Everyday Topics, Part 2 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,154 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,154 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,154 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Waxa dhiri galiyay inay u dagalanto xuuquqdeda waxay ka cawisay inay dib u hesho dareen qiimo leh.It motivated her to fight for her rights, and it helped her to reclaim her sense of self-worth.
-
Markii naloo caddeeyey in aan shubi karno, mid walba waxa uu ku fadhiistay kursi, waxaana gacmaheena la galiyay cirbad.Once we were cleared to donate, we each sat down in a chair and had a needle inserted into our arms.
-
Albaabka qolkiisa ayaa furmay, haweenay dhallinyaro ahna way soo gashay.The door to his room opened, and a young woman walked in.
-
Dib usoo celinta ama badalitaanka waan ila sameeyo inta u dhaxeeyso 14 bari marka la gatay.The refund or exchange must be made within 14 days of purchase.
-
Geedi socodka samaynta dhoobada wuxuu ku bilaabmaa ururinta dhoobada.The process of making pottery begins with gathering clay.
-
Geedi socodka soo bixitaanka iniinta waa wax la yaab leh oo dabiici ah.The process of seed germination is a marvel of nature.
-
Wuxu so garay si u qaato tufaaxi laakin marki uu tabtay geedi aya hadlay.He reached up to pick an apple, but as soon as he touched it, the tree spoke to him.
-
Hirarka kuleylka, abaaraha, daadadka, iyo duufaannada ayaa dhammaantood dhaawici kara dalagyada iyo xoolaha, waxayna ku adkeyn karaan beeraleyda inay dalagyadooda suuq geeyaan.Heat waves, droughts, floods, and storms can all damage crops and livestock, and make it difficult for farmers to get their crops to market.
-
Waxa uu garwaaqsaday in furaha ubadka yahay in la helo hab ay isugu geeyaan labadooda hami.He realized that the key to having a child was to find a way to combine their two passions.
-
Saacado yar ka dib, magacayga ayaa la wacay, waxaana la i geeyay qol yar oo kombuyuutar leh.After a few hours, my name was called, and I was ushered into a small room with a computer.
-
CD-gii ayay rokoorkeeda gelisay wayna dhagaysatay heestii.She put the CD in her stereo and listened to the song.
-
Ka dib markaad raali geliso hooyadaa, waxaan rabaa inaad gubto calalkaas cagaaran.After you apologize to your mother, I want you to burn that green rag.
-
Naftaada weydii haddii aad dhab ahaantii samaynayso go'aan xog ogaal ah, ama haddii aad si fudud u ogolaanayso eexdaadu inay mugdi geliso xukunkaaga.Ask yourself if you are really making an informed decision, or if you are simply letting your biases cloud your judgment.
-
Ugu dambeyntiina, Constance waxay go'aansatay inay siiyo Frederick fursad.Eventually, Constance decides to give Frederick a chance.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Juan hooyadii waxay go'aansatay inay u samayso cunna dhaqameedka maksikaannka gaar ah.One day, Juan's mother decided to make him a special taco.
-
Haddii aad gooyso ciddiyaha eygaaga oo aad u gaaban, mari budo jilicsan ama qalin si aad u joojiso dhiigbaxa.If you do cut your dog's nail too short, apply a styptic powder or pencil to stop the bleeding.
-
Markaad gooyso dhammaan ciddiyaha eygaaga, hubi inaad ku abaalmariso daaweyn.Once you've trimmed all of your dog's nails, be sure to reward them with a treat.
-
Si aad u gooyso ciddiyaha eygaaga, ku bilow inaad si tartiib ah u qabato cagtooda.To trim your dog's nails, start by gently grasping their paw.
-
Gu'ga wa wakhtiga rajada iyo dib u soo cusbooneysinta, had iyo jeerna waxaan ku dareemaa dhiiragelin.Spring is a time of hope and renewal, and I always feel invigorated by it.
-
Ma jiraan wax ka dagan inaad kaynta ku dhex lugeyso maalinta gu'ga, neefsashada udgoonka ubaxa iyo dhegeysiga heesta shimbiraha.There is nothing quite like taking a walk in the woods on a spring day, breathing in the scent of the flowers and listening to the birdsong.
-
Intii lagu guda jiray Dagaalkii Koowaad ee Adduunka, Cameroon waxaa qabsaday ciidamada Ingiriiska iyo Faransiiska, waxaana loo kala qaybiyay laba dal dagaalka kadib.During World War I, Cameroon was occupied by British and French forces, and it was divided between the two countries after the war.
-
Saxibkey wuxuu ahaa mid dadaal badan, laakiin had iyo jeer waxay u gudbi jirtay dallacaad.My colleague was a hard worker, but she was always getting passed over for promotions.
-
Dhibaato kale oo leh cadaalada feejignaanta ayaa ah inay si dhakhso ah uga gudbi karto xakamaynta.Another problem with vigilante justice is that it can quickly spiral out of control.
-
Waxay u soo gudbisaa qoraaladeeda si qumman, daawaayaashana aad ayay u faraxsan yihiin.She delivers her lines perfectly and the audience is thrilled.
-
Markii ugu dambeysay ee la arkay waxay ahayd 25-kii Feebaraayo, iyada oo ka tagtay gurigeeda xaafadda Notting Hill ee magaalada.She was last seen on February 25th, leaving her apartment in the city's Notting Hill neighborhood.
