenka khatar gelin karto.In fact, I think it can put women in danger.
-
"Waxaa loo isticmaalaa in lagula xiro TV-ga darbiga.""It's used to connect the TV to the wall."
-
Wuxuu inta badan laaluush ka qaadan jiray dadka uu xiro, wuxuuna sidoo kale awoodiisa u adeegsan jiray dhibaateynta iyo cabsi gelinta dadka.He would often take bribes from the people he arrested, and he would also use his power to harass and intimidate people.
-
Walashay wa dhakhtarka taasoo isticmaasho xog si ay u caawiso bukaanadeeda.My sister is a therapist who uses data to help her patients.
-
“Waan ka xumahay, ninyohow. Waan ogahay sida aad dareemayso. qalbi jab ayaad nuugaysaa.”"I'm sorry, man.I know how you feel. Heartbreak sucks."
-
Aad ayaan uga xumahay inaan maqlo taas.I'm so sorry to hear that.
-
“Waan ka xumahay, ulama jeedin inaan sameeyo. Waxaan kaliya isku dayay inaan ka wareego gaarigaas qunyar socodka ah.”"I'm sorry, I didn't mean to. I was just trying to get around that slow-moving truck."
-
Zambia waa wadan aan bad lahayn oo ku yaala Koonfurta Afrika.Zambia is a landlocked country in Southern Africa.
-
Qarnigii 15aad, Boortaqiiska wuxuu yimid Cameroon wuxuuna xiriir ganacsi la yeeshay dadka deegaanka.In the 15th century, the Portuguese arrived in Cameroon and established trade relations with the local people.
-
Hase yeeshee, aniga ma kugu sheegi karo, inaad adiga isku sheegtid na halis ayay noqon kartaa.However, I can't diagnose you, and self-diagnosing can be risky.
-
Wuxuu u aaday si uu u arko Ramasamy oo ka baryay inuu sii daayo Krishnan, laakiin Ramasamy wuu diiday.He went to see Ramasamy and begged him to release Krishnan, but Ramasamy refused.
-
Beeraalihii ayaa markaa aaday macbadka degaanka waxayna Ilaah ka baryeen caawimaad.The farmer then went to the local temple and prayed to God for help.
-
Markaad barto aas aaska waxad bilaabi kartaa kuwo yar iyo kuwo adag.Once you've mastered the basics, you can start experimenting with smaller patterns and tighter stitches.
-
Qoyska askariga ayaa aad ugu farxay in ugu dambeyntii ay ogaadaan waxa ku dhacay, waxaana u suuragashay in ay aas sax ah u sameeyaan.The soldier's family was overjoyed to finally learn what had happened to him, and they were able to hold a proper funeral for him.
-
Waxay ahayd xayawaankii ugu macaanaa ee aan abid la kulmo waxayna jeceshahay in la koolkooliyo.She was the sweetest animal I've ever met and she loved to be cuddled.
-
"Ernest Hemingway! Qoraaga ugu fiicnaa abid!""Ernest Hemingway! The greatest writer of all time!"
-
Markaad diyaar u tahay inaad iibsatid, adeeggeena wuxuu si toos ah kuugu heli doonaa heshiisyada kuugu fiican oo wuxuu ku dabaqi doonaa dalabkaaga.When you're ready to check out, our service will automatically find the best deals for you and apply them to your order.
-
Diiwaangasho adeeggeena maanta oo bilow inaad lacag ka keydisato dhammaan iibisiyadaada Amazon!"Sign up for our service today and start saving money on all your Amazon purchases!"
-
Kombiyuutaradu waxay ahaayeen mashiinno waaweyn oo qaali ah oo loo adeegsaday ujeeddooyin cilmiyeed iyo militari.Computers were large, expensive machines that were used for scientific and military purposes.
-
Markii aan halkaas istaagnay anagoo qaadanayna muuqaalka, gaari xamuul ah ayaa ag socday.As we stood there taking in the view, a truck drove by.
-
Wiilkii intuu soo jeestay ayuu arkay nin ag taagan.The boy turned around and saw a man standing next to him.
-
Waxaan ag fadhiistay gabar la yiraahdo Sarah.I sat down next to a girl named Sarah.
