Everyday Topics, Part 1 (from the SMOL dataset) in Somali

Play 1,000 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.

__ soo jeesan.
She doesn’t turn around.
mar
Ma
leh
waa
__ soo jeesan.
She doesn’t turn around.
mar
Ma
leh
waa

About this Collection

Description

1,000 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

All 1,000 sentences

These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

  1. Santiago wuxuu la dagaallamaa libaax badeeedyada, laakiin ma joojin karo dhammaantood.
    Santiago fights the sharks off, but he cannot stop them all.
  2. Asal ahaan, waxa kaliya keena Qandho Caseeye waa caabuq ka dhasha fayraska qandho caseeye oo ku gudba qaniinyada kaneeco cudurka wadata.
    Essentially, the only cause of Yellow Fever is infection with the yellow fever virus transmitted by the bite of an infected mosquito.
  3. Wuu igu soo guuxay waxaana shiirin karay neeftisa, ee kulaylka iyo dhimashadaba ah.
    It growled at me and I could smell its breath, hot and reeking of death.
  4. Wuxuu si gaar ah u jeclaa bandhigga dinosaurka, wuxuuna ku qaadan karay saacado uun inuu eego qalfoofka iyo qalfoofka.
    He especially loved the dinosaur exhibit, and he could have spent hours just looking at the skeletons and fossils.
  5. Aad ayaan ugu dhowaa inaan garaaco oo aan urin karay neeftiisa.
    I was so close to hitting him that I could smell his breath.
  6. "Ma rumaysan karo in aan baran doono sida loo kariyo cuntada Hindida maanta," ayay tiri Priya oo 10 jir ah iyada oo faraxsan.
    "I can't believe we're going to be learning how to cook Indian food today," said 10-year-old Priya excitedly.
  7. Suuqyadan waa meel fican oo tusaale ah meelaha cuntada lagu kariyo ee gudaha.
    These markets are a great place to sample local cuisine.
  8. Juan waxa uu bartay sida loo cabbiro maaddooyinka, sida hilibka loo kariyo, iyo sida la iskugu daro cunna dhaqameedka maksikaanka.
    Juan learned how to measure the ingredients, how to cook the meat, and how to assemble the tacos.
  9. Dareen diirimaadka bustaha uu jirkaaga u keeno, oo u daa in muruqyadaadu debciyaan.
    Feel the warmth of the blanket seeping into your body, and let your muscles relax.
  10. Dukaan kasta wuxuu leeyahay faa'iidooyin iyo khasaare u gaar ah.
    Each type of shop has its own advantages and disadvantages.
  11. Waxaan rajeyneynaa dalag badan oo khasabka ah, oo loo isticmaalo in lagu sameeyo rum.
    We're expecting a bumper crop of sugarcane, which is used to make rum.
  12. Ma aanan haysan dhammaan cayaarahan muuqaalka ah iyo kombiyuutarada si ay noo madadaaliyaan.
    We didn't have all these video games and computers to entertain us.
  13. Marki la gaaray wakhtigii aan bixi lahaa, laabta ayay igalisay.
    When it was time for me to go, she gave me a hug.
  14. Si degdeg ah ayuu uga laabtay, laakiin maskii hore ayuu u socday.
    He quickly backed away, but the snake was already on the move.
  15. Natiijadu waa shaqo farshaxan oo muuqaal cajiib ah iyo mid dareen leh labadaba."
    The result is a work of art that is both visually stunning and emotionally moving."
  16. Labadeenaba 17 jir ayaan ahayn, waligeenna horay dhiig uma shubin.
    We were both 17 years old, and we had never donated blood before.
  17. Labadeenaba aad baan u xanaaqnay oo waan wada qaylinay.
    We were both so angry that we were shaking.
  18. Indho malahan, laakin waxaan arkaa labo dhago, waa weyn oo fiiqan.
    It has no eyes, but I can see two large, pointed ears.
  19. Waxaad u baahan doontaa labo maqas oo fiiqan ama cidiya jare, budada styptic ama qalin, iyo shukumaan.
    You'll need a pair of sharp scissors or a nail clipper, a styptic powder or pencil, and a towel.
  20. Waxaa lagu ciyaaraa labo kooxood oo min lix ciyaartoy ah, oo leh hal goolhaye.
    It is played with two teams of six players each, with one goaltender.
  21. Labo nin oo mid 30-yo jir yahay kan kalana 50-yo waxay fadhiyaan baar, waxna cabaya.
    Two men, one in his 30s and one in his 50s, are sitting at the bar, drinking.
  22. Aduunyadu waxba kuguma laha.
    The world doesn't owe you anything.
  23. Laakiin awooddu maahan wax loo adeegsado faa'iidadaada.
    But power is not a thing to be used for your own gain.
  24. Waxaan ula jeedaa, maahan Muwaadin Kane, laakiin waa filim adag.
    I mean, it’s no Citizen Kane, but it’s a solid movie.
  25. Marka aan nadiifinno guriga, kaliya maahan inaan ka dhigno meel aan ku noolnahay si raaxo leh, laakiin sidoo kale waxaan abuureynaa dareen nidaam iyo nabad.
    When we clean the house, we are not only making our living space more comfortable, but we are also creating a sense of order and peace.