-
Waxay ku guulaysatay bilada dahabka, waxayna ka dhigtay dalkeeda mid ku faano.She had won the gold medal, and she had made her country proud.
-
Ilbiriqsiyadii ugu dambeeyay, Christian ayaa sameeyay dambiil si uu ciyaarta ugu guuleysto kooxdiisa.In the final seconds, Christian makes a basket to win the game for his team.
-
Haddii albaabka haanta shidaalka aan la xiri karin, wuxuu furnaan karaa inta uu baabuurka socdo.If the fuel tank door cannot be locked, it could come open while the car is moving.
-
Ma u haayo wakhti macno daradaada.I don't have time for your nonsense.
-
Tani waxay u horseedi kartaa walaac iyo walaac aan loo baahnayn, iyo sidoo kale habab caafimaad oo aan loo baahnayn, sida dheecaan-qaadista.This can lead to unnecessary anxiety and stress, as well as unnecessary medical procedures, such as biopsies.
-
"Waxaan diyaar u nahay inaan kuu sameyno tixgelin. Waan aqbali doonaa faylalkaaga shaqada, laakiin waa inaad bixisaa khidmadda habaynta.""We're willing to make an exception for you. We'll accept your portfolio, but you'll have to pay a processing fee."
-
Waayo, xataa iyada oo qalbiyadeena ay jaban yihiin, hadana waa la cusboonaysiiya.For even as our hearts are broken, they are also made new.
-
Hadana haddii ay guursato, waxay u badan tahay inay ninkeeda ku xadgudubto ama si xun u dhaqanto.And if she does get married, she may be more likely to be abused or mistreated by her husband.
-
Waxaan ahaa mid farxsan oo hadana kacsan, ma garanayn waxa aan filan karo.I was both excited and nervous, not knowing what to expect.
-
Haddi aad had iyo jeer libiqsato oo dharkaaga la ruxo, waxay ku tusinaysaa inaadan dan ka lahayn naftaada.If you're always slouching and your clothes are rumpled, it shows that you don't care about yourself.
-
Haddi ay isku jajaban yihiin ama wasakhaysan yihiin, waxa ay kaa dhigi doontaa oo kaliya mid ka sii daran.If they're rumpled or stained, it will only make you look worse.
-
Ugu dambayntiina, aadamuhu waxa ay leeyihiin awood gaar ah oo ay u leeyihiin hal-abuur iyo hal-abuurnimo.And finally, humans have a unique capacity for creativity and innovation.
-
Halkaan uma joogno inan hanti burburino.We are not here to destroy property.
-
Laga soo bilaabo hargabka caadiga ah ilaa daacuunka bubonic, cudurro aan la tirin karin ayaa naafeeyay nooceena, kuwaas oo keenay xanuun, rafaad iyo dhimasho.From the common cold to the bubonic plague, countless diseases have ravaged our species, causing pain, suffering, and death.
-
Waan ogaa inay haweenayda ii wadi doonto meel aysan xanuun ama dhib ka jirin.I knew that the woman would take me to a place where there was no pain or suffering.
-
“Waa in la barto in la waafajiyo waxaas oo dhan,” ayay tiri haweeneyda da'da ah."It is to learn to accommodate all that is," said the old woman.
-
Waayo-aragnimada haweeneyda waa mid xasuusinaysa muhiimadda ay leedahay in loo diyaargaroobo markaad buuraha ku socoto.The woman's experience is a reminder of the importance of being prepared when hiking in the mountains.
-
Waxay weydiisanayaan qof kasta oo macluumaad haysa inuu soo baxo, si kasta oo ay u yar tahay.They are asking anyone with information to come forward, no matter how small.
-
Hadda waxaad haysatay laba fursadood oo aad ku sixi kartay dhaqankaaga, waadna ku guuldareysatay inaad sidaas sameyso.You have now had two chances to correct your behavior, and you have failed to do so.
-
Kush waxay ahayd boqortooyo xoog badan oo gacanta ku haysay inta badan dooxada webiga Niil.Kush was a powerful kingdom that controlled much of the Nile River valley.
-
Aksumites waxay ahaayeen boqortooyo ganacsi oo xoog badan oo gacanta ku haysay inta badan ganacsiga Afrika iyo Bariga Dhexe.The Aksumites were a powerful trading empire that controlled much of the trade between Africa and the Middle East.
-
Abaalmarinta waxaa bixin doona Société Française de Linguistique, oo ah hay'ad sharaf leh oo u heellan horumarinta luqadda Faransiiska iyo luqadda.The award will be presented by the Société Française de Linguistique, a prestigious organization dedicated to the advancement of French language and linguistics.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Esteban wuxuu dhageysanayay raadiyaha, markii uu maqlay hees uu u maleeyay in Marcela ay jeclaan laheed.One day, Esteban was listening to the radio when he heard a song that he thought Marcela would like.
-
Ubax ayaa soo baxay, dhirtuna waa maqashay, hawadana waxaa ka buuxa guuxa hees shimbireed.The flowers are blooming and the trees are budding, and the air is filled with the sound of birdsong.
