Everyday Topics, Part 2 (from the SMOL dataset) in Somali

Play 1,154 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.

Ha dib ______!
Don't delay!
dhaaf
dhigin
dhalasho
dhaqsaha
Ha dib ______!
Don't delay!
dhaaf
dhigin
dhalasho
dhaqsaha

About this Collection

Description

1,154 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

All 1,154 sentences

These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.

  1. Maalamah dhalashada waa wakhti loo dabaaldego maalinta aad dhalatay.
    Birthdays are a time to celebrate the day you were born.
  2. Markii uu dhameeyay ayuu dib u istaagay oo eegay shaqadiisa.
    When he was finished, he stood back and admired his work.
  3. Marka dal makhani la dhameeyay ayay ardayda fariisteen si ay u cunaan.
    When the dal makhani was finished, the students sat down to eat.
  4. Shaqada ka dib, dadku waxay ku nasan karaan guriga qoysaskooda, u baxaan casho, ama ka qayb galaan munaasabad dhaqameed.
    After work, people might relax at home with their families, go out to dinner, or attend a cultural event.
  5. Fufu wa cunto dhaqameed laga cuno galbeedka afrika boqolal sano ka hor.
    Fufu is a traditional food that has been eaten in West Africa for hundreds of years.
  6. Qolka wuxuu galay gudcur, codka kaliya ayaa ahaa dhawaqa neefsashadooda.
    The room was plunged into darkness, and the only sound was the sound of their own breathing.
  7. Isbitaalka ayay dhigeen waxayna u bilaabeen daaweyn.
    They admitted him to the hospital and began treatment.
  8. Cunnada khudradda waxay ka kooban tahay noocyo kala duwan oo suxuunta iyo maaddooyinka la diyaariyey iyada oo aan la isticmaalin hilib, digaag, ama kalluun.
    Vegetarian cuisine encompasses a wide variety of dishes and ingredients that are prepared without the use of meat, poultry, or fish.
  9. 1987-kii Sankara waxa lagu dilay afgambi uu hogaminayay Blaise Compaore.
    In 1987, Sankara was assassinated in a coup d'état led by Blaise Compaoré.
  10. Darawalkii gaariga koowaad ayaa isla markiiba la dilay, waxaana dhaawac halis ah soo gaaray darawalkii gaariga labaad.
    The driver of the first car was killed instantly, and the driver of the second car was seriously injured.
  11. Waxaa la sheegay in la waayay Talaadadii, kooxo baarayaash ayaana loo diray si ay u soo helaan.
    She was reported missing on Tuesday, and search teams were dispatched to find her.
  12. Dugsiga ka dib, inta badan guriga ayaan aadaa waxaana sameeyaa shaqada guriga la iigu soo diray.
    After school, I usually go home and do my homework.
  13. “Waan ogahay,” ayay tiri Sarah. “Laakiin waxaan doonayaa inaan kaa qosliyo.”
    "I know," Sarah said. "But I'm going to make you laugh."
  14. Ooy haddii aad doonayso.
    Cry it out if you need to.
  15. Waxaan sidoo kale u ololayn karnaa masuuliyiintayada la doortay si ay u ansixiyaan sharci xaddidaya isticmaalka bacaha.
    We can also lobby our elected officials to pass laws that restrict the use of plastic bags.
  16. Madaxweynaha Zambia hadda waa Hakainde Hichilema, oo la doortay Agoosto 2021.
    Zambia's current president is Hakainde Hichilema, who was elected in August 2021.
  17. Waxaan ka mahadcelinayaa fursadda aan kaga qayb galay dugsi sare oo ii siiyay aasaas waxbarasho oo xoog leh.
    I am grateful for the opportunity to have attended a high school that provided me with such a strong educational foundation.
  18. Wax yar ka dib, waxa uu maqlay cod "Ma fiican tahay" Askarigii indhihiisa kala qaaday waxa uu arkay qof dumar ah oo dul taagan.
    A moment later, he heard a voice "Are you all right" The soldier opened his eyes and saw a woman standing over him.
  19. Wuxuu ahaa cod dumar, jilicsan oo dagan.
    It was a woman's voice, soft and gentle.
  20. Roob duufaan fudud ayaa laga yaabaa inay soo saarto dhawr inji oo roob ah, halka roob culus ay soo saari karto cagta roobka.
    A light rainstorm might produce only a few inches of rain, while a heavy rainstorm can produce over a foot of rain.
  21. Waa duufaan na kala jeexjeexaysa, oo nooga tagaysa jajab iyo nabarro.
    It is a storm that tears us apart, leaving us broken and scarred.
  22. Markaa marka xigta oo aad aragto duufaan, ka fikir roobka aashitada.
    So the next time you see a rainstorm, think about acid rain.
  23. Goynta ciddiyaha waxay u noqon kartaa waayo-aragnimo walaac leh eeyaha qaarkood, sidaa darteed waa muhiim in laga dhigo khibrad wanaagsan.
    Trimming nails can be a stressful experience for some dogs, so it's important to make it a positive experience.
  24. Markii qarnigii labaatanaad uu soo dhowaaday, kombiyuutarada iyo elektaroonigga ayaa isu soo tarayay si isku dhafan.
    As the twentieth century drew to a close, computers and electronics were becoming increasingly intertwined.