-
Dadweynihii isugu soo baxay ayaa aad ugu farxay iyaga oo u hanqal taagaya in ay arkaan cidda ku soo bixi doonta.The crowd was cheering wildly, eager to see who would come out on top.
-
"Maya", ayan iri, "wa diidmadeeda. Waa qaab dadka looga ilaaninaayo inay arkaan dunida dhabta ah."No," I said "They are a denial of it. They are a way of keeping people from experiencing the real world.
-
“Kaliya sug ilaa aad ka aragto muuqaalka wejiyada dadka markay arkaan tattoo-gayga cusub!”"Just wait until you see the look on people's faces when they see my new tattoo!"
-
Dadku waxay arkaan sawir ama muuqaal qosol leh, waxayna rabaan inay la wadaagaan asxaabtooda si ay iyaguna u qoslaan.People see a funny picture or video, and they want to share it with their friends so that they can laugh too.
-
Inta aan wadada ku sii socdo, waxaan arkayaa ri’ ku umushay dhexda.As I'm driving down the road, I see a goat giving birth in the median.
-
Cunugii ariga ahaa ayaa soo baxay waxaanan arkayaa inay tahay inan yar.The baby goat starts to emerge and I can see that it's a little girl.
-
Haddii qoyska haweeneydu aysan awoodi karin inay bixiyaan meher, uma badno inay awoodaan inay hesho nin.If a woman's family can't afford to pay a dowry, she may be less likely to be able to find a husband.
-
Ardeydu si adag ayey u ciyaarayaan, dhamaantoodna aad bay u faraxsan yihiin.The students are all playing hard, and they are all very excited.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaan ugu dambeyntii go'aansaday inaan ka takhaluso baaskiilka.One day, I finally decided to get rid of the bike.
-
"Hooyo! Aabo!" Waan ooyay. "Wax ayaa bananka joogo!"“Mum! Dad!” I cry. “There’s something outside!”
-
"Wax ayaa ka jiro bananka," ayay tiri. "Wax weyn."“There’s something outside,” she says. “Something big.”
-
Waxay sidoo kale ahayd mid aad u caqli badan waxayna baran kartaa tabaha sida fadhiista, joogista, iyo imaanshaha.She was also very smart and could learn tricks like sit, stay, and come.
-
Ama waxaa laga yaabaa inay tahay caqligooda, maadaama ay awood u leeyihiin inay bartaan hawlo badan oo kala duwan.Or perhaps it is their intelligence, as they are capable of learning a wide variety of tasks.
-
Marka la turjumayo aaladahaan, waa in aan helaa wax u dhigma luqadda bartilmaameedka ah oo saameyn la mid ah ku yeelan doonta akhristaha.When translating these devices, I must find equivalents in the target language that will have the same impact on the reader.
-
Frederick waa nin naxariis badan, wuxuuna bixiyaa taageeradiisa Constance.Frederick is a kind and compassionate man, and he offers Constance his support.
-
"Mudane, dhammaan hilibkeena waxaa lagu bixiyaa cayriin. Waxaan u baahanahay macaamiisheena inay iyaga laftooda karsadaan.""Sir, all of our steaks are served raw. We require our customers to cook them themselves."
-
Waa cunto laga helo dalal badan oo galbeedka Afrika ah, waxaana inta badan lagu bixiyaa maraq ama maraq.It is a staple food in many West African countries, and is often served with soups or stews.
-
Aragtida ka timid buurta dusheeda waxay ahayd mid xiiso leh.The view from the top of the mountain was breathtaking.
-
Waxay ahayd maalin kaamil ah, waana ku faraxsanahay inaan sameynay dadaal aan ku dooneyno inaan kor u qaadno buurta.It was a perfect day, and we were glad we had made the effort to hike up the mountain.
-
Waxay fiirinayeen ilaa uu ka hurdo, qalbiyadooda waxaa ka buuxsamay jacayl iyo rajo.They watched over him as he slept, their hearts filled with love and hope.
-
Qaar ka mid ah noocyada ugu caansan ee rum waxaa ka mid ah rum khafiif ah, rum madow, iyo rum udgoon.Some of the most popular types of rum include light rum, dark rum, and spiced rum.