-
Sanadkii 2017-kii, koox cilmi baarayaal ah ayaa ku dhawaaqay inay heleen caddeyn in diyaaradda Earhart ay ku burburtay jasiirad fog oo ku taal Badweynta Baasifigga.In 2017, a team of researchers announced that they had found evidence that Earhart's plane crashed on a remote island in the Pacific Ocean.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, George iyo Lennie waxay shaqo ka heleen beer ku taal California.One day, George and Lennie find work on a ranch in California.
-
Hagaag, mar walba way wanaagsan tahay inaad taxaddarto. Wax dheeri ah iiga sheeg waxa ku heysta.Well, it's always good to be cautious. Tell me a bit more about what's been happening.
-
Nigeria waa waddan kala duwan oo leh dhaqan hodan ah, nolol maalmeedka dadkeeduna waxay ka tarjumayaan kala duwanaanshahan.Nigeria is a diverse country with a rich culture, and the daily lives of its people reflect this diversity.
-
Xitaa way ka fiicnayd sidii uu malayn lahaa, oo leh jilicsanaan jilicsan, calalin iyo dhadhan hodan ah, dhadhan fiican leh.It was even better than he had imagined, with a soft, chewy texture and a rich, flavorful taste.
-
Masar waxa ay Sudan ka talinaysay ilaa 1885, markaas oo uu qabsaday Mahdi, oo ahaa hogaamiye diimeed oo hogaaminayay jabhado ka soo horjeeday xukunkii Masar.Egypt ruled Sudan until 1885, when it was conquered by the Mahdi, a religious leader who led a rebellion against Egyptian rule.
-
Waa hogaamiye wanaagsan, wuxuuna tusaale wanaagsan u noqdaa ardayda kale.He is a good leader, and he sets a good example for the other students.
-
Waxaan daawanayaa sida hooyada ri'da ah iyo ilmaha ay isugu dhagan yihiin waxaana dareemayaa dareen nabadeed.I watch as the mother goat and baby bond and I feel a sense of peace.
-
Ri'da hooyada ah ayaa kor ii fiirisay, waxaana indhaheeda ka arkayaa baqdinta.The mother goat looks up at me and I can see the fear in her eyes.
-
Koofi iyo Sameer waxay ku kulmeen macahadka ku yaalo baarka ay Koofi hooyadi leedahay.Kofi and Sameer met in college at a bar that Kofi's father owned.
-
Wuxu aha nin faqiir ah asaga iyo hooyadi waxay noqon jireen kuwo bahan.He was a poor man, and he and his mother often went hungry.
-
Taariikhda Cameroon waa mid dheer oo adag, oo laga soo bilaabo degsiimooyinkii ugu horreeyay ee aadanaha ee gobolka.The history of Cameroon is long and complex, dating back to the earliest human settlements in the region.
-
Bini'aadamkii ugu horreeyay wuxuu ka soo muuqday Dunida qiyaastii 200,000 sanno ka hor.The first humans appeared on Earth about 200,000 years ago.
-
Horumarinta PC-ga ayaa sidoo kale horseeday horumarinta warshad cusub: warshadaha softiweerka.The development of the PC also led to the development of a new industry: the software industry.
-
Shaqada Einstein waxay horseeday faham cusub oo ku saabsan caalamka, waxayna saameyn qoto dheer ku yeelatay horumarinta fiisigiska casriga ah.Einstein's work led to a new understanding of the universe, and had a profound impact on the development of modern physics.
-
Daaweynta saxda ah, waxaad ka heli kartaa nasasho calaamadahaaga oo aad ka hortagto dhibaatooyin kale.With proper treatment, you can get relief from your symptoms and prevent further complications.
-
Mid ka mid ah horumarka ugu muhiimsan ee taariikhda kombiyuutarada iyo elektaroonigga ayaa ahaa abuurista kombiyuutarka gaarka ah (PC).One of the most significant developments in the history of computers and electronics was the invention of the personal computer (PC).
-
Waxay kaloo gacan ka geysaneysaa hubinta in dhammaan codadka la maqlo, iyo in dadweynaha lagu wargeliyo arrimaha muhiimka ah.It also helps to ensure that all voices are heard, and that the public is informed about important issues.
-
Dayactirka iyo dayac-tirka baabuurka ayaa lama huraan u ah in gaarigaaga xaaladiisu wanaagsanaato loogana hortago dayactirka qaaliga ah ee wadada.Vehicle repair and maintenance is essential for keeping your car in good condition and preventing costly repairs down the road.
-
Qodobbadaan waxay lama huraan u yihiin guud ahaan saamaynta maansada, wayna adkaan kartaa in af kale lagu soo saaro.These elements are essential to the poem's overall effect, and they can be difficult to reproduce in another language.
-
Markaad ogaato waxa aad jeceshahay, bilow inaad soo iibsato dhar ku habboon shakhsiyadaada.Once you know what you like, start shopping for clothes that fit your personality.
-
Haddii aad ka fekereyso inaad iibsato baabuur la isticmaalay oo shil yar galay, iska hubi inuu ku eego makaanik aqoon u leh.If you are considering buying a used car that has been in a minor accident, be sure to have it inspected by a qualified mechanic.
