Everyday Topics, Part 2 (from the SMOL dataset) in Somali
Play 1,154 fill-in-the-blank cloze sentences and get fluent faster.
About this Collection
Description
1,154 sentences from short texts on everyday topics, professionally translated from English into Somali, from SMOL by Google Research (Caswell et al., 2025, https://huggingface.co/datasets/google/smol), licensed CC BY 4.0 (https://creativecommons.org/licenses/by/4.0/). Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
All 1,154 sentences
These sentences come from SMOL, by Google Research (Caswell et al., 2025), licensed CC BY 4.0. Clozemaster selected the sentences and chose the missing words. Audio is computer-generated.
-
Mid ka mid ah tusaale ahaan muuqaal dhowaan soo baxay oo caan baxay oo ah bisad isku dayaysa inay gasho sanduuq yar.One example is a recent video that went viral of a cat trying to fit into a small box.
-
Noqo qof bisil.Be more mature.
-
Joogteynta ayaa muhiim ah. Ku dheggidda jadwalka daaweynta iyo talooyinka cuntada waxaay ka caawin doontaa Mateo inuu si dhakhso ah u bogsado.Consistency is key. Sticking to the medication schedule and dietary recommendations will help Mateo recover faster.
-
Markaasaa naagtii la joogtay isagii, oo waxay ka caawisay inuu bogsado.The woman stayed with him, and she helped him to heal.
-
Waa inaad barataa inaad isticmaasho awooddaada si aad u bogsato adduunka, oo aadan waxyeello u geysan.You must learn to use your power to heal the world, not to harm it.
-
Markii uu soo gaaray goobtii lagu xanaanayn jiray, waxa uu isla markiiba la soo booday xulkii dhirta.When he arrived at the nursery, he was immediately overwhelmed by the selection of plants.
-
Waxa aan imid xafladii goor hore, waxaana markiiba igu soo booday muuqaalkii iyo caraftii.I arrived at the festival early and was immediately overwhelmed by the sights and smells.
-
Haddii alabta laso celiyo boostada macmiilka wa inu soo celiyaa 14 bari markuu gatay alaabat waa inay sideedi tahay marki la gatay.If the item is returned by post, the customer must return the item within 14 days of purchase and the item must be in the same condition as it was when it was purchased.
-
Dhowr maalmood ka dib, waxaa la iigu soo diray warqad boostada oo igu wargelinaysay in aan imtixaanka qoraalka ahaa ka soo gudbay.A few days later, I received a letter in the mail informing me that I had passed the written test.
-
Waxaan lahayn dugsi yar, dukaan guud, iyo xafiiska boostada.We had a small school, a general store, and a post office.
-
Oo hadday waxaas yihiin boqor ama boqorrad, markaas way yihiin."And if that something is a king or a queen, then so be it."
-
"Markaad boqorad noqoto, waxaad yeelan doontaa awood."When you become a queen, you will have power.
-
Farshaxanka dhabta ahi waxa uu ku saabsan yahay in loo muujiyo aduunka sida uu yahay, burooyinka iyo dhammaan.Real art is about showing the world as it is, warts and all.
-
Daahsanaanta maqnaashaha Earhart waxay ahayd mawduuca lagu qoray buugaagta, maqaallada, iyo filimaanta.The mystery of Earhart's disappearance has been the subject of books, articles, and documentaries.
-
Waxay ku qaadatay saacado inay ka sheekeeyaan kooxihii ay jeclaayeen, filimada, iyo buugaagta, waxayna xitaa bilaabeen koox.They spent hours talking about their favorite bands, movies, and books, and they even started a band together.
-
Qolalka wa kuwo aan qaylada kasoo gudbeen, hoteelkana waa mid dagan oo ka dheer buuqa iyo sawaxanka ee casimada dhexdeda.The rooms are soundproofed, and the hotel is located in a quiet area away from the hustle and bustle of the city center.
-
Musaafir keligiis ah ayaa la helay isagoo bad qaba ka dib markii uu laba habeen ku dhex lumay buuraha Alps ee Swiss.A solo traveler was found safe after spending two nights lost in the Swiss Alps.
-
Haweeneydan 25 jirka ah, oo aan la aqoonsan, ayaa ku socotay buuraha markii ay kala lumeen kooxdeeda.The 25-year-old woman, who has not been identified, was hiking in the mountains when she became separated from her group.
-
Mareegta waxaa ka buuxay xayeysiisyo dhammaan noocyada kala duwan, kuwaas oo dhammaantood la filayo inay iib yihiin.The website was full of ads for all sorts of products, all of which were supposedly on sale.
-
Muusigu ha buuxiyo naftaada, jirkaaguna iskii buu u dhaqaaqi doonaa.Let the music fill your soul and your body will move of its own accord.