  25. Elektaroonigga waxaa loo adeegsaday alaabooyin kala duwan oo macaamiisha ah, sida raadiyaha, telefishannada, iyo taleefannada.
    Electronics were used in a variety of consumer products, such as radios, televisions, and telephones.
  26. Si kastaba ha ahaatee, waxaa sidoo kale jira tiro meelo ah oo ay u badan tahay in bini'aadamku ay faa'iido weyn ka helaan mishiinnada.
    However, there are also a number of areas where humans are likely to retain a significant advantage over machines.
  27. Diyaaradahan ayaan u guuleysan sida dhiggooda Mareykanka, hase yeeshe, dhibaatooyin farsamo oo dhowr ah awgood.
    These aircraft were not as successful as their American counterparts, however, due to a number of technical problems.
  28. Fasalka xisabta kadib waxan lahayn fasax.
    After math class, we had a break.
  29. Waxaad bilaabi kartaa inaad hadda ka shaqeyso, oo aad fasax qaadan kartaa maalinta oo dhan.
    You could start working on it now, and take breaks throughout the day.
  30. Mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee caddaaladda feejignaanta ayaa ah in aan sida caadiga ah loo samayn si caddaalad ah oo dhexdhexaad ah.
    One of the biggest problems with vigilante justice is that it is typically not done in a fair and impartial manner.
  31. Waxay ahayd wax la yaab leh in laga fikiro inaan halkaa joognay, oo aan hoos u eegnay.
    It was amazing to think that we had just been up there, looking down at it.
  32. Ku billow inaad qaadato wakhti si aad uga fikirto qaabkaaga gaarka ah.
    Start by taking some time to think about your personal style.
  33. Waxa ay u sheegtay in ay aad u jeclaatay taasina ay keentay in ay si cusub uga fikirto waxyaalka.
    She told him that she loved it and that it had made her think about things in a new way.
  34. Waa maalin aad ka fikirto wax kasta oo wanaagsan oo noloshaada ah oodna u mahadceliso kuwa kaa dhigay qofka aad tahay.
    It is a day to reflect on all the good things in your life and to thank those who have made you who you are.
  35. Waxaa laga yabaa inaan filimada aadno ama beerta ama aan joogno guriga qofkeen.
    We might go to the movies, or to a park, or just hang out at someone's house.
  36. Kala hadal dhakhtarkaaga calaamadahaaga iyo fursadaha daawaynta.
    Talk to your doctor about your symptoms and treatment options.
  37. Waxay ku labisan yihiin goono gaaban iyo timo xiran, waxay cabayaan sigaar iyo cabitaan isku jir ah.
    They are dressing in short skirts and bobbed hair, smoking cigarettes, and drinking cocktails.
  38. Dareemidda gaajo mar walbo, xitaa cunidda kaddib
    Always feel hungry, even after eating
  39. Waxay gabi ahaanba ahayd qaraw.
    It was a total nightmare.
  40. Dadka qaba sonkorowga nooca 1aad, beerku ma sameeyo dheecaan ku filan, ama ma sameyso waxba gabi ahaanba.
    In people with type 1 diabetes, the pancreas doesn't make enough insulin, or it doesn't make any at all.
  41. Waxan ka wada waxan ahay nin ficaan kama gado qamriga dadka yar yar.
    I mean, I'm a good guy. I don't sell liquor to minors.
  42. "Wa maxay?" Ayaan weydiyay. "Ma garanaayo," ayay Hooyo tiri. "Laakin uma malaynayo wax lala saxibi karo."
    “What is it?” I ask. “I don’t know,” Mum says. “But I don’t think it’s friendly.”
  43. "Ma garanaayo" Ayeey Hooyo tiri. "Laakiin way weyn tahay dhankaan ayayna usoo socotaa".
    “I don’t know,” Mum says. “But it’s big and it’s coming this way.”
  44. "Laakiin ma garanaayo sida loo kariyo!"
    "But I don't know how to cook!"
  45. Ma garanaayo sida uu u sameeyo, laakiin waa mid aan caadi ahayn.
    I don't know how he does it, but he's definitely one of a kind.
  46. Wuu ogaa inay tahay inuu sameeyo wax uu ku caawiyo, laakiin ma uu garanayn waxa.
    He knew that he had to do something to help, but he didn't know what.
  47. Haye, waan gartay. Muddo intee le'eg ayay tani socotay?
    Okay, I see. And how long has this been going on?
  48. Kadibna geedkii ayuu dib ugu duulay oo bilaabay inuu caleentii ku shubo godkii ay xididadu ka soo baxeen.
    He then flew back up to the tree and started to stuff the leaves into the hole where the roots were exposed.
  49. "Anigu waxaan ahay geedka tufaaxa ee dahabka ah," geedkii ayaa yidhi. Oo hadda markaad tufaaxdaydii cuntay waad inkaarnaan doontaa.
    "I am the Golden Apple Tree," the tree said. "And now that you have eaten my apple, you will be cursed.
  50. "Ha taaban tufaaxkayga," geedkii ayaa yidhi. "Adiga kuma joogaan."
    "Do not touch my apples," the tree said. "They are not for you."
  51. Waxaan si joogto ah ugu jiraa geeska, waxaan sugayaa kabaha kale inay hoos u dhacaan.
    I am constantly on edge, waiting for the other shoe to drop.
  52. Waxay ahayd maalin qurux badan oo loo dalxiis tago, markaa aniga iyo qoyskayga waxaan go'aansanay inaan aadno beerta.