-
Fasalka ayaa imaaday Jikada, oo Marwo Singh waxay bilowday inay diyaariso.The class arrived at the kitchen, and Ms. Singh began to set up.
-
Intu dhex socday kaynta Rajiv waxa ka hor imaaday geed cusub usan horay u arag.As he was walking through the forest, Rajiv came across a strange tree.
-
Markii aan u maleeyay inaysan ka sii dari karin, gaari booliis ah ayaa imaaday.Just when I thought it couldn't get any worse, a police car pulled up.
-
Aan isku imaano si wada jir ah oo aan dhisano mustaqbal wanaagsan dhamaanteen.Let us come together as one people and build a better future for all.
-
Waa inaan iska diidno xoogaga raba inay nakala qaybiyaan, oona rabin inaan isku imaano si wada jir ah dad ahaan.We must reject the forces that seek to divide us and come together as one people.
-
La imoow buuggan xusuus qorka ah ballantaada xigta oo ah 4 toddobaad gudahood.Bring this diary to your next appointment in 4 weeks.
-
Waxa kale oo aad mari kartaa boomaatada qalajiyaha la mariyo si ay kaaga caawiso ka hortagga infegshonka.You can also apply a topical antibiotic ointment to help prevent infection.
-
Infegshonka waxaa sababi karo bakteeria, cabuuq, ama fungi.Infections are caused by bacteria, viruses, or fungi.
-
Waxaa jira injineer dugsigayga jooga oo ku nool kafeega.There's this engineer at my school who subsists off coffee.
-
Compaore waa la afgambiyay 2014-kii kicista caanta Burkina Faso hadda waa wadan nugul oo isbadal ku jira.In 2014, Compaoré was overthrown in a popular uprising, and Burkina Faso is currently in a fragile state of transition.
-
Marki u saas sameyay wuxu daremay isbadal ku yimid.As soon as he did, he felt a strange change come over him.
-
Waxaan sameyanaa isbadal anago ka hadleyno wixi lid ah iyo ina tageerno kooxaha ushaqeeyo ina la istaajiyo midaas.We can all help to make a difference by speaking out against it and by supporting organizations that work to stop it.
-
Qoob-ka-ciyaar oo xorow" Henry wuxuu eegay islaantii da'da ahayd isagoo wareersan.Dance and be free" Henry looked at the old woman with confusion.
-
Laakin islaantii da'da ahayd indhaheedu aad bay u dhalaalayeen, wajigeedana farxad baa ka buuxsamay, Henry-na wuu is celin kari waayay inuu soo dhex galo maahee.But the old woman's eyes were bright and her face was filled with joy, and Henry couldn't help but be drawn in.
-
Waxa uu eegay islaantii da'da ahayd oo dhoola caddeeyey "Mahadsanid" ayuu yiri "ma garanayo sababta aanan hore u dheelin.He looked at the old woman and smiled "Thank you," he said "I don't know why I didn't dance before.
-
Ram wuxuu isoo firiyay si layaab leh, "maxaad kala jeedaa" ayuu i waydiiyay, "farxshanadayda waa dabal dag nolasha ah."Ram looked at me in surprise "What do you mean?" he asked "My sculptures are a celebration of life."
-
Saaxiibkay Joseph ayaa isoo wacay si aan uga hadalno.My friend Joseph called me to talk about it.
-
Had iyo jeer way isoo qaadataa waxayna ii dirtaa inaan sameeyo dhammaan shaqooyinka ugu xun.She's always picking on me and making me do all the worst jobs.
-
Waxay tusaale fiican u tahay waxa dhacaya markaad naftaada u istaagto oo aad diido inaad u dulqaadato xaalad xun.She's a great example of what happens when you stand up for yourself and refuse to put up with a bad situation.
-
Horraantii 1900-meeyadii, dadka Maraykanka ah waxaa la geeyay dawada "morphine" iyadoo la isticmaalayo sharoobada qufaca oo aan farmashiyaha laga qorin.In the early 1900s, Americans were introduced to the drug “morphine” through the use of over-the-counter cough syrups.
-
Mari jirka oo qaawan iyo dharka, adigoo raaca tilmaamaha sheeyga aad isticmaaleyso.Apply to exposed skin and clothing, following product instructions.
-
Waxay ixtiraam darro ku ahayd hooyadaa, waxayna dhaawacday dareenkeeda.It was disrespectful to your mother, and it hurt her feelings.
-
Ku dar digaag iyo tuur jaakad.Add the chicken and toss to coat.
-
Ninkaan waxa uu xirnaa jaakad cad oo dheer, wuxuuna gacanta ku sitay qalab yaab leh.The man was wearing a long white coat and had a strange device in his hand.
-
"Saaxiib, aad ayaan u qalbi jabay hadda, saaxiibaddey oo 2 sano ahayn saaxiib ayaan kala harnay.""Dude, I'm so heartbroken right now. My girlfriend of 2 years just broke up with me."
-
Wuu daalay, wuu niyad jabay, wuxuuna doonayay inuu guriga tago oo uu seexdo hal toddobaad.He was tired, he was frustrated, and he just wanted to go home and sleep for a week.
-
Laakiin xitaa qalbi jabka dhexdiisa, rajo ayaa jirta.But even in the midst of our heartbreak, there is hope.