  26. Anigu garan maayo waxa la sameeyn karo.
    I don't know what to do.
  27. Gawaarida kirada ah waa hab ku habboon oo lagu wareego marka la booqanayo magaalo ama waddan cusub.
    Rental cars are a convenient way to get around when visiting a new city or country.
  28. Kadibna waxay u kaxaysay magaalo u dhow.
    Then she led him to a nearby town.
  29. Magaalada waxay ahayd magaalo aad u baaxad wayn, oo fidsan, nolol iyo tamar ka buuxda.
    The city was a vast, sprawling metropolis, full of life and energy.
  30. Waxaa loogu magac daray midabo dhalaalaya iyo afkeeda gaarka ah, kaas oo u qaabbaysan qaansoroobaad.
    It is named for its bright colors and distinctive mouth, which is shaped like a rainbow.
  31. Mahadsanid, dhakhtar. Waan mahadnaqayaa taas .
    Thank you, doctor. I appreciate that.
  32. "Hagaag, mahadsanid," ayuu yiri Mr. Durand, isagoo u muuqda mid nafis dareemay. "Waan ka mahadnaqayaa."
    "Okay, thanks," Mr. Durand said, looking relieved. "I appreciate it."
  33. Waxan xasusta malin an soo goyay beerta qoyskeena.
    I remember the day I collected the first harvest of our family farm.
  34. Waxay ahayd maalin xasuus leh iyo malin an la hilmamayn.
    It was a truly memorable day, and one that I will never forget.
  35. Ha leexin ama ha gaabin shilinta, sababtoo ah tani waxay keeni kartaa in madaxu dillaaco oo ku haro maqaarkaaga.
    Don't twist or jerk the tick, as this could cause the head to break off and remain in your skin.
  36. "Waa nooc maraq misir ah oo aad looga jecel yahay Hindiya."
    "It's a type of lentil soup that's very popular in India."
  37. Mardhaw ma u safartay qaaradda Afrika (Afrikada Saxaraha Ka Hooseysa(?
    Have you recently travelled to sub-Saharan Africa?
  38. Markan fasaxno lifaaqena waxan isku furna macqulaha aduunka cusub.
    When we can let go of our attachments, we open ourselves up to a new world of possibilities.
  39. Waxaa la keenay cunto iyo cabitaan badan, muusikadana marna ma joogsan.
    There was plenty of food and drink, and the music never stopped.
  40. Dhacdadan naxdinta leh waxay muujineysaa muhiimada ay leedahay lahaanshaha eey mas'uul ah.
    This tragic incident highlights the importance of responsible dog ownership.
  41. Oh, kaliya waxyaabo aan micno lahayn, ma ogtahay. Furayaashayda ayaa iga lummaya, ballamaha ayaan illaabaa... gabadhaydu waxaay leedahay mararka qaar waad ku celcelisaa hadalka.
    Oh, just silly things, you know. Losing my keys, forgetting appointments... my daughter says I repeat myself sometimes too.
  42. Tani waxay la micno tahatay in hantida ay iskugu ururidoonto dad koban in ugu badana tirada dadkan ay ku nooladan saboolnimo.
    This means that the wealth is concentrated in the hands of a few, while the majority of the population lives in poverty.
  43. Hmm, malaha dhowr bilood hadda. Way adag tahay in si sax ah loo sheego muddada.
    Hmm, maybe a few months now. Hard to say exactly.
  44. Markaa marka xigta oo aad bannaanka soo baxdo habeenkii, qaado daqiiqad si aad u qadariso mugdiga.
    So next time you're outside at night, take a moment to appreciate the darkness.
  45. Iftiinka iyo mugdiga waa laba iska soo horjeeda, laakiin sidoo kale waa laba dhinac oo isku mid ah.
    Light and darkness are two opposites, but they're also two sides of the same coin.
  46. Mida ugu muhimsan ee tariiqda Malawi waxa ka mid ah David Livingstone, John Chilmebwe iyo Hasting Kamuzu Banda.
    Some of the most important historical figures in Malawi include David Livingstone, John Chilembwe, and Hastings Kamuzu Banda.
  47. Mida ugu muhimsan ee la xasusto wa marka aan iska daynayno lifaaqan anaga meel u ahayn.
    One of the most important things to remember when trying to let go of our attachments is that we are not our possessions.
  48. "Waxaan hor istaagay farshaxanka, qalbigayga waxaa ka buuxsamay cabsi iyo murugo labadaba.
    "I stood before the sculpture, my heart filled with both awe and sadness.
  49. "Kaliya waxay dareensiinayaan murugo"
    They just make them feel sad."
  50. "Waa arrin murugo leh," ayuu yiri. "Ma qiyaasi karo sida qoysaska dhibbanayaasha ay ula tacaalayaan."
    "It's so sad," he said. "I can't imagine how the families of the victims are coping."
  51. Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa tuugsadihii u sheegay Camaara in la gaaray xilligii ay xirfaddeeda muujin lahayd.
    One day, the beggar told Amara that it was time for her to demonstrate her skills.
  52. Cabitaankaygii ayaan kabbaday oo aan miiskii ka jalleecay naagtii aan dhawr mar is shukaansanaynay.