    It was a beautiful day for a picnic, so my family and I decided to go to the park.
  53. Waan ku faraxsanahay in aniga iyo Abel aan go'aansanay inaan dhiig ku deeqno.
    I'm glad that Abel and I decided to donate blood.
  54. Waxaan go'aansanay inaan joogsano oo aan aragno waxay ku saabsan tahay.
    We decided to stop in and see what it was all about.
  55. Wax walba waxa ay bilowdeen markii aan habeen habeenada ka mid ahaa asxaabta qaar la sheekeysanay, waxaana go'aansanay in aan dalbano pizza.
    It all started when I was hanging out with some friends one night, and we decided to order a pizza.
  56. Dhammaadkii, waxay ahayd dhamaystir sawir, laakiin guushu way caddahay: gabat yar oo timo dheer, timo qulqulaya iyo muujin go'an oo wajigeeda ah.
    In the end, it was a photo finish, but the winner was clear: a young woman with long, flowing hair and a determined expression on her face.
  57. Waxan go'ansaday inaan qorshaha meel dhigo oo isku dayo wax.
    I decided to put the project aside and try something else.
  58. Hal maalin Rajiv wuxu go'ansaday inuu aado kaynta si uso helo cunto.
    One day, Rajiv decided to go into the forest to find some food.
  59. Ugu dambayntii, waxa uu sameeyay xullashadiisii oo waxa uu aaday goobtii lacag bixinta.
    Finally, he made his selections and headed to the checkout counter.
  60. Ninkii isagoo caraysan ayuu kacay kana soo baxay goobtii.
    The man angrily gets up and storms out of the club.
  61. Askariga dhalinyarada ah ayaa jiifay goobtii lagu dagaalamay, isagoo ka dhiig baxaya dhaawac ka soo gaaray dhinaciisa.
    The young soldier lay on the battlefield, bleeding from a wound in his side.
  62. Meelaha miyiga ah, dadku waxay toosin karaan goor hore si ay ugu janjeeraan beerahooda ama xoolahooda.
    In rural areas, people may wake up earlier to tend to their farms or livestock.
  63. Maalintii imtixaanka, waxaan imid DMV goor hore oo aan kursigayga ku fadhiistay qolka sugitaanka.
    On the day of the test, I arrived at the DMV early and took my seat in the waiting room.
  64. Waxay sheegi karaan goorta aan faraxsanahay, murugo nahay, ama cabsaneyno, badanaana si naxariis leh ayey uga jawaabi doonaan.
    They can tell when we are happy, sad, or scared, and they will often respond in kind.
  65. Waxaan jeclaa sida ay majaladaha iigu gudbin jireen aduunyo kala duwan oo ay iiga dhigi jireen in aan waxyaabaha uga fikiro siyaabo cusub.
    I loved the way magazines could transport me to different worlds and make me think about things in new ways.
  66. Halyeeyga ayaa keligiis fadhiistay qolka isbitaalka, oo eegaya telefishanka maran.
    The veteran sat alone in the hospital room, staring at the blank television.
  67. Halyeeyga ayaa dhoola cadeeyay. “Way fiicantahay inaan kula kulmo, Sarah,” ayuu yidhi.
    The veteran smiled. "It's nice to meet you, Sarah," he said.
  68. Dhaq dhaqaaqa dadka heesaha tumo waa kuwo bulsho iyo dhaqan qabeed kaso ka jiray mareykanka 1960-kii.
    The hippie movement was a social and cultural phenomenon that emerged in the United States during the 1960s.
  69. Haddii aad aragto waxyeello, hubi inaad ku qorto heshiiska kirada.
    If you see any damage, be sure to note it on the rental agreement.
  70. Waxaan aadnay DMV aniga iyo hooyaday taas oo ii raaci kartay imtixaanka.
    I drove to the DMV with my mom, who would be accompanying me on the test.
  71. Hooyaday waxay sharraxday in bakaylaha ay u baahan yihiin inay cunaan fiber si ay si habboon u dheefshiidaan cuntadooda.
    My mom explained that rabbits need to eat fiber in order to digest their food properly.
  72. Kadib, hooyaday waxay ii kaxaysay dugsiga waxayna ii soo lugaysiisay fasalkayga.
    Then, my mom drove me to school and walked me to my classroom.
  73. Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa af-yaqaankii waxa uu ka shaqaynayay turjumid cusub oo maanso adag ah, markii uu horumar gaaray.
    One day, the linguist was working on a new translation of a difficult poem when he had a breakthrough.
  74. Ugu dambeyntiina, waayo-aragnimadayda dugsiga sare ayaa iga caawisay inaan horumariyo anshax shaqo oo xoog leh iyo ballanqaad.
    Finally, my high school experience helped me to develop a strong work ethic and a commitment to excellence.
  75. Daraasadaan waa hal tusaale oo ka mid ah sida xogta loo isticmaali karo si loo horumariyo daryeelka caafimaadka dhimirka.
    This study is just one example of how data can be used to improve mental health care.
  76. Miyaad dareentay wax isbeddel ah niyaddaada ama qaabka hurdadaada?
    Have you noticed any changes in your mood or sleep patterns?
  77. Xannaanada ayaa 20% ku bixinaysay qiimo dhimis dhammaan dhirta, wuxuuna go'aansaday inuu ka faa'iidaysto iibka.
    The nursery was offering a 20% discount on all plants, and he was determined to take advantage of the sale.