-
Wuxuu sii waday wadista si tartiib tartiib ah oo gaabis ah, waxaana igu sii kordhayey niyad jabka.He just kept driving slower and slower, and I was getting more and more frustrated.
-
"Kuwaasi waa dhir," Ayay hooyo ugu jawaabtay "Waa noole, sida adiga iyo aniga oo kale.""Those are plants," Mommy replied "They're living things, just like you and me."
-
"Haa, way jiraan," ayay ku jawaabtay Ms. Smith."Yes, they are," Ms. Smith replied.
-
Waxaa ugu fican ee suqa furan waa jawiga.One of the best things about open-air markets is the atmosphere.
-
Kiimikooyinkani waxay la falgalaan biyaha ku jira jawiga si ay u sameeyaan aashito, ka dibna dhulka ugu soo dhacaya roobka ahaan, baraf, ama ceeryaamo.These chemicals react with water in the atmosphere to form acids, which then fall to the ground in rain, snow, or fog.
-
Jecaylka waa shaqo adag.Love is hard work.
-
Waxay ahayd mid ka aqbasho dadka inay ku dhahaan wad qaldan tahay inay tahay mid wasaq ah mana ahyn mid uqalanto in la jeclaado.She had let others tell her that she was wrong, that she was dirty, that she was not worthy of love.
-
Juan wuxuu sii waday inuu jeclaado cunna dhaqameedka maksikaanka ilaa caruurnimadiisii.Juan continued to love tacos throughout his childhood.
-
Waxay ahayd laxan soo jiidasho leh oo farriin togan xambaarsan.It was a catchy tune with a positive message.
-
Malaayga aad buu u weyn yahay oo wuxuu u soo jiidayaa doontii meel aad uga baxsan badda.The marlin is so big that it pulls the skiff far out to sea.
-
Waxay ka buuxisay dhammaan walxaha uu jecel yahay: hilibka lo'da lashiiday, khudaarta, yaanyada, jiiska, iyo labeen dhanaan.She filled it with all of his favorite ingredients: ground beef, lettuce, tomatoes, cheese, and sour cream.
-
Dhadhanka hilibka, khudaarta, iyo jiiska ayaa dhamaantood si fiican la isugu daray si ay u abuuraan dhadhan uu Juan waligiis hore u arag.The flavors of the meat, vegetables, and cheese all combined perfectly to create a taste that Juan had never experienced before.
-
Marka laga soo tago inuu yahay majaajillo weyn, She's the Man sidoo kale waa filim leh fariin xoogan oo ku saabsan sinnaanta jinsiga.In addition to being a great comedy, She's the Man is also a film with a strong message about gender equality.
-
Waxaan socon jirnay saacado si aan halkaan u imaano, waxayna u qalantay tallaabo kasta.We had hiked for hours to get here, and it was worth every step.
-
Mid ka mid ah xayawaankii aan jeclaa ee aan waligeen korsan jirnay wuxuu ahaa bakayle la yiraahdo Cocoa.One of my favorite animals that we ever kept was a rabbit named Cocoa.
-
Kuliyadda ka dib, waxaan shaqo ka helay magaalada oo aan joogay dhawr sano.After college, I got a job in the city and stayed there for a few years.
-
Magaalada yar ee Malgudi, waxaa joogay kormeere booliis musuqmaasuq ah oo lagu magacaabo Ramasamy.In the small town of Malgudi, there was a corrupt police inspector named Ramasamy.
-
Ma ahan mid qumman, laakiin waa filim si fiican loo sameeyay oo kula joogi doona muddo dheer ka dib markaad dhammayso daawashadiisa.It’s not perfect, but it’s a well-made film that will stay with you long after you’ve finished watching it.
-
Waa sheeko si fiican loo farsameeyay oo kula joogi doonta muddo dheer ka dib markaad dhammayso daawashadeeda.It’s a well-crafted story that will stay with you long after you’ve finished watching it.
-
Mustaqbalka fog, cadaalada feejignaanta waa dhif wax ku ool ah joojinta dembiyada.In the long run, vigilante justice is rarely effective in deterring crime.
-
Waxaa jira daawooyin kala duwan oo loo heli karo UTIs, dhagxaanta kaadiheysta, iyo cudurada kelyaha.There are a variety of treatments available for UTIs, bladder stones, and kidney diseases.
-
Dhagxaanta kaadiheysta waa dhibaato kale oo caadi ah.Bladder stones are another common problem.
-
"Waxaan raadinayaa qof naxariis badan, caqli badan, oo kaftan leh," ayaan iri.“I’m looking for someone who is kind, intelligent, and funny,” I said.
-
Qayb ka mid ah khibaradahan waa kuwo togan halka kuwa kalena ay ahaayeen kuwo ka yar sidii la rabay.Some of these experiences have been positive, while others have been less than ideal.
-
Earhart waxay ahayd duuliye Mareykanka ah oo noqtay haweeneydii ugu horreysay ee kaligeed u duusha badweynta Atlantic.Earhart was an American aviator who became the first woman to fly solo across the Atlantic Ocean.
-
Waxay u tegi jireen dhakhtar kasta iyo taqasuse kasta oo ay heli kareen, laakiin waxba uma muuqan inay shaqaynayeen.They had been to every doctor and specialist they could find, but nothing seemed to work.