-
Waxaan halkaan u joognaa inaan kaa caawino helida awoowyaashaa.We are here to help you find your ancestors.
-
Jooji calaacalka iyo cabashada.Stop whining and complaining.
-
Waxa kale oo ay ka dhigan tahay xaddididda dufanka aan caafimaadka lahayn, cuntooyinka warshadaysan, iyo cabitaannada sonkorta leh.It also means limiting unhealthy fats, processed foods, and sugary drinks.
-
"Taasi waa qorshe wanaagsan," ayay tiri Ms. Smith. "Oo iska hubi inaad cabto biyo badan si aad u fuuqsato.""That's a good plan," Ms. Smith said. "And be sure to drink plenty of water to stay hydrated."
-
Laakiin asal ahaan, maamulahayga runtii cadaalad darro ayuu igu hayaa.But basically, my boss is really unfair to me.
-
Oo iyada xitaa ima siinayso fursad cadaalad ah.And she's not even giving me a fair chance.
-
Blacksmith ayaa cabbaar hakaday, ka dibna dhoola cadeeyay.The Blacksmith paused for a moment, then smiled.
-
Milkiilaha doonta ayaa mar kale dhoola cadeeyay.The owner of the boat smiled again.
-
Milkiilaha ayaa dhoola cadeeyay oo yiri, "Dabcan waad awoodaa. Kaalay soo fuul!"The owner smiled and said, "Of course you can. Come aboard!"
-
Waxaan ku bilaabayaa qaadashada calaamadahaaga muhiimka ah.I'm going to start by taking your vital signs.
-
Waan ogahay inay adkaan karto inaad meesha ka saarto calalkaas, laakiin waa muhiim.I know it might be hard to let go of that rag, but it’s important.
-
U sheeg inaadan ula jeedin inaad dhaawacdo dareenkeeda, iyo inaad ballanqaadeyso inaadan mar dambe xirin calalkaas cagaaran.Tell her that you didn’t mean to hurt her feelings, and that you promise to never wear that green rag again.
-
Carruurta waxay aadaan dugsiga, halka dadka waaweyn ay shaqada aadaan.Children go to school, while adults go to work.
-
Cashada caadi ahaan waa cunto fudud oo bariis, khudaarta, iyo hilibka ama kalluunka ah.Dinner is typically a simple meal of rice, vegetables, and meat or fish.
-
Marka aan cashada u karinno carruurteena, ma siinno oo keliya nafaqeynta, laakiin sidoo kale waxaan wakhti la qaadannaa oo aan baranaa muhiimadda cuntada iyo qoyska.When we cook dinner for our children, we are not only providing them with nourishment, but we are also spending time with them and teaching them about the importance of food and family.
-
Adigoo racayo tilabahan muhimka ah waxad ku cawin karta sagxada inay ahato mid fican sanadaha so socdo.By following these tips, you can help to keep your cork flooring looking its best for years to come.
-
Waxaan noqday qof dib loo soo celiyay, oo ka baqaya inaan u soo baxo adduunka si aan waji ka waji ula kulmo riyooyinkayga ugu xun.I have become a recluse, afraid to venture out into the world lest I come face to face with my worst nightmare.
-
Baabuurkii ayaan ku celiyay kiiskiisii bandhiga oo aan sii socday.I put the car back in its display case and continued on my way.
-
Waa cudur dadka kala qaadaan.It's not contagious from person to person.
-
Jeermisyadan ayaa had iyo jeer ku jira deegaankeena, waxayna keeni karaan cudur marka ay galaan jirkeena.These pathogens are always present in our environment, and they can cause disease when they enter our bodies.
-
Fiidkii, dadka badanaa waxay casho la cunaan qoysaskooda.In the evening, people often eat dinner with their families.
-
Wuxuu ku cunay guriga, dugsiga, iyo makhaayadaha.He ate them at home, at school, and at restaurants.
-
Finanaka waxay ahaayeen kuwo cuncun leh oo aan muuqan, laakiin wax dhibaato kale ah iima keenin.The rash was itchy and unsightly, but it didn't cause me any other problems.