  78. Af-yaqaanka waxa uu bilaabay in uu raja beelo, cunta kariyihiina waxa uu ka walwalay in ay sumcaddooda baaba'do hadday ilmo dhali kari waayaan.
    The linguist was starting to lose hope, and the pastry chef was worried that their reputation would be ruined if they couldn't have a child.
  79. Indhaheeda way balarteen waxaana ka buuxsamay cabsi.
    Her eyes are wide and filled with fear.
  80. Waxay igu soo eegtay indhaheeda waaweyn ee maariinka ah.
    She looked up at me with her big, brown eyes.
  81. Markii ay muusikadu istaagtay, Henry wuu neefsaday oo wuu farxay.
    When the music stopped, Henry was breathless and exhilarated.
  82. Hal mar ayay carmalkii kor u istaagtay oo kor u qaaday ookiyaalkeedii.
    At one point, the widow stood up and raised her glass.
  83. Isla markiiba waxay la dhacsan tahay shaqadiisa, waxayna u istaagtay inay daawato isaga muddo dheer.
    She was immediately captivated by his work, and she stopped to watch him for a long time.
  84. Dhaqdhaqaaq yar, waxaad awoodi doontaa inaad jarto ciddiyaha eygaaga si casri ah.
    With a little practice, you'll be able to trim your dog's nails like a pro.
  85. Agaasimuhu wuxuu adeegsaday iftiin iyo hooska si uu u abuuro dareen jawi oo runtii waxtar u lahaa.
    The director used light and shadow to create a sense of atmosphere that was really effective.
  86. Waxaan si gaar ah u jeclaa sida agaasimuhu u adeegsaday iftiinka iyo hooska si uu u abuuro dareen jawi.
    I especially liked the way the director used light and shadow to create a sense of atmosphere.
  87. Waxay ahayd meere yar oo dhagax leh jawi dhuuban.
    It was a small, rocky planet with a thin atmosphere.
  88. Tan waxa ku jira in la bixiyo adeegyo kala duwan, sida garka jarida iyo duugista, iyo sidoo kale abuurista jawi murqa dhisid.
    This includes offering a wider range of services, such as beard trims and massages, as well as creating a more masculine environment.
  89. Shirkadda dhismaha, oo aan la magacaabin, ayaa beenisay eedeymaha loo jeediyay.
    The architecture firm, which has not been named, has denied the allegations.
  90. Way luxday "Taasi waxay u egtahay bilow wanaagsan," ayay tiri "Ka waran soo jiidashada jirka? Taasi muhim ma kuu tahay?"
    She nodded “That sounds like a good start,” she said “What about physical attraction? Is that important to you?”
  91. Ugu danbeyntii, wakhtigaygii ayaa la gaaray, waxaana u dhiibay faylkii shaqada haweenaydii miski joogtay.
    Finally, my turn came, and I presented my portfolio to the woman at the counter.
  92. Tani waxay keeni kartaa rabshado isdaba joog ah iyo ciqaab ay adagtahay in la joojiyo.
    This can lead to a cycle of violence and retribution that can be difficult to stop.
  93. Waa qaab weyn oo madow ah, kaasoo kusoo socdo guriga.
    It’s a large, dark shape, and it’s moving towards the house.
  94. Gaariga ayaan joojiyaya waana kaasoo degtay.
    I stop the car and get out.
  95. Weli kuwa kale waxay aaminsan yihiin inay si ula kac ah u dhumeen si ay uga baxsadaan isha dadweynaha.
    Still others believe that they deliberately disappeared in order to escape the public eye.
  96. Waxay ahayd haweenay qurux badan oo caqli af leh oo diidmo kor u kac.
    She is a beautiful young woman with a sharp wit and a rebellious streak.
  97. Waxaan ula jeedaa, isagu waa qofka kaliya ee aan ogahay oo cabbi kara kafeega oo na wali ku hurdi kara fasalka.
    I mean, he's the only person I know who can drink coffee and still fall asleep in class.
  98. Tani waxay kaa caawin kartaa in la dhiso kalsoonida iyo macaamiisha suurtagalka ah.
    This can help to build trust and credibility with potential customers.
  99. Roobka ashitada aha wuxu dili kara kaluunka iyo noolaha kale ee badda isagoo ka dhigayo biyaha kuwoo aad aashitaysan.
    Acid rain can also kill fish and other aquatic life by making the water too acidic.
  100. Haddii aad ku cusub tahay cunto karinta khudradda, waxaa jira dhowr ilo oo la heli karo si ay kaaga caawiyaan inaad bilowdo.
    If you're new to vegetarian cooking, there are a number of resources available to help you get started.
  101. Sameynat isbadalo yar yar ee nolasheena malmeedka waxan ku cawin karna ilalinta biyaha oo xaqijinayno hilitaank daqligaan helitankisa mutaqalka qoomiyaadaha.
    By making small changes in our daily lives, we can help to conserve water and ensure that this vital resource is available for future generations.
  102. Waxay isku noqdeen saxiibo isku daacda ah in kasto ay kala duwan yihiin.
    They became fast friends, even though they were very different people.
  103. Si aad u isticmaasho si fiican waa in la fahmo luuqadda karinta, inaad saxanka ku dhadhamiso dhadhanka khibrada iyo xirfadda.
    To use them well is to understand the language of cooking, to season the dish with the flavors of experience and skill.