    I took a sip of my drink and glanced across the table at the woman I’d been on a few dates with.
  53. Ku celi marar badan kana dhig miskaxdaada mid nadiif ah jirkagana mid wali caadi ah.
    Repeat this several times, letting your mind clear and your body become still.
  54. "Waan ku faraxsanahay," ayay tiri hooyo. "Dhirta way noo fiican yihiin, waxay naga caawiyaan nadiifinta hawada waxayna na dareensiiyaan wanaag."
    "I'm glad," Mommy said. "Plants are good for us. They help clean the air and make us feel better."
  55. Dooxda Malawi waa dooxda sedexaad ee ugu weyn Afrika waxayna guri utahay noocyo badan oo kaluun iyo duurjoog ah.
    Lake Malawi is the third-largest lake in Africa and is home to a wide variety of fish and other wildlife.
  56. Waxaa jira noocyo badan oo kala duwan oo rum ah, mid walbana leh astaan dhadhan oo u gaar ah.
    There are many different types of rum, each with its own unique flavor profile.
  57. Laga soo bilaabo la'aanta Amelia Earhart illaa aqoonsiga Jack the Ripper, arimahaan waxay nooga tageen la yaab ah waxa dhab ahaantii dhacay.
    From the disappearance of Amelia Earhart to the identity of Jack the Ripper, these cases have left us wondering what really happened.
  58. Ka dib markii aan shubnay, waxaa nala siiyay kartoon cabitaan iyo buskud si ay nooga caawiso inaan soo kabano.
    After we donated, we were given a juice box and a cookie to help us recover.
  59. Hadda ka hor, waxa jiray nin lagu magacabo Rajiv kaas oo ku noolaa tuulo yar.
    Once upon a time, there was a young man named Rajiv who lived in a small village.
  60. Dadkaan waxay ku noolaayeen xaafadaha isku raranta ah, iyaga oo ku noolaa guryo yaryar oo inta badan ay buux dhaafiyeen oona burbursanaa.
    These people lived in the slums, in tiny apartments that were often overcrowded and in disrepair.
  61. “Iga raali noqo?”
    "Excuse me?"
  62. Marka nudaha ay dhaawacmaan, waxay sii daayaan kiimikooyin u soo jiida unugyada dhiigga cad iyo unugyada kale ee difaaca goobta.
    When tissue is damaged, it releases chemicals that attract white blood cells and other immune cells to the area.
  63. Waqti ayay igu qaadatay inaan la qabsado nolosha magaalada, laakiin ugu dambeyntii waan jeclaaday.
    It took me a while to adjust to city life, but eventually I came to love it.
  64. Qado ayaan soo qaadanay waxaana soo dhaqaaqnay subaxii hore.
    We packed a lunch and set out early in the morning.
  65. Waxaan ku ciyaarnay wiifoowyaasha iyo silixda, ka dib waxaan dib ugu laabanay gudaha si aan qado u cunno.
    We played on the swings and the slide for a while, then we went back inside for lunch.
  66. "Hooyo, maxa qaldan?" Waxay jiiday neefta oona soo jeesatay si ay ii aragto.
    “Mum, what’s wrong?” She takes a deep breath and turns to face me.
  67. Markay qoraxda si dhacay wiil yar oo lagu magacabo Raman aya kaso baxay dusiga una socday xafada.
    As the sun began to set, a young boy named Raman made his way home from school.
  68. Daraasadu waxay ogaatay in heerka tognaanta beenta ah uu ka sarreeyo dumarka da'da yar, lahaa naaso cufan, oo leh taariikh qoys oo kansarka naasaha ah.
    The study found that the rate of false positives was higher among women who were younger, had dense breasts, and had a family history of breast cancer.
  69. Ambedkar wuxu ka dhashay qoys hoose ah wa koox lo tix galiyo mid aan la tabtaan ee qaybat isku xiriro hindiya.
    Ambedkar was born into a Dalit family, a group of people who were considered to be untouchables in the caste system of India.
  70. Waxaan rabay inaan qoys ku korin karo meel aan cid walba aqaano qof walbana wuu i yaqaan.
    I wanted to be able to raise a family in a place where I knew everyone and everyone knew me.
  71. Waxaan ka fikiray qoyskayga iyo asxaabtayda, iyo sida ay iigu xiisi doonaan.
    I thought about my family and friends, and how they would miss me.
  72. Qoyskayga ayaa had iyo jeer xoollo dhaqda.
    My family has always kept animals.
  73. Waxaan sidoo kale jeclahay inaan wakhti la qaato qoyskayga.
    I also like to spend time with my family.
  74. Bari baa, waxaa jiray webi qurux badan oo ku dhex qulqulaya kaymo badan.
    Once upon a time, there was a beautiful river that flowed through a lush forest.
  75. Waalidiintiisa ayaa baabuurkooda ladaba raacay, wadnohooda la garaacmayo baqdin.
    His parents followed in their car, their hearts pounding with fear.
  76. Waxaan idhaheeda la raacay banaanka daaqada.
    I follow her gaze out the window.
  77. Intaan sii soconay, aygi madowaa wuu na soo raacay.
    As we walked, the black dog followed us.