-
Waxa kale oo aan dalbaday kiriim hydrocortisone ah oo aan farmashiyaha laga qorin si ay iiga caawiso cuncunka.I also applied some over-the-counter hydrocortisone cream to help relieve the itching.
-
Wuxuu ka fikiray magaaladii uu ku dhashay, iyo cuntadii uusan dib u cuni doonin, iyo dadka uusan dib u arki doonin.He thought of his home town, and the food he would never eat again, and the people he would never see again.
-
Cusbitalada waxa u qadmeeyo dad u taba baran iyo kalakalisooyinn dadka dawada ku taqsusay dadka kale kutaqsusay cafimaadka.Hospitals are usually staffed by professional and registered nurses, physicians, and other health professionals.
-
Cusbitalada waxa lagu kala sara waxaqabka ay bixiyaan sida cusbitalka guud midka taqsuska kan miskaxad.Hospitals are often classified by the type of care they provide, such as general hospitals, specialty hospitals, and psychiatric hospitals.
-
Cusbitalada qaaska ah waxay muujada saran qab ka warqabka mid ah kansarka daryeelka, daryelka wadnaha, daryeel lafaha.Specialty hospitals focus on a particular type of care, such as cancer care, cardiac care, or orthopedic care.
-
Waxay kaloo xusuusinaysaa jacaylka iyo daacadnimada ay xooluhu u yeelan karaan dadkooda.It is also a reminder of the love and devotion that animals can have for their humans.
-
Waan ku faraxsanahay inaad wax ka weydiisay daacadnimada.I'm glad you asked about integrity.
-
In waqti hore la ogaado cudurka la na daaweeyo ayaa muhiim u ah CCHF iyo xaalado caafimaad oo kale oo badan.Early diagnosis and treatment are crucial for CCHF and many other conditions.
-
In la ogaado la na daaweeyo waqti hore waa muhiim.Early diagnosis and treatment are essential.
-
Unugyada waxay soo daayaan kiimikooyin sababaaya barar.These cells release chemicals that cause inflammation.
-
Tani waxay ku daadan kartaa shidaal wadada, taasoo keeni karta dab ama qarax.This could spill fuel onto the road, which could cause a fire or explosion.
-
Way kortay oo ballaaratay, waxay noqotay kubbad yar oo dab ah.It grew and expanded, becoming a small ball of fire.
-
Waa dab ka gubanaya gudaha, oo nagu baabi'inayo ololkiisa.It is a fire that burns from within, consuming us with its flames.
-
Xaflda waa wakhti la dabaal dago iyo mahadnaq waxaana la socdo muusig, qoob ka ciyaar, iyo cunto.The festival is a time for celebration and thanksgiving, and it involves traditional music, dancing, and food.
-
Daryeelka bukaank jiifka ka war qabkisa waxa lagu bixiyaa bukan jiifka waxada, waxada dag daga iyo kuwa bukaan socodka faramashiyaas.Inpatient care is provided by hospital inpatient departments, emergency departments and outpatient clinics.
-
"Maanta, waxaan sameyneynaa saxan fudud oo la yiraahdo dal makhani," ayay tiri."Today, we're going to be making a simple dish called dal makhani," she said.
-
George wuxuu ku qasbanaaday inuu toogto Lennie si uu uga hortago in dal dalo.George is forced to shoot Lennie to prevent him from being lynched.
-
Is-daaweynta ayaa khatar ah, waxaayna dib u dhigi kartaa daaweynta wax ku ool ka ah, iyadoo horseedi karta in ay ka sii darto.Self-treating can be dangerous and delay effective treatment, leading to complications.
-
Kaliya diwaangasho koonto oo bilow inaad ku darto alaabta saladaada.Just sign up for an account and start adding products to your cart.
-
Waxaan isku dayi doonaa waxyaalahaas.I'll try those things.
-
Wuxuu aha mid ogaa cabista inay u daran tahay cafimaadka laakiin wuxuu u muuqday inuu iska dayn karin.He knew that smoking was bad for his health, but he couldn't seem to quit.
-
Waa muhiim in carrabka lagu adkeeyo in deriskaaga u baahan yahay daryeel caafimaad oo rasmi ah.It's important to reiterate that your neighbor needs professional medical attention.