  104. Xanuunka waxaa sabab sii deynta kiimikooyinka bararka iyo cadaadiska bararka.
    Pain is caused by the release of inflammatory chemicals and the pressure of the swelling.
  105. Aad ayuu u baashaalayay caawinta hooyadii, wuxuuna go'aansaday inuu doonayo inuu noqdo cunto kariye markii uu koray.
    He had so much fun helping his mother that he decided that he wanted to be a chef when he grew up.
  106. Haddaba dhawr sano ka hor, waxaan dib ugu soo laabtay tuuladii aan ku soo koray.
    So a few years ago, I moved back to the village where I grew up.
  107. Xaaladaha qaarkood, dhacdooyinkani waxay sababi karaan in dhammaan waxsoosaarka dalagyada la lumiyo, taasoo horseedi karta cunno yaraanta iyo qiimaha oo kordha.
    In some cases, these events can cause entire crop yields to be lost, leading to food shortages and price increases.
  108. Sawaxanka ayaa sii kordhaya.
    The clacking is getting louder.
  109. Waxa kaso baxo fufu waxa loo qabeyaa sida kubada ama tirara ah ka diban dadka la siyaa.
    The resulting fufu is then shaped into balls or logs and served.
  110. Jirkeeda waxaa ku daboolna duf madow, madaxeedana waa mid jilicsan oo sida kubadda u wareegsan.
    Its body is covered in black fur, and its head is a smooth, round ball.
  111. Tixiriyadan ayaa ka gudba maqaarka kuna tarma jirka gudihiisa.
    These larvae penetrate the skin and develop inside the body.
  112. Waxaan kasoo cararnay jikada kuna cararnay qolka fadhiga.
    We run out of the kitchen and into the living room.
  113. Muddo saacado ah ayuu wareegay, isagoo dhirtii la dhacsanayay, kuna hammiyi jiray beerta quruxda badan ee uu abuuri doono.
    He wandered around for hours, admiring the plants and dreaming of the beautiful garden he would create.
  114. Baabuur ayaa si xowli ah u socday oo xakamayntii lumiyay, waxa uu u leexday haadka kale kuna dhuftay gaari madaxa.
    A car was driving too fast and lost control, swerving into the other lane and hitting a car head-on.
  115. Maalin maalmaha ka mid ah, Amelia iyada oo guriga u soo socota kana timid shaqada ayaa waxay aragtay nin ku fadhiya kursi.
    One day, Amelia was walking home from work when she saw a man sitting on a bench.
  116. Waxanahay mid fudud kuwaaso ku cibro qadanayno aduunka anago u mareyno darenkena.
    We are simply beings who are experiencing the world through our senses.
  117. Waxaan sido kale dorana inan gadano alabta kuwaaso laga sameyo in biyaha dib loo isticmaalo.
    We can also choose to buy products that are made with recycled water.
  118. Si kastaba ha ahaatee, Mary way diiday inay ka laabato.
    However, Mary refused to back down.
  119. Hadad rabtid inaad ku soo laabato wakhti xaadirka waxaad qaadataa neefsasho dheer oo indhahaaga fur.
    When you're ready to return to the present, take a few deep breaths and open your eyes.
  120. Labada lamaane waxay ku lumeen Badweynta Baasifigga 2-dii bishii Luulyo, 1937-kii, masiirkooduna wali aan la garanayn.
    The pair disappeared over the Pacific Ocean on July 2, 1937, and their fate remains unknown.
  121. Waxay keeni karaan calaamado kala duwan, oo ay ku jiraan daal, lallabbo, iyo matag.
    They can cause a variety of symptoms, including fatigue, nausea, and vomiting.
  122. Isla markiiba, dhammaan nimcadaas iyo hufnaantaas ayaa lumay, oo baaskiilku wuxuu noqdaa mid qallafsan, oo si xun u soo galay.
    Suddenly, all that grace and efficiency is lost, and the bike becomes a clumsy, awkward intruder.
  123. Tani waxay ka mid ahayd sheekooyin badan oo maalintaas la qorayay.
    This was just one of many stories that were being written that day.
  124. Laga bilaabo maalintaas, Marcela waxa ay dhegaysanaysay muusik aad u wanaagsan.
    From that day on, Marcela listened to more positive music.
  125. Waxay ka maqnaan jirtay maalmo, kaliya waxay u soo noqon jirtay inay quudiso oo ay siiso biyo.
    She would leave them for days at a time, only coming back to feed them and give them water.
  126. Maamulaha wuxuu kaloo ahaa dhibaato.
    The manager was also a problem.
  127. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan la xidhiidh maamulaha suuqa.
    For more information, please contact the market stall manager.
  128. Maansada waa af caalami ah oo wakhti iyo goob dhaafsiisan.
    Poetry is a universal language that transcends time and place.
  129. Tijaabo dhiig ayaa lagama maarmaan ah si loo xaqiijiyo xanuunka, daaweyn sax ayaana loo baahan doonaa
    A blood test is needed to confirm the diagnosis and appropriate treatment will be necessary.
  130. Goynta ciddiyaha eeygaaga waa qayb lagama maarmaan u ah qurxinta, laakiin waxay u noqon kartaa hawl culus milkiilayaasha xayawaanada qaarkood.
    Trimming your dog's nails is a necessary part of grooming, but it can be a daunting task for some pet owners.