  78. Xoon libaax baddeed ah ayaa soo raacay doonta, waxayna bilaabeen inay cunaan malayga.
    A school of sharks follows the boat, and they begin to eat the marlin.
  79. Waxay weli saaxiib la tahay saaxiibkeed hore, Tom.
    She is still friends with her former boyfriend, Tom.
  80. Intaa waxa dheer, roobka aashitada ahi waxa uu dhaawici karaa dhismayaasha iyo taalooyinka iyaga oo daxal-geliya agabka ay ka samaysan yihiin.
    In addition, acid rain can damage buildings and statues by corroding the materials they're made of.
  81. Shakhsi kasta waa in uu isticmaalaa alaabtiisa u gaarka ah.
    Each individual should use their own dedicated items.
  82. Xagga saaxiibtay, shaqadeeda cusub ayay si fiican u qabanaysaa.
    As for my colleague, she's doing great in her new job.
  83. Wuxuu si taxadar leh u dhigay hayaayadahii qaboojinta wuuna dhoola cadeeyay, isagoo ku faraxsan shaqadiisa.
    He carefully set them on a cooling rack and smiled, pleased with his work.
  84. Shaqadiisa sidoo kale caan ku tahay saameynta ay ku leedahay falsafadda sayniska.
    His work is also known for its influence on the philosophy of science.
  85. Macaamiilka ayaa ka mas'uul ah kharashka soo celinta shayga.
    The customer is responsible for the cost of returning the item.
  86. Dabcan, ma jiro wadahadal ku saabsan suuqyada hawada furan oo dhameystiran iyada oo aan la sheegin cuntada.
    Of course, no discussion of open-air markets would be complete without mentioning the food.
  87. Sheekada Mary waa xasusin tahay in faanka uu yahahy qalab xoog badan oo la muujin karo.
    Mary's story is a reminder that art can be a powerful tool for expression.
  88. Laakiin inkasta oo caalamku dhammaan karo, haddana sheekada noloshu way sii socon doontaa.
    But even though the universe may end, the story of life will continue.
  89. Waxay maqleen sheekooyin ku saabsan dadka lagu khiyaaneeyo xayeysiisyada onlaynka ah, mana aysan dooneynin inay ka mid noqdaan.
    They had heard stories about people getting scammed by online ads, and they didn't want to be one of them.
  90. Way cabbayeen oo qoslaayeen, iyagoo ku raaxeysanayeen shirkadda midba midka kale, markii si lama filaan ah nalalka u dameen.
    They were drinking and laughing, enjoying each other's company, when suddenly the lights went out.
  91. Si su'aasheeda si sax ah looga jawaabo, waa in ay macluumaad dheeri ah siiso dhakhtar.
    To answer her question properly, she needs to provide more information to a doctor.
  92. Waxaan la noolahay sonkorowga nooca 1aad muddo ka badan 20 sano.
    I have been living with type 1 diabetes for over 20 years.
  93. Sonkorowga waa xaalad saameeya habka jirkaagu cuntada ugu beddesho tamar.
    Diabetes is a condition that affects the way your body turns food into energy.
  94. Haddii aad wax su'aalo ah ka qabto shilinta ama cudurka Lyme, la hadal dhakhtarkaaga.
    If you have any questions about ticks or Lyme disease, talk to your doctor.
  95. Labadeenaba waxaan buuxinay xogwaraysi waxaana ka jawaabnay su'aalo ku saabsan taariikhdeena caafimaad.
    We both filled out a questionnaire and answered some questions about our health history.
  96. Macalgada, Isaga ama iyada waxay kala soo bixi karaan baaquli uumayo oo maraq ah ama suugo ah.
    With a ladle, he or she can ladle out a steaming bowl of soup or sauce.
  97. Booliiska weli ma aysan soo saarin wax macluumaad ah oo ku saabsan tuhmanayaasha suurtagalka ah ama ujeeddooyinka ku saabsan luminta Green.
    The police have not yet released any information about possible suspects or motives in Green's disappearance.
  98. Taasina waa waxa ugu muhiimsan.
    And that's what matters most.
  99. Sida hal filim, lamaanaha ayaa ku kala tagay sababtoo ah ninka saaxiibkiisa ugu fiican ayaa jeclaaday gabadha.
    Like, in one movie, the couple broke up because the guy's best friend was in love with the girl.
  100. Foolka ayaan ka dhunkaday ka dibna waan ka tagay.
    I kissed her on the forehead and then I left.
  101. Hadda aad bay u faraxsan tahay, wayna ku faraxsan tahay inay qaadatay go'aanka ah inay ka tagto shaqadeedii hore.
    She's much happier now, and she's glad that she made the decision to leave her old job.
  102. Guba oo ha tagto.
    Burn it and let it go.
  103. Tallaal ayaa lagu talinayaa dadka u safraya meelo tiifoow ku badan yahay iyo shakhsiyaadka la falgala dadka tiifoow qaba.
    Vaccination is recommended for travelers to areas where typhoid is common and for individuals with close contact with a typhoid carrier.
  104. Waxaa sidookale tallaal ay dadka ka qaadan karaan jirrooyinka dadka iyo xayawaannada ay kala qaadaan (sida raabitada).