-
Ilaa xogaa ayan qiqinay ilaaa ay si fican u kareen.We smoked them for several hours, until they were perfectly cooked.
-
Marka ay soo dhowaadeen, waxay arki kareen inay ka imanayso meel yar oo dhalaalaysa.As they got closer, they could see that it was coming from a small, glowing sphere.
-
Waa mid karti badan, mar walbana wuxuu diyaar u yahay inuu caawiyo saaxiibadiisa.He is very talented, and he is always willing to help his teammates.
-
Iyo sida AI ay u sii wado horumarinta, waxay u badan tahay inay noqoto mid ka sii xoog badan oo karti leh.And as AI continues to develop, it is likely to become even more powerful and capable.
-
Kartida PC-ga iyo kala duwanaanshaheeda ayaa ka dhigtay aalad ku habboon hawlo badan oo kala duwan, laga bilaabo ka shaqeynta ereyga ilaa ciyaarta.The PC's portability and versatility made it an ideal tool for a wide range of tasks, from word processing to gaming.
-
Wuxuu muujiyay kartida hore ee xisaabta iyo fiisigiska.He showed an early aptitude for mathematics and physics.
-
Waa kartida aan noloshayda ugu noolaan karo si gooni ah, iyada oo aan cid kale xukumin ama dulmin.It is the ability to live my life on my own terms, without being controlled or oppressed by others.
-
Marka ay noolahaan soo galaan jirka, waxay kicin karaan jawaab celin difaac taasoo keenta barar.When these organisms enter the body, they can trigger an immune response that leads to inflammation.
-
Duufaanta roobka waxaa sababa kor u kaca hawo diirran, taas oo keenta uumiga biyuhu inuu isku ururiyo oo uu sameeyo daruuro.Rainstorms are caused by the rising of warm air, which causes water vapor to condense and form clouds.
-
Wiilku aad ayuu ugu farxay inuu la kulmo khabiir paleontologist dhab ah, wuxuuna waydiiyay su'aalo badan oo ku saabsan dinosauryada.The boy was excited to meet a real paleontologist, and he asked him many questions about dinosaurs.
-
Tani waxay horseeday in la isku dayo khadadka u dhexeeya kombiyuutarada iyo elektaroonigga.This led to a blurring of the lines between computers and electronics.
-
Waxay sidoo kale qaadeen bambooyin badan, kuwaas oo loo isticmaali karay in lagu weeraro bartilmaameedyada qoto dheer ee ka dambeeya khadadka cadowga.They also carried a large payload of bombs, which could be used to attack targets deep behind enemy lines.
-
Waxaa ku filan in la yiraahdo cabsida ugu weyn ee aan qabo waa wax aad u khiyaano badan oo fog oo ka soo horjeeda sharaxaadda.Suffice it to say that my greatest dread is something so insidious and far-reaching that it defies description.
-
Mararka qaarkood, waxaa laga yaabaa in aan isku dayno inaan been sheegno ama khiyaano si aan horay ugu soconno.Sometimes, we might be tempted to lie or cheat in order to get ahead.
-
Markaad nasato, ku khiyaas naftaada meel qurux badan.As you relax, imagine yourself in a beautiful place.
-
Roobka aashitada waxa keeno marka kiimikooyinka sida sulfuriga laba-oksijiin iyo nitrogen oxide ay hawada ku sii daayaan warshadaha korontada, warshado, iyo baabuur.Acid rain is caused when chemicals like sulfur dioxide and nitrogen oxide are released into the air by power plants, factories, and cars.
-
Waxay ku saabsan tahay koox arday ah oo kubbadda koleyga ku ciyaaraya goobta jimicsiga ee dugsiga.It is about a group of students who are playing basketball in the school gym.
-
Mid ka mid ah ardayda oo lagu magacaabo Ayanda, ayaa ku cusub dugsiga, mana ahan mid aad ugu wanaagsan kubbadda koleyga.One of the students, named Ayanda, is new to the school, and she is not very good at basketball.
-
Waxaan u lugeeyaa shaqada, waxaana ciyaara kubbadda koleyga hal ama laba jeer toddobaadkii.I walk to work, and I play basketball once or twice a week.
-
waxaan ku jiray kaliya interneetka, anigoo danahayga iska raacanaya, markaan arkay xayaysiiskaan soo booday ee sheegayay inuu cabuuq ku jiro kumbuyuutarkayga."So, I was just on the internet, minding my own business, when I saw this pop-up ad that said I had a virus on my computer.
-
Marka waan sameeyay, waana soo rakibay, kadibne waxay bilowday inay ka buuxiso kumbuyuutarkayga malware-kaan.So I did, and I installed it, and then it started filling my computer with all this malware.
-
Ugu danbeyn waxaan ku khasbanaaday kumbuyuutarkayga inaan u qaado dukaanka dayactirka lagu sameeyo, halkaso oo ay wax walbo tirtireen oona dib u soo rakibeen Windows-ka.I finally had to take my computer to a repair shop, and they had to wipe the whole thing and reinstall Windows.
-
Astaanta sharafta leh, astaanta xoogga iyo nimcada, waxay ahayd udub dhexaadka ilbaxnimada aadanaha muddo kun sano ah.The noble steed, a symbol of strength and grace, has been a mainstay of human civilization for millennia.