  131. Xuquuqda xorriyadda hadalka waxaa loo aqoonsan yahay inay tahay shuruud lagama maarmaan u ah ku raaxeysiga dhammaan xuquuqda kale ee aadanaha.
    The right to freedom of expression is recognized as a necessary precondition for the enjoyment of all other human rights.
  132. Waa inaad sido kale ka ilaisa alabta dilacin karta sagxada midan madama ay dhawici karto qeebta kore.
    You should also avoid using sharp objects on your cork flooring, as this can damage the surface.
  133. Marka hore iska ilaali madoyinka kulul inaad ku isticmasho sagxada madama ay tan dhawici karto dusha sare.
    First, avoid using harsh chemicals on your cork flooring, as these can damage the surface.
  134. Mraka labad haku dayn sagxada qoraxda waqti dheer madama ay tan rinjiga ka dhameyn karo.
    Second, do not expose your cork flooring to direct sunlight for long periods of time, as this can cause the color to fade.
  135. She's the Man waa majaajillo dhalinyaro ah oo caadi ah oo as ahhubaal ah inay ka farxin doonto taageerayaasha nooca.
    She's the Man is a classic teen comedy that is sure to please fans of the genre.
  136. Nin ayaa soo galay goob majaajillo ah oona dalbaday filet mignon.
    A man walks into a comedy club and orders a filet mignon.
  137. "Taas dhibkeena maaha. Waxaan nahay goob majaajillo, ee ma nihin makhaayad."
    "That's not our problem. We're a comedy club, not a restaurant."
  138. Maalin maalmaha ka mid ah, waxaan akhrinayay maqaal ku saabsan sayniska maskaxda oo ku jira majalad.
    One day, I was reading an article about brain science in a magazine.
  139. “Hagaag, hadda waad i maqashay aniga!”
    "Well, you've heard of me now!"
  140. Infegshonada kaadi mareenka (UTIs) waa dhib caan ah, gaar ahaan dumarka.
    Urinary tract infections (UTIs) are a common problem, especially for women.
  141. Kaynta Nyika waa gobol dhul-dheer ah ee waqooyiga Malawi wuxuna guri yahay duurjoogta ay ka mid yihiin maroodiga, libaaxa iyo shabeelka.
    The Nyika Plateau is a highland region in northern Malawi and is home to a variety of wildlife, including elephants, lions, and leopards.
  142. Nasiib darro, maroodiga waxaa halis ugu jira luminta deegaanka iyo ugaarsiga.
    Unfortunately, elephants are threatened by habitat loss and poaching.
  143. Nin, Kelvin, iyo Haweenay, Elena, ayaa fadhiyeen miis.
    A man, Kevin, and a woman, Elena, are sitting at a table.
  144. Marka geedka uu korayo, wuxuu yeeshaa jirrid, caleemo, ubax, iyo miro.
    As the plant grows, it develops a stem, leaves, flowers, and fruit.
  145. Waxan cunnay sandwiches, bardho, miro, iyo buskud.
    We had sandwiches, chips, fruit, and cookies.
  146. Aduunka dib ayuu uso nolaanayaa hurdo jilaal oo dheer ka dib waana muqaal quruxsan in la arko.
    The world is coming alive again after a long winter's sleep, and it is a beautiful sight to behold.
  147. Eeygu wuxuu u muuqdaa mid aad u qosol badan oo aan macquul ahayn in aan la qoslin.
    The dog looks so ridiculous that it's impossible not to laugh.
  148. Waxaan horey u weydiistay mid simistarka, mana doonayo inaan u muuqdo inaanan si dhab ah u qaadanayn fasaladayda.
    I've already asked for one this semester, and I don't want to seem like I'm not taking my classes seriously.
  149. Dhanka kale, waxaan isku dayay inaan finanka nadiifiyo oo qalajiyo.
    In the meantime, I tried to keep the rash clean and dry.
  150. Wax yaalaha ugu muhimsan ee looga waraqabi kro sagxada waa in laga nadiifiyo busta iyo aaryada lagu afuuso si joogta ah.
    One of the most important things you can do to care for your cork flooring is to sweep, dust, or vacuum it regularly.
  151. Hadaad candhuuf ku aragto waxa muhim ah inad isla markiba nadiifiyo.
    If you have any spills on your cork flooring, it is important to clean them up as soon as possible.
  152. Hab kale oo lagu gaaro iswaafajinta gudaha waa inaan daacad ahno nafteena ku saabsan awooddeena iyo daciifnimada.
    Another way to achieve internal consistency is to be honest with ourselves about our strengths and weaknesses.
  153. Naqshadeeye alaab guri ahaan, waxaan la kulmay caqabada ah inaan u jabo warshadaha raggu u badan yihiin.
    As a furniture designer, I've faced the challenge of breaking into a male-dominated industry.
  154. Constance wuxuu bilaabay inuu horumariyo dareenka Frederick, laakiin waxay ka labalabeyneysaa inay bilowdo xiriir cusub sababtoo ah waxay wali la murugaysan tahay geerida ninkeeda.
    Constance begins to develop feelings for Frederick, but she is hesitant to start a new relationship because she is still grieving the loss of her husband.
  155. Jadwalka maalinlaha ah ee Nayjeeriyaanka wuu kala duwanaan karaa iyadoo ay ku xiran tahay meesha iyo hab nololeedka.
    The daily routine of a Nigerian can vary depending on their location and lifestyle.