    There are also human vaccines for some zoonotic diseases (e.g., rabies).
  105. Ugu dambayntii, dhammaanteen waxaan qaybteena ku gudan karnaa innagoo baabuur wadid yaraynayna, dib u warshadayn badan, oo si hufan u isticmaalna tamarta.
    And finally, we can all do our part by driving less, recycling more, and using energy more efficiently.
  106. Qaar ka mid ah kuwa can san ee dadka hesaha tumo waxa ka mid ah Grateful Dead, Jefferson Airplane iyo albabka.
    Some of the most popular hippie bands included the Grateful Dead, Jefferson Airplane, and the Doors.
  107. Haweenka uurka ah iyo dadka nidaamkooda difaaca jirka nugul yahay ayaa halis sare ugu jira.
    Pregnant women and individuals with weakened immune systems are at higher risk.
  108. Waxaa jira kuwa kale oo aan la wadaago culayskayga.
    There are others who share my burden.
  109. Wuxuu ku faanay shaqadiisa wuxuuna had iyo jeer ku faraxsanaa inuu la wadaago hal-abuurkiisa dadka kale.
    He took pride in his work and was always happy to share his creations with others.
  110. Maalintii imtixaan wadista ayaa timid, waxaana ka walwalsanaa in ka badan sidii aan waligay nolashayda ahaan jiray.
    The day of my driving test arrived, and I was more nervous than I had ever been in my life.
  111. Waxaan jeclahay inaan wakhtigan ku qaato bannaanka, anigoo ku raaxaysanaya hawada cusub iyo qoraxda.
    I love to spend this time outdoors, enjoying the fresh air and sunshine.
  112. Tan waxaa ka mid noqon kara inaad wakhti la qaadato kuwa aad jeceshahay, cunista cuntooyinka aad jeceshahay, ama samaynta wax aad waligaa rabtay inaad samayso.
    This could include spending time with your loved ones, eating your favorite foods, or doing something you have always wanted to do.
  113. Haddii aad waligaa aragto xayaysiis soo booda oo u muuqda mid laga shakin karo, iska xir oo ha gijin.
    If you ever see a pop-up ad that looks suspicious, just close it and don't click on it.
  114. Haddii aadan waligaa hubin inay badqabto iyo in kale, kaliya ha sameyn.
    And if you're ever not sure whether or not it's safe, just don't do it.
  115. Walwal badan ayay qabeen.
    They were frantic with worry.
  116. Markan wax shay ku liifaqno waxan noqonaa kuwo islahansiiyo oo maamulo wana dhibatona markan wayno ama heli wayno waxan rabnay.
    When we are attached to something, we become possessive and controlling, and we suffer when we lose or cannot have what we want.
  117. "Laakiin ka waran dhibka?" ayuu ardaygii waydiiyay. "Ciyaaraha dhaqameedku inta badan aad bay u adag tahay in la barto."
    "But what about the difficulty?" asked the student. "Traditional dances are often very challenging to learn."
  118. Waxaan sidoo kale wax badan ka baranayaa naftayda, iyo aduunka igu wareegsan.
    I'm also learning a lot about myself, and about the world around me.
  119. "Waa maxay waxaas?" ayuu weydiiyay.
    "What's that?" he asked.
  120. Lily waxay ogaatay inay tahay inay joojiso, sidaa darteed waxay ku oraday wiilasha waxayna u sheegtay in waxa ay sameynayaan ay khalad yihiin.
    Lily knew that she had to stop them, so she ran up to the boys and told them that what they were doing was wrong.
  121. Xanuunno badan ayaa wadaaga astaamahan.
    Lots of illnesses share those symptoms.
  122. Dalxisayasha waxay raadiyan gorgortan waxa ka raab dharka malaha lagu xasuusto.
    Visitors can find a bargain on everything from clothes to souvenirs.
  123. Ciyaarta xeegada ee waa mid aad u dheeraysa, oo ah ciyaar jireed oo lagu ciyaaro baraf.
    Hockey is a fast-paced, physical sport that is played on ice.
  124. Xeegada waa ciyaar caan ka ah Kanada, Mareykanka, iyo Yurub.
    Hockey is a popular sport in Canada, the United States, and Europe.
  125. Ciyaartii ugu horreysay ee xeegada gudaha waxaa lagu ciyaaray Montreal, Kanada, 1875-kii.
    The first indoor hockey game was played in Montreal, Canada, in 1875.
  126. Xitaa khalad yar wuxuu yeelan karaa cawaaqib xumo."
    Even a small mistake can have devastating consequences."
  127. "Waan ogahay," ayaan si aamusan u iri. "Si ka adag ayaan isugu dayi doonaa."
    "I know," I say quietly. "I'll try harder."
  128. Daraasad Cusub ayaa ogaatay in baaritaanka Kansarka Naasaha ay u horseedi karaan waxyaabo been abuur ah
    New Study Finds That Breast Cancer Screenings Can Lead to False Positives
  129. Daraasad cusub oo lagu daabacay joornaalka JAMA Internal Medicine ayaa lagu ogaaday in baaritaanka kansarka naasaha uu u horseedi karo waxyaabo been abuur ah.