-
Waxan kuso jeestay farshaxaniistaha, nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Ram. "Waa inaad joojisaa farshaxanka" ayan ku iri.I turned to the artist, a young man named Ram. "You must stop sculpting," I said.
-
Qoyska iyo saxiibada waxay kuso xoomeen naxashkii, ayago ka sheekaynayo oo ku qoslaya wakhtigii qurxoonaa ay la qaateen maydka.The family and friends gathered around the coffin, telling stories and laughing about the good times they had shared with the deceased.
-
Waxa kale oo muhiim ah inaad hubiso in dharkaaga nadiif yahay oo si fiican kuula egyihiin.It's also important to make sure that your clothes are clean and well-fitting.
-
Wakhti qaado si aad ku feerayso dharkaaga oo hubi inay si fiican kuula eg yihiin.Take the time to iron your clothes and make sure they fit properly.
-
Ku adkee deriskaaga mar kale in kuwani ay yihiin tallaabooyin looga hortagi karo, mana aha kuwo baddelaya baahida in la arko dhakhtar si degdeg ah.Emphasize to your neighbor again that these are precautionary measures and do not replace the need to see a doctor immediately.
-
Waxa lagu qasabay inay barato is ay isku dabari lahyd waxayna isla kiba garatay ma ahan siday u maleysay inay cawin laa aan jirto.She is forced to learn how to survive on her own, and she quickly discovers that she is not as helpless as she thought she was.
-
Su'aashu waxay ka laa laaday hawada, iyadoo filasha weyn leh.The question hung in the air, heavy with expectation.
-
Halloow mar kale, Mr. Molnar. Waxaan arkaa inaad soo laabatay sababtoo ah astaamahaaga ma fiicnaanin. Aan ka hadalno tallaabooyinka xiga.Hello again, Mr. Molnar. I see you're back because your symptoms haven't improved. Let's discuss the next steps.
-
Dhowr daqiiqo ka dib, haweeneydii ayaa soo laabatay.A few minutes later, the woman came back.
-
Hadda waxaan qoyskeyga ku korinayaa isla guri yar oo aan ku soo koray, aad ayaan ugu faraxsanahay inaan soo laabto.I'm now raising my family in the same small house where I grew up, and I'm so happy to be back.
-
Malayga ayuu ku xiray dhinaca doonta wuxuuna bilaabay inuu dib ugu soo laabto xeebta.He ties the marlin to the side of the boat and begins to row back to shore.
-
George iyo Lennie labaduba waxay ahyeen kuwa riyooda.George and Lennie are both dreamers.
-
Ugu dambayntii, caalamka wuu burburi doonaa laftiisa oo wuu baabi'i doonaa.Eventually, the universe will collapse in on itself and disappear.
-
Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay tahay in la tixgeliyo marka la turjumayo gabayada waxaa ka mid ah laxanka iyo miisaanka.One of the most important things to consider when translating poetry is the rhythm and meter.
-
“Hagaag, waxaad ugu yaraan isticmaali laheyd calaamadaada leexashada!”"Well, you could have at least used your turn signal!"
-
“Waan isticmaalay calaamadayda leexashada!”"I did use my turn signal!"
-
“Waxaan kuu sheegayaa, waan adeegsaday calaamadeyda leexashada!”"I'm telling you, I used my turn signal!"
-
Waa caato dheer, oo leh lugo xito oo dhadheer.It’s tall and slender, with long, spindly legs.
-
Adoo ku soo bandhigaya waxyaabaha ku jira luqado badan, ganacsiyada waxay muujin karaan inay ka go'an yihiin inay gaaraan dhagaystayaasha adduunka.By displaying content in multiple languages, businesses can show that they are committed to reaching a global audience.
-
Waa in uu iska ilaaliyaa in dadka uu la isticmaalo waxyaabaha khaaska u ah sida shukumaanka, maacuunta wax lagu cuno iyo koobabka wax lagu cabbo.He should avoid sharing personal items like towels, eating utensils, and drinking glasses.
-
Qalabka iyo maacuunta jikada waa luuqad, hab isgaarsiin u dhexeeya cunto kariyaha iyo cuntada.The gadgets and utensils of the kitchen are a language, a means of communication between cook and food.
-
Qalabka iyo maacuunta jikada waa ka badan yihiin qalab oo kali ah.The gadgets and utensils of the kitchen are more than just tools.
-
Hagaag, waxaan dareemayay niyad-jab yar maalmahan. Hurdaduna ma fududayn sidoo kale.Well, I have been feeling a bit down lately. And sleeping hasn't been easy either.
-
Ma aha sida haddii boqorada iyo boqorrada ay leeyihiin wax awood dhab ah, maalmahan. Waa un kaliya madax.It's not as if kings and queens have any real power, these days. They're just figureheads.
-
Sawirro iyo muuqaallo lagu qosolo waa wax iska caadi ah maalmahan, laakiin qaarkood ayaa ka fiican kuwa kale.Funny pictures and videos are a dime a dozen these days, but some of them stand out from the rest.
-
Quraacda kadib, dadka waxay aadaa howl maalmeedkooda.After breakfast, people go about their daily activities.