  156. Dhar noocee ah ayaad ku faraxsan tahay?
    What kind of clothes do you feel good in?
  157. Dhar noocee ah ayaa ku dareensiinayo kalsooni?
    What kind of clothes make you feel confident?
  158. Waxa ay igu dhiirigaliyeen in aan aado kulliyad, si aan shaqo u helo, iyo in aan noloshayda ku noolaado si aan kaligeyga rabo.
    They encouraged me to go to college, to get a job, and to live my life on my own terms.
  159. George wuxuu ku riyoodaa hal maalin inuu beer yeesho, halkaas oo ay isaga iyo Lennie ay ku wada noolaan karaan nabad iyo iswaafaqsanaan.
    George dreams of one day owning a farm, where he and Lennie can live in peace and harmony.
  160. Sababtu waxay tahay, dhammaanteen waxaynu ka abuurnay araggii Eebbe, Ilaahayna waa nuxurka caqli-galnimada iyo nidaamka.
    This is because we are all created in God's image, and God is the essence of rationality and order.
  161. Farshaxaniistaha wuxuu si qumman u qabtay nuxurka mowduuca oo ay u dhaweyd sidii inay nool yihiin.
    The artist had captured the essence of the subject so perfectly that it was almost as if they were still alive.
  162. Marka nuxurka la tarjumo, waxay noqonaysaa mid ay heli karaan dhagaystayaal ballaaran, taas oo horseedi karta iibka iyo faa'iidada kororka.
    When content is translated, it becomes accessible to a wider audience, which can lead to increased sales and profits.
  163. "Si aad u ogaato in uu jiro qof adiga kaa fiican.
    "To know that there's someone out there who's better than you.
  164. Markaad ogaato waxaad ka shaqeyneyso, way fududahay inaad dhiiranaato.
    Once you know what you're working towards, it's easier to stay motivated.
  165. Hooyadii Juan ayaa ku faraxsaneyd inay u sameyso cunna dhaqameedka maksikaanka mar kale, xitaa waxay u ogolaatay inuu ka caawiyo jikada.
    Juan's mother was happy to make him another taco, and she even let him help her in the kitchen.
  166. Laga soo bilaabo goobaha dagaalka ee qadiimiga ah ilaa orodka casriga ah, farduhu waxay door muhiim ah ka ciyaareen taariikhdeena.
    From the battlefields of antiquity to the modern racetrack, horses have played a vital role in our history.
  167. Waxay noqon kartaa qabab badan laga bilaabo dhibka jir ahaneed iyo dayac.
    It can take many forms, from physical abuse to neglect.
  168. Isku darka kuleylka ee qaboojiyaha iyo firijak ay so si dayan aya waxa la dhaha qaboojiye side.
    The total amount of heat that a refrigerator or freezer can remove from its contents is called the cooling capacity.
  169. Dib-u-dhigista daryeel caafimaad ayaa noqon karta mid waxyeello leh, marka fadlan ballan qabso sida uga dhakhsiyaha badan."
    Delaying proper medical care can be harmful, so please make an appointment as soon as possible."
  170. Waxaan ahay iskaa wax u qabso halkan isbitaalka."
    I'm a volunteer here at the hospital."
  171. Intaa ka dib, waxay ahyd qamri bilaaash ah.
    After all, it was free beer.
  172. Si kastaba ha ahaatee, hal khibrad oo aanan waligey iloobin waa markii la iigu keenay " qamri xabsiga" qolka jiifka.
    However, one experience that I will never forget is the time I got "prison beer" delivered to my dorm room.
  173. Badalkeeda, wuxuu waday kiish qamri ah.
    Instead, he was carrying a case of beer.
  174. Suudaan waxaa ka talinayay dhowr suldaanno Carbeed muddo qarniyo ah, ilaa ay Masar qabsatay 1821kii.
    Sudan was ruled by a series of Arab sultanates for centuries, until it was conquered by Egypt in 1821.
  175. Waa su'aal weyn, waana mid ay saynisyahannadu isku dayeen inay ka jawaabaan qarniyo badan.
    It's a big question, and one that scientists have been trying to answer for centuries.
  176. Waxyaabaha qarsoon ee aan la xallin ayaa qabsaday mala-awaalka dadweynaha qarniyo badan.
    Unsolved mysteries have captured the public's imagination for centuries.
  177. Bal qiyaas magaalo yar oo ku taal Koofurta Carolina halkaas oo qof walba uu yaqaan qof kasta oo kale.
    Imagine a small town in South Carolina where everyone knows everyone else.
  178. Inkastoo dhiig-dareer iyo qoor xanuun ay noqon karaan astaamaha CCHF, waxaay sidookale astaamo u yihiin xanuunno kale, qaar aad halistooda aad u yar tahay.
    While bleeding and neck pain can be symptoms of CCHF, they are also symptoms of many other illnesses, some far less serious.
  179. Waxaan kuu qorayaa daawoyin kaa caawinaya inay kaa yareeyaan xanuunka iyo hurka.
    I'm going to prescribe you some medication to help relieve the pain and inflammation.
  180. Waxaan kaaga soo qorayaa beerta qoyskeenna, halkaas uu dalaga si wanaagsan u socday sannadkaan.
    I'm writing to you from our family farm, where the harvest has been going well this year.
  181. Haddii bararka uu keenay infekshon, qalajiyayaal ayaa laga yaabaa in loo qoro.