    A new study published in the journal JAMA Internal Medicine has found that breast cancer screenings can lead to false positives.
  130. Natiijo togan oo been abuur ah waa marka mammogram uu muujiyo in haweeneydu qabto kansarka naasaha, marka aysan dhab ahaantii dhicin.
    A false positive result is when a mammogram shows that a woman has breast cancer, when she actually does not.
  131. Dhadhanka ayaa ku qoob ka ciyaara carrabkaaga, iyagoo abuuraya farxad ah.
    The flavors dance on your tongue, creating a symphony of delight.
  132. Abuurka wuu soo dhawaanayaa.
    The creature gets closer.
  133. Abuurka ayaa nasoo daba bursaday, laakin aad ayaan u dheeraynaynay.
    The creature chases after us, but we’re too fast.
  134. Rum sidoo kale waxaa loo isticmaali karaa hal abuurka cabitaanka mashalka, sida Hemingway Daiquiri ama Painkiller.
    Rum can also be used in more creative cocktails, such as the Hemingway Daiquiri or the Painkiller.
  135. Waxay yihiin hab muujinta, hab lagu abuuro wax qurux badan oo macaan.
    They are a means of expression, a way to create something beautiful and delicious.
  136. Waxay bixiyaan alaab badan iyo adeegyo kuwaso cusub oo gacanta laga sameeyo.
    They offer a variety of goods and services, from fresh produce to handmade crafts.
  137. Cusbutalka guud, waxay bixiyaan adeegyo badan waxa ka mid ah dawoyinta qalin, nafaqeynta umusha dhaqtarka caruurta.
    General hospitals provide a wide range of services, including medical, surgical, obstetrical, and pediatric care.
  138. Wakhtigi dhexe cusbitalada waxa gacanta ku ahyn jiray mamulo diimeed.
    In the Middle Ages, hospitals were often run by religious organizations.
  139. Waxana awooday inaa shaqada si qabto wakhti badan anigoona ka daalayn tolamada waxay ahayd mid fudud.
    I was able to work on the project for longer periods of time without getting tired, and the stitches were easier to make.
  140. Waxaan awooday inaan sameeyo jawaaba qurux badan.
    I was also able to create a more beautiful result.
  141. Isticmaal maro nadiif ah oo ku camujuji ka dibna ku tirtir mesha ayada tirtiraha.
    Use a clean cloth to blot up the spill and then wipe the area with a damp mop.
  142. Bararaka ba'an waa qayb caadi ah oo ka mid ah habka bogsashada.
    Acute inflammation is a normal part of the healing process.
  143. Marka ma halkaas baad ka timid, sideedse ku ogaatay in aad qabto?
    So are you from there and how do you know you got it?
  144. Waxay ku shaqeeynayaan saacado dheer mushahar yar, waxayna badanaa ku qasbanaadaan inay iska baxaan iyagoon haysan baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada iyo daryeelka caafimaadka.
    They worked long hours for low pay, and they often had to go without basic necessities like food and healthcare.
  145. Boorsada bacda waa shay meel walbo yalo aduunka casriga ah.
    The plastic bag is a ubiquitous object in our modern world.
  146. Bacda waxay calaamad u tahay dhaqankeena tuurista.
    The plastic bag is a symbol of our throwaway culture.
  147. Markii aan sii weynaaday, waxaan ku darnay dhowr xayawaan oo dheeri ah isku darka, oo ay ku jiraan bakayle, doofaarka guinea, iyo hamster.
    As I got older, we added a few more animals to the mix, including a rabbit, a guinea pig, and a hamster.
  148. Waxay baratay inay adag tahay oo xor tahay oo aysan ka baqanayn inay wajahdo caqabadaha ka hor imaanayo.
    She has learned that she is strong and independent, and she is no longer afraid to face whatever challenges come her way.
  149. "Maya, ma aadan sameyn! Adiga hortayda ayaad toos uga soo baxday!"
    "No, you didn't! You just pulled right out in front of me!"
  150. Haddii uu doonayo inuu dadka wanaagsan ilaaliyo, wuxuu u baahan yahay inuu beddelo jidadkiisa.
    If he wants to keep good people, he needs to change his ways.
  151. Ma jiro wax la yiraahdo qado bilaash ah.
    There's no such thing as a free lunch.
  152. La hadal dhakhtarkaaga maanta oo ku billow jidka bogsashada.
    Talk to your doctor today and start on the path to recovery.
  153. Qaybaha birta saqafka ah ee maqan waxay sidoo kale noqon kartaa khatar badbaado.
    Missing roof rail pieces can also be a safety hazard.
  154. Bisada si cad ayay u halgamaysaa, laakiin way sii wadaysaa isku daygeeda, wax walbana waa wax aad u qosol badan.
    The cat is clearly struggling, but it keeps trying, and the whole thing is just so funny.
  155. Cocoa wuxuu ahaa bakayle bunni iyo caddaan Holland bakayle ah.
    Cocoa was a brown and white Holland Lop rabbit.
  156. Green waxaa lagu sifeeyay inay tahay 5'6" dheerer, oo leh timo dhaadheer oo bunni ah iyo indho cagaaran.