-
Sannadihii u dambeeyay, qaar ka mid ah caadooyinka dhaqameedka Ghana ayaa la qabsaday nolosha casriga ah.In recent years, some traditional customs in Ghana have been adapted to modern life.
-
Haddii ay dhacdo in qaybo caag ah jeexmaan ama kala go'aan, tani waxay noqon kartaa khatar badbaado leh.In the case of worn or falling apart rubber pieces, this can be a safety hazard.
-
Bacaha caagga ah waxaa laga sameeyaa nooc caag ah oo loo yaqaan polyetylen, kaas oo ka soo ka imaada shidaalka fosil.Plastic bags are made from a type of plastic called polyethylene, which is derived from fossil fuels.
-
Ayga wuxu ahaa mid wasaq ah oo caato ah laakin wuxu laha waji saxibtinimo.The dog was dirty and skinny, but it had a friendly face.
-
Markaad samayso doorashooyin caafimaad qaba, waxaad caawinaysaa inaad abuurto bulsho caafimaad qabta iyo adduun caafimaad qaba.By making healthy choices, you are helping to create a healthier community and a healthier world.
-
Waxa kale oo laga yaabaa inaad rabto inaad hesho qof kaa caawiya inaad qabato eeygaaga.You may also want to have someone help you hold your dog still.
-
Xameetidu waxay sii deysaa dheecaan, hormoon ka caawiya sokorta inay ka soo baxdo dhiiggaaga unugyadaada.Your pancreas releases insulin, a hormone that helps glucose get from your blood into your cells.
-
Ardayda ayaa iska caawiyay jarjarida khudaarta oo ay dheriga walaaqaan.The students helped each other chop vegetables and stir the pot.
-
Dib ayaan u dhoola cadeeyey. "Adaa mudan." Sariirteeda agteeda ayaan fadhiistay oo aan gacanta qabtay.I smiled back. "You're welcome." I sat down next to her bed and took her hand.
-
Dib ayaan ugu dhoola cadeeyey oo waxaan ku iri, "Haye, waxaan ahay Vera."I smiled back and said, "Hi, I'm Vera."
-
Waxay ahayd haweenay naxariis badan oo dhoola cadeyn fiican.She was a kind-looking woman with a warm smile.
-
Xardhideda waxa hadda loo tix gali ya mid cajib ah wana labarta dadka way ka heelen dhamantood.Her paintings are now considered to be masterpieces, and they are still studied and admired by people all over the world.
-
Qamriga wuxuu ahaa miid cajib ah oo fican, waxaana qaadanay wakhti fican.The beer was actually pretty good, and we all had a great time.
-
“Calaamadda su'aasha cagaaran ee wejigaaga waxay umuuqataa inay noqon karto xoogaa dhaqdhaqaaq halis ah.”"A green question mark on your forehead seems like it could be a bit of a risky move."
-
Vimes wuu joogsaday oo wuxuu eegay calaamadda cabaar.Vimes stopped and stared at the sign for a moment.
-
Waxad maqalaysaa cod dadka wax gadayo oo u yeerayo macamiisha carafta rootiga la kariyay buurka la hagajiyay iyo muqaalka dadka qiimo kor u hayo.You'll hear the sound of vendors calling out to customers, the smell of fresh-baked bread and pastries, and the sight of people haggling over prices.
-
Waxay waqti badan ku qadatay inay ayada dareento mid ceeb daremayso jiirkeda iyo dooqeeda.She had spent so many years feeling ashamed of herself, of her body, of her desires.
-
Waxay kaa caawin karaan hagaajinta tayada ciidda iyo waraabinta dhirta.They can help to improve soil quality and water the plants.
-
Xididdada waxay ku dhejiyaan geedka ciidda waxayna ka soo nuugaan biyaha iyo nafaqooyinka dhulka.The roots anchor the plant in the soil and absorb water and nutrients from the ground.
-
Farihiisa qalloocan, wuxuu ciidda u samayn lahaa qaabab qalafsan, isaga oo abuuraya xayawaan, dhir, iyo xitaa muuqaallo dhan.With his deft fingers, he would mold the soil into intricate shapes, creating animals, plants, and even entire landscapes.
-
Hal xaalad, cilmi-baarayaasha waxay awoodeen inay aqoonsadaan askari ka maqnaa in ka badan 70 sano iyagoo isticmaalaya sawirro laga soo qaaday kaydka milatariga.In one case, researchers were able to identify a soldier who had been missing for over 70 years using photos from a military archive.
-
Waxa kale oo uu ku raaxaysan jiray ciyaarista gitaarka oo inta badan waxa uu ku celcelin jiray saacado dhamaadka ah.He also enjoyed playing the guitar and would often practice for hours on end.
-
Waxay ahayd inaan banaanka u baxno oo aan ciyaarno.We had to go outside and play.