    If the inflammation is caused by an infection, antibiotics may be prescribed.
  182. Wuxuu ka fikiray madax xanuunkiisa, wuxuuna ka fikiray dhammaan xarfaha uu ku qoro.
    He thought about his headache, and he thought about all the letters he had to write.
  183. Labadeenaba waxaan u sheegnay dhinacyadeenna sheekada, wuxuuna bilaabay inuu noo qoro tigid.
    We both told him our sides of the story, and he started writing us a ticket.
  184. Said ayuuu jeclaa ila uu ka dhigan jiray quraac, qado iyo casho.
    He loved them so much that he would eat them for breakfast, lunch, and dinner.
  185. Subaxaas markii aan soo toosay, si degdeg ah ayaan u labistay oo waxaan cunay quraac fudud.
    When I woke up that morning, I got dressed quickly and ate a quick breakfast.
  186. Waxan u hagajiyay si qurxoon oo isleh oo ku safay miis kaasoo ayada ku xigay.
    I arranged them in a vase and set them on the table next to her bed.
  187. Ma laga yaabaa inay tahay quruxdooda, oo leh jubbado qurxoon iyo maro qulqulaya.
    Perhaps it is their beauty, with their sleek coats and flowing manes.
  188. Haddii aad raadinayso filim bashaal iyo madadaalo leh oo aad daawato, waxaan si aad kuugula talinayaa inaad fiiriso She's the Man.
    If you're looking for a fun and entertaining movie to watch, I highly recommend checking out She's the Man.
  189. Buugina wuxu ku dhamaday boqorada oo raadinayso wado aduunka ugu danbayna way faraxsanayd oo qanacday.
    The novel ends with the princess finding her own way in the world, and she is finally happy and content.
  190. Hadaad raadinayso gor gortan suuqa furan waa meel lagag bahan yahay.
    So if you're looking for a bargain, an open-air market is the place to be.
  191. Patrick wuxuu jeclaa inuu waqtigiisa firaaqada ah ku bixiyo raadinta hiwaayadiisa.
    Patrick loved to spend his free time pursuing his hobbies.
  192. Markale, tallaabada koowaad ee ugu muhiimsan waa in aad ku dhiirigeliso in ay raadsato daryeel caafimaad oo degdeg ah.
    Again, the most important first step is to encourage her to seek immediate medical attention.
  193. Ku dhiirigeli in ay raadsato talo caafimaad sida u dhakhsiyaha badan.
    Encourage her to seek medical attention as soon as possible.
  194. Waxaan ula jeedaa, haddii uu cabbi karo kafay saas u badan oona wali shaqayn karo, markaa hubaal inuu helay xoogaa rabitaan dhab ah.
    I mean, if he can drink that much coffee and still function, then he's definitely got some serious willpower.
  195. Ma aysan xiseynayn inay hesho nin laakin waxay ku raxeysanysaa soo jidasha raga.
    She is not interested in finding a husband, but she does enjoy the attention of men.
  196. Foorniistaha wuxuu ogaa inuu nasiib u leeyahay inuu awood u leeyahay inuu dubo rootiga macaan leh.
    The baker knew that he was lucky to have the ability to bake such delicious bread.
  197. Waan ruxay "Ma ahan waxa ugu muhiimsan," ayaan iri "Laakin hubaal waa arrin."
    I shrugged “It’s not the most important thing,” I said “But it’s definitely a factor.”
  198. Dhowr saacadood ka dib, shimbirka ayaa si buuxda u buuxiyay godka.
    After a few hours, the robin had filled the hole completely.
  199. Waxay culeys dhaqaale aan caddaalad ahayn ku saartaa qoyska aroosada, waxayna u horseedi kartaa in haweenka loola dhaqmo badeecad ahaan.
    It puts an unfair financial burden on the bride's family, and it can lead to women being treated as commodities.
  200. Markale, ku adkee saaxibkaaga in dhakharka oo isla markaaba la arko ay tahay tallaabada ugu muhiimsan caafimaadkiisa hadda.
    Again, emphasize to your friend that seeing a doctor right away is the most important step right now for his health.

Why learn with Clozemaster?

The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.

Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.

Always in context

50+ languages

Varying difficulty levels

Fun ways to play

Multiple choice

Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.

Text input

Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.

Practice listening

Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.

Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.

—Pentti S., Google Play

Learn on the go.

Use your downtime to level up.

Get it on Google Play
QR Code

Get fluent even faster with
Clozemaster Pro

Unlimited play

While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.

Unlimited listening

Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.

Unlimited languages

Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.

Offline mode

Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.

Cloze-Reading

Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.

Customize to you

Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.

More Somali Collections You Can Play