    Green is described as being 5'6" tall, with long brown hair and green eyes.
  157. “Laakiin sidee baan taas u samayn karaa?” ayuu weydiiyay gabadha dhallinyarada ah. “Adduunku aad buu uga buuxaa silica.”
    "But how can I do that?" asked the young woman. "The world is so full of suffering."
  158. Isticmaal weelka kaneecada ama gudaha ku shid uumiyeyaasha cayayaanka laga buufiyey.
    Consider using mosquito coils or insecticide-treated vaporizers indoors.
  159. Waxay noqon kartaa xeeb, kayn ama buur.
    It could be a beach, a forest, or a mountaintop.
  160. Waa in uu isticmaalaa waxlaha caabbiya kaneecada ee wata maaddooyinka DEET, picaridin ama IR3535.
    He should use mosquito repellent containing DEET, picaridin, or IR3535 liberally.
  161. Isticmaal waxyaabaha cayayaanka caabbiya ee wata DEET.
    Use insect repellent containing DEET.
  162. Wakhtigan xaadirka ah, caalamka wuxuu bilaabi doonaa inuu qandaraas galo.
    At this point, the universe will begin to contract.
  163. "Waxay ahayd mid ka mid ah ugaarsiga ugu weyn uguna cabsida badan ee abid dhulka ku socda."
    "It was one of the largest and most fearsome predators to ever walk the Earth."
  164. Tuugsadihii intuu dhoola caddeeyey ayuu u sheegay inuu ku farxi doono inuu wax baro.
    The beggar smiled and told her that he would be happy to teach her.
  165. Xiligaa aan ugu u jeclahay waa kan ay dhammaan cagaar yihiin, dhirtuna ubax leedahay, shimbiruhuna ay hesayaan.
    My favorite season is the one in which all is green, the trees are in full bloom, and the birds are singing.
  166. Inta uu dhulka ku duulay ayuu caleen badan soo urursaday.
    He flew down to the ground and gathered a large load of leaves.
  167. Socod baradkii ayaa soo gaaray oo taabtay caleen.
    The toddler reached out and touched a leaf.
  168. Markaan daawanayay iyadoo la fogeynayo, waxaan dareemay calool xumo.
    As I watched it being hauled away, I felt a pang of regret.
  169. Cinjirka waxaa loo isticmaalaa meelo kala duwan oo baabuurka dushiisa ah, oo ay ku jiraan taayarada, bareega, iyo cinjirada.
    Rubber is used in a variety of places on a car, including the tires, brake pads, and seals.
  170. Marka cinjirka dhamaado, wuu dillaaci karaa, wuu kala dhici karaa, ama haddii kale wuu xumaan karaa.
    When rubber becomes worn, it can crack, split, or otherwise deteriorate.
  171. Boombilayaasha iyo qalabka boombilaha waa hab caan ah oo carruurta ku ciyaaraan oo ay wax ku bartaan.
    Dolls and doll accessories are a popular way for children to play and learn.
  172. Habenkaas waxay haben cunta badan an cunay oo cunay oo cabnay qancinta qalbigeena.
    That night, we had a big feast, and we all ate and drank to our hearts' content.
  173. Waxay la macno tahay daacadnimo, la aamini karo, iyo akhlaaqda.
    It means being honest, trustworthy, and ethical.
  174. Waxay kaloo sababi karaan koronto la'aan iyo daadad.
    They can also cause power outages and flooding.
  175. Daadadka ayaa si gaar ah khatar u noqon kara, maadaama ay si dhakhso leh u xaaqi karto dadka iyo hantida.
    Flooding can be especially dangerous, as it can quickly sweep away people and property.
  176. Waa muhiim in la daawado calaamadaha cudurka Lyme ka dib marka ay shilinta qaniinto.
    It's important to watch for signs of Lyme disease after being bitten by a tick.
  177. Guud ahaan, waxaan u maleynayaa in kani yahay filim adag oo mudan in la daawado.
    Overall, I think this is a solid movie that is worth watching.
  178. Guud ahaan, waxaan u maleynayaa inuu yahay filim si fiican loo sameeyay oo mudan in la daawado.
    Overall, I think it’s a well-made film that is worth watching.
  179. Markaa waxaa laga yaba inaan taleefishinka daawado ama ciyaar ciyaarta muuqaalka.
    Then I might watch TV or play video games.
  180. Waan qiyaasi karaa. Maanta waxaan dib u eegi doonnaa daawooyinkaaga. Mararka qaarkood daawooyinka qaar waxaay saameyn karaan xusuusta iyo fekerka.
    I can imagine. We'll definitely review your medications today. Sometimes certain medications can affect memory and thinking.
  181. Mid waa in lagu beddelo ilaha tamarta nadiifka ah, sida tamarta qorraxda iyo dabaysha.
    One is to switch to cleaner energy sources, such as solar and wind power.
  182. Intaa waxaa dheer, turjumaadda ayaa kaa caawin kara dhisida xiriir la yeelashada macaamiisha dalalka kale iyo dhaqamada.
    In addition, translation can help to build relationships with customers in other countries and cultures.
  183. Abuurka ayaa naga dambeeya.
    The creature is right behind us.