-
Durbadiiba, fikrad ayaa ku soo dhacday.Suddenly, an idea came to him.
-
Madaxa jug ayaa iga dhacday, dhulka ayaan jiiftay, aniga oo dhiig baxaya oo dawakhsan.I was struck down by a blow to the head, and I lay on the ground, bleeding and dazed.
-
Ilmaha wuxuu fiirinayaa qalabka cirka oo wuxuu arkay xiddig dhalaalaya.The child looks through the telescope and sees a bright star.
-
Hal sabab biyaha la'anta ama biyaha ay si la si yaranay wa dhibka si korayo aduunka dhan.One reason is that water scarcity is a growing problem around the world.
-
Meel kasta oo aad doorato, ka dhig meel aad ku dareemayso farxad iyo nabad.Whatever place you choose, make it a place where you feel happy and at peace.
-
Cusbitalada dhimirka wuxu daryel siyaa dadka maskaxada laga hayo.Psychiatric hospitals provide care for people with mental illness.
-
Waxa kale oo ay door ka qaadatay qaabaynta fikirka bulshada iyo siyaasadda.It has also played a role in shaping social and political thought.
-
Hal dariiqo waa inaan ku noolaano iyadoo loo eegayo qiyamkeena.One way is to live according to our values.
-
Waxay bixiyaan dabacsanaan si ay u sahamiyaan xawaarahaaga waxayna noqon karaan ikhtiyaar ka jaban gaadiidka dadweynaha.They offer the flexibility to explore at your own pace and can be a more affordable option than public transportation.
-
Gaaska waa hur caloosha dhabarkeeda ah.Gastritis is inflammation of the stomach lining.
-
Gabadhiisa, Marcela, waxay dhegaysanaysay muusik uusan raali ka ahayn.His daughter, Marcela, was listening to music that he didn't approve of.
-
Wuxuu ogao inuu wax ka bedeli karo nolasha gabadhiisa.He knew that he had made a difference in his daughter's life.
-
Ma ku weydiisanayo inaad raali galin ka bixiso sababtoo ah waan kugu xanaaqay.I’m not asking you to apologize because I’m mad at you.
-
Waa sharci daro wadamada qaarkood laakiin taba galin teeda mar mar waa mid la adkeeyay.It is illegal in most countries, but enforcement is often lax.
-
Wax kale oo uu sameeyo ayuu garan waayay.He didn't know what else to do.
-
Ma garan kartid waxa ay sameyn doonaan.You never know what they're going to do.
-
Waxa uu shaqeeyay saacado, isaga oo si taxadar leh u dhigaya geed kasta meesha ugu habboon.He worked for hours, carefully placing each plant in the perfect spot.
-
Iniintu waa uur-jiif dhir yar oo hurdo leh oo awood u leh inuu u kobco geed cusub ahaan haddii uu ku jiro xaaladaha saxda ah.A seed is a small, dormant plant embryo that is capable of developing into a new plant under the right conditions.
-
Waxaan u sii gudbay arigii oo aan ag jilba jabsaday.I walk over to the goat and kneel down next to her.
-
Sii bukaanka macluumaad ku saabsan ikhtiyaarrada baaritaanka dhalmada kahor ee laga heli karo isbitaalka ama iyada oo loo marayo gudbinta.Provide patient with information on prenatal testing options available at the hospital or through referrals.
-
"Dhaqdhaqaaq kasta si taxadar leh ayaa loo habeeyay si uu u muujiyo dareen ama fikrad gaar ah."Each movement is carefully choreographed to express a specific emotion or idea.
-
Waxa kale oo ay jirkooda u adeegsadaan in ay wada hadlaan oo ay iska difaacaan ugaarta.They also use their trunks to communicate with each other and to defend themselves from predators.
-
“Waxaan la hadlay maamulahayga,” ayay tiri."I've talked to my manager," she said.
-
“Haa, waa sax,” ayay tiri haweenaydii da'da ah."Yes, it is," said the old woman.
-
Waxay heshay shaqo cusub oo aad ugu habboon iyada.She found a new job that was a much better fit for her.
-
Laakiin ka dib, waxaan ka ogaaday socodka hooska.But then, I notice a movement in the shadows.