-
Laakiin qof kasta oo magaalada guul ka gaaray, waxaa jiray qaar kale oo badan oo u halgamay sidii ay nolol maalmeedkooda u heli lahaayeen.But for every person who found success in the city, there were many more who struggled to make ends meet.
-
Maalmihii hore ee kombuyuutarka, labadan qaybood ayaa inta badan kala duwanaa.In the early days of computing, these two fields were largely separate.
-
Darawalka ayaa madaxiisa daaqadda ka soo dusiyay, wuuna dhoola cadeynayay.The driver was sticking his head out the window, and he was smiling.
-
Caalamku wuxuu ahaa mid aad u ballaaran, madhan.The universe was a vast, empty void.
-
Caadooyinka mida ugu mhuimsan waa magacabida xaflada taaso loo qabto cunuga markuu dhasho.One of the most important customs is the naming ceremony, which is held for a newborn child.
-
Xaflada waxa la wareego culumo dhaqameed ama dad waa weyn taaso ay ku jirto magacabida cunuga iyo u duceynta cunuga.The ceremony is typically presided over by a traditional priest or elder, and it involves the naming of the child, as well as prayers and blessings for the child's future.
-
Tusaale ahaan magacabida xaflada waxa ku jiro alad sida kumbuyutar iyo bahasha shaqada lagu qabto.For example, some naming ceremonies now include electronic devices such as computers and projectors.
-
Shimbiraha kale ayaa ku farxay oo u mahad celiyay shimbirkii badbaadiyay maalintaas.The other birds cheered and thanked the robin for saving the day.
-
Si aad uga faa'iidaysato maalinta dhalashadaada, ku billow samaynta liiska dhammaan waxyaalaha aad ka mahad naqayso.To make the most of your birthday, start by making a list of all the things you are grateful for.
-
"Waad ku mahadsantahay imaanshiyaha," ayey tiri. "Waan ku jeclahay.""Thank you for coming," she said. "I love you."
-
Way dhoola cadeysay wayna aragtay. "Way qurux badan yihiin," ayay tiri. "Waad mahadsantahay."She smiled when she saw them. "They're beautiful," she said. "Thank you."
-
Shurucda Sankara waxay ahyeen kuwo caan ah dadka badan oo reer Burkinabes laakin waxa sido kale fogaday xiisent awooda mala isku daro gudaha iyo dibada.Sankara's policies were popular with many Burkinabés, but they also alienated powerful interests, both within the country and abroad.
-
Hagaag, dhakhtar. Wax kasta oo aad u malaynayso inay ugu fiican tahay.Alright, doctor. Whatever you think is best.
-
Haddii aadan hubin sida loo jaro ciddiyaha eeygaaga, ha welwelin - way ka sahlan tahay sidaad u malaynayso.If you're not sure how to trim your dog's nails, don't worry - it's easier than you think.
-
Mamnuucidaan waa abid, lagumana oggolaan doono inaad sameysato koonto cusub ama aad golahaan sinaba uga qaybgasho.This ban is permanent, and you will not be allowed to create a new account or participate in this forum in any way.
-
Haddii aad qabtid wax su'aalo ah oo ku saabsan mamnuucidaan, fadlan ha ka waaban inaad nala soo xiriirto.If you have any questions about this ban, please do not hesitate to contact us.
-
Arag muuqaallada, maqal dhawaaqyada, oo carafso carafta meesha aad dooratay.See the sights, hear the sounds, and smell the smells of your chosen place.
-
“Weligay ma maqal isaga.”"Never heard of him."
-
Waxay markhaati u tahay awoodda nolosha iyo adkeysiga dunida dabiiciga ah.It is a testament to the power of life and the resilience of the natural world.
-
Maroodigu waa xayawaanka ugu badan ee dhulka dushiisa, waxayna miisaankoodu noqon karaa ilaa 15,000 rodol.Elephants are the largest land animals on Earth and can weigh up to 15,000 pounds.
-
Maroodigu waxa uu leeyahay jirid dheer oo ay u isticmaalaan arimo badan oo ay ka mid yihiin cabbitaanka, maydhashada, iyo ururinta cuntada.Elephants have a long trunk that they use for many purposes, including drinking, bathing, and gathering food.
-
Maroodigu wuxuu ku nool yahay xoolo, waana xayawaan aad u bulsheed.Elephants live in herds and are very social animals.
-
Isbuucii hore, adeerkay isagoo beerta ku maqan oo sabuul goosanayay ayaa wuxuu arkay mas dhulka ku sii qulqulaya.Last week, my uncle was out in the field harvesting corn when he spotted a snake slithering across the ground.
-
Wuxuu go'aansaday inuu si dhaw u fiiriyo, markuu u soo dhawaaday, wuxuu gartay inay tahay mas weyn!He decided to take a closer look, and as he got closer, he realized that it was a huge rattlesnake!
-
Wuxuu u eg yahay mashiinka kafeega oo socoda.He's like a walking coffee machine.
-
Mid ka mid ah waa in la isticmaalo mashiinka wax lagu kala soco.One way is to use a machine that filters the water.
-
Dooda bini'aadamka iyo mashiinka waa mid soo jireen oo dheer ayadoo jawaab sahlan an lahayn.The debate of man vs. machine is a long-standing one, with no easy answer.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