  184. Sclera' waa qaybta cad ee isha, choroid waa lakabka mugdiga ah ee ka dambeeya sclera, retina nane waa lakabka iftiinka xasaasiga ah ee isha gadaashiisa.
    The sclera is the white part of the eye, the choroid is the dark layer behind the sclera, and the retina is the light-sensitive layer at the back of the eye.
  185. Ugu dambeyntiina, koonku wuxuu gaari doonaa heer uusan sii ballaarin karin.
    Eventually, the universe will reach a point where it can no longer expand.
  186. Ugu dambeyntiina, mar dambe ma qaadan karin.
    Finally, I couldn't take it anymore.
  187. Waxaan u nimid inaan ka dhiidhinno cadaalad darada lagu hayo dadkeena.
    We are here to protest the injustice that is being done to our people.
  188. Waxaad ku raaxeysan kartaa saladkan miraha macaan kaligood, ama kor kaga daraya yogurt ama jalaatada.
    You can enjoy this delicious fruit salad on its own, or as a topping for yogurt or ice cream.
  189. Jilaaga ugu weyn waxay ahayd mid si gaar ah loo rumaysan karo, runtiina waan dareemi karaa xanuunkiisa iyo murugadiisa.
    The main character was especially believable, and I could really feel his pain and anguish.
  190. Waxaad dareemi doontaa nafis iyo fudfudayd, diyaarna u ah inaad qaabisho maalinta.
    You'll feel refreshed and rejuvenated, ready to take on the day.
  191. Waxa kale oo si weyn loogu dari karaa cuntada xagaaga ama potluck.
    It is also a great addition to a summer picnic or potluck.
  192. Mid ka mid ah saameynta tooska ah ee isbeddelka cimilada ee beeraha waa kororka soo noqnoqoshada iyo darnaanta dhacdooyinka cimilada ba'an.
    One of the most direct effects of climate change on agriculture is the increase in the frequency and severity of extreme weather events.
  193. Beertu waxay ahayd mid qurux badan, wuuna ogaa inuu ku raaxaysan doono inuu saacado badan daryeelo.
    The garden was beautiful, and he knew that he would enjoy spending many hours tending to it.
  194. Waxaan jeclaa inaan daryeelo dhammaan xayawaanadeena oo aan wax ka barto baahiyahooda kala duwan.
    I loved taking care of all of our animals and learning about their different needs.
  195. Mid ka mid ah shay ay tahay inay dhacaan marka sawir qosol leh ama muuqaal ah uu faafo waa in lala wadaago dadka kale.
    One thing that must happen when a funny picture or video goes viral is that it is shared with others.
  196. Tani muhiim ayay u tahay haweenka uurka leh khaasatan, kuwaasi oo khatar dheeri ah ugu jira xanuun daran haddii uu ku dhaco xanuunka RVF.
    This is particularly important for pregnant women, who are at higher risk of severe complications from RVF.
  197. Marka iftiinka ku dhaco qaybta retina, waxaa loo beddelaa calaamadaha korantada ee loo diro maskaxda iyada oo loo marayo dareemayaasha indhaha.
    When light hits the retina, it is converted into electrical signals that are sent to the brain via the optic nerve.
  198. La dhaqan xumid xayawanada waa mid shay daran kaso dhaco malin kasta.
    Animal cruelty is a terrible thing that happens every day.
  199. Waxaa jiray waratada wax walba iibinaya laga soo bilaabo qufulo fudud ilaa quful adag oo isku dhafan, iyo farsamoyaqaanno muujinaya xirfadahooda xirida iyo qufulida.
    There were vendors selling everything from simple padlocks to complex combination locks, and artisans demonstrating their skills in lockpicking and locksmithing.
  200. Rum waa alkolo isku dhafan oo loo isticmaali karo noocyo kala duwan oo cabitaan mashakal ah.
    Rum is a versatile spirit that can be used in a variety of cocktails.

Why learn with Clozemaster?

The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.

Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.

Always in context

50+ languages

Varying difficulty levels

Fun ways to play

Multiple choice

Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.

Text input

Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.

Practice listening

Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.

Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.

—Pentti S., Google Play

Learn on the go.

Use your downtime to level up.

Get it on Google Play
QR Code

Get fluent even faster with
Clozemaster Pro

Unlimited play

While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.

Unlimited listening

Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.

Unlimited languages

Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.

Offline mode

Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.

Cloze-Reading

Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.

Customize to you

Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.

More Somali Collections You Can Play