-
Annaga waxaan nahay kuwa ku socda hooska, oo ka cabsanaya iftiinka.We are the ones who walk in the shadows, afraid of the light.
-
Wuxuu cunay mid kasta oo cunna dhaqameedka maksikaanka ah, ka dibna wuxuu ka codsaday hooyadii inay u sameyso mid kale.He ate every bite of his taco, and then he asked his mother to make him another one.
-
Waxay hoy u tahay qaar ka mid ah calaamadaha caanka ah ee adduunka, oo ay ku jiraan Ahraamta Giza, Sphinx, iyo Matxafka Masar.It is home to some of the world's most famous landmarks, including the Pyramids of Giza, the Sphinx, and the Egyptian Museum.
-
Luxor waxay hoy u tahay Dooxada Boqorrada, halkaas oo lagu aasay qaar badan oo ka mid ah fircoonnadii Masar hore.Luxor is home to the Valley of the Kings, where many of the pharaohs of ancient Egypt were buried.
-
Mugdigu waa iftiin la'aan.Darkness is the absence of light.
-
Kadibna, gudcurka, ayay ku arkeen: iftiin yaab leh oo dhalaalaya.Then, in the darkness, they saw it: a strange, glowing light.
-
Sidoo kale waa ilaha tamar bixiyaal fitamiino iyo macdan.It is also a good source of carbohydrates, vitamins, and minerals.
-
Laakin waxan aqrinayay tiknolajiyada cusub taaso ka cawinayso inad kala saarto carada iyo biyaha bada.But I've been reading about this new technology that allows you to extract sand from seawater.
-
Qadarka roobka ku da'a duufaanka waxaa lagu cabiraa inji.The amount of rain that falls in a rainstorm is measured in inches.
-
Waxay aminsanyd fankeeda inu muhiim yahay waxay na rabay inay dadka aduunka la qaybsato.She believed that her art was important, and she wanted to share it with the world.
-
Isbeddelka Mary ee qaabka farshaxanka ma ahayn mid ay ka maqan yihiin dhaleecaynteeda.Mary's shift in artistic style was not without its critics.
-
"kaliya qaar ka mid ah daawada antihistamines-ka ee farmashiyaha laga iibsado," ayuu Mr. Durand ku jawaabay. "Oo baraf ayaan saarayay markaan guriga tago."" just some over-the-counter antihistamines," Mr. Durand replied. "And I've been putting ice on them when I get home."
-
Kabalyeeriga wuxuu ku jawaabay, "Hagaag, mudane, waxaad dalbatay mignon filet."The waiter replies, "Well, sir, you did order a filet mignon."
-
"Aniga ma garanayo," Ayaan ku jawaabay. "Waxay na xusuusinaysa in aan u baahanahay inaan taxaddarno markaan baabuur wadnayno."Me neither," I responded. "It's a reminder that we need to be careful when we're driving.
-
“Waan ku raacsanahay,” ayuu ku jawaabay Jo. “Dhammaanteen waxaan u baahanahay inaan raacno xeerarka wadada oo aan si difaac leh u wadno.”"I agree," replied Jo. "We all need to follow the rules of the road and drive defensively."
-
Maraykanka wuxuu soo saaray tiro duqaymo joog sare ah intii lagu jiray dagaalka, oo ay ku jiraan B-17 Flying Fortress iyo B-29 Superfortress.The United States developed a number of high-altitude bombers during the war, including the B-17 Flying Fortress and the B-29 Superfortress.
-
Diyaaradahaan waxay awoodeen inay ku duulaan joog ka sareeya 30,000 fiit, taas oo ku adkeysay dagaalyahannada cadowga inay dhexda u galaan.These aircraft were able to fly at altitudes of over 30,000 feet, which made them difficult for enemy fighters to intercept.
-
Jarmalka Luftwaffe wuxuu sidoo kale soo saaray tiro duqaymo joog sare ah, oo ay ku jiraan Heinkel He 177 Greif iyo Messerschmitt Me 264 Amerika Bomber.The German Luftwaffe also developed a number of high-altitude bombers, including the Heinkel He 177 Greif and the Messerschmitt Me 264 Amerika Bomber.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