-
Waxaa la yaabaa inaan aadno casho, ama ciyaaro ciyaarno, ama aan taleefishin wada daawano.We might go out to dinner, or play games, or just watch TV together.
-
Aniga iyo Sarah waxaan u baxnay banaanka si aan ugu ciyaarno garoonka ciyaarta.Sarah and I went outside to play on the playground.
-
Cudurada difaaca jirka waxaa keena habka difaaca jirka oo weeraro nuddayaashiisa.Autoimmune diseases are caused by the body’s immune system attacking its own tissues.
-
Way sii qaadan kari wayday culayska shaqada, waxayna ogaatay inaanay awoodi doonin inay shaqadeeda halkaa ka sii waddo.She couldn't take the stress of the job anymore, and she knew that she wouldn't be able to advance her career there.
-
Cunnooyinka Kosher waa kuwa loo arko inay ku habboon yihiin isticmaalka sida waafaqsan sharciga Yuhuudda.Kosher foods are those that are considered to be fit for consumption according to Jewish law.
-
Cunnooyinka Kosher sidoo kale waxay ku xiran yihiin xeerar kale oo dhowr ah, sida kala soocida caanaha iyo hilibka.Kosher foods are also subject to a number of other regulations, such as the separation of dairy and meat products.
-
Marka ay shaqeeyeen, waxay ka sheekeysteen cunnooyinka ay ka helaan iyo waxay rajeyeen inay iskula dayaan Hindiya.As they worked, they chatted about their favorite foods and what they were looking forward to trying in India.
-
Markaad cunto, jirkaagu wuxuu u burburayaa karbohaydraytyada ku jira cuntadaada gulukoos, kaas oo markaa lagu nuugo dhiiggaaga.When you eat, your body breaks down the carbohydrates in your food into glucose, which is then absorbed into your bloodstream.
-
Hadda, aan ka hadalno cuntadaada.Now, let's talk about your diet.
-
Tariiqda cusbitaalka waxay dib ogu labatay waqtigi hore.The history of hospitals dates back to ancient times.
-
Cusbitaalka waxa ka mid ah waxa tageero ah sida dajinta cafimadka, farmashiga shaybaar, iyo kuwa mashimaha iyo kuwa dhaqancelinta.A hospital can also include a number of support departments, such as medical records, pharmacy, laboratory, radiology, and rehabilitation.
-
Cusbitaalka waa qayb muhim ah ee cafimadka isku xiro.Hospitals are an important part of the healthcare system.
-
Cudurada kelyuhu waa dhibaato halis ah oo saameeya dadka da' kasta leh.Kidney diseases are a serious problem that can affect people of all ages.
-
Xeegada waa ciyaar weyn oo loogu talagalay dadka da 'kasta leh.Hockey is a great sport for people of all ages.
-
Waa muhiim in la xasuusto in daacadnimadu ay tahay mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan nolosha.It's important to remember that integrity is one of the most important things in life.
-
Waan ogahay in daacadnimadu ay tahay wax aad qiimeyso, sidoo kale.I know that integrity is something that you value, too.
-
Daadadku waa masiibo dabiici ah oo sababi karta khasaare baahsan iyo khasaare nafeed.Floods are a natural disaster that can cause widespread damage and loss of life.
-
Daadadku waxa kale oo ay sababi karaan biyo-xireenno ama biyo-xireenno jaban, ama sunaamiyada.Floods can also be caused by dams or levees breaking, or by tsunamis.
-
Malayga waa mid aad u culus, odaygana aad buu u daalan yahay.The marlin is too heavy, and the old man is too tired.
-
Waan ka daalay inaan wax ka qabto dhaqankaaga carruurnimada ah.I'm tired of dealing with your childish behavior.
-
So jeedkooda wuxuu qaatay saacado, iyo dhamaadka habenka, qof walbo wuu daalay laakin wuu farxsanaa.The wake went on for hours, and by the end of the night, everyone was exhausted but happy.
-
Haddii eeygaaga walwalsan yahay, isku day inaad ciddiyaha ku jarto qol xasilloon oo aysan ka arki karin daaqadda.If your dog is nervous, try clipping their nails in a quiet room where they can't see out the window.
-
Daaqadda, wuxuu arkay calaamad dhahaysa “Waraaqaha ugu Fiican Magaalada”.In the window, he saw a sign that said "Best Letters in the City".
-
Jimicsiga joogtada ah waxaa ka mid noqon kara dhaqdhaqaaqyada sida socodka, orodka, dabaasha, baaskiilka, ama qoob ka ciyaarka.Regular exercise can include activities such as walking, running, swimming, biking, or dancing.
-
Dabeecadda ugu weyn, Constance, waa haweenay dhalinyaro ah oo ku dhibtoonaysa inay la qabsato dhimashadii dhawaan ninkeeda.The main character, Constance, is a young woman who is struggling to come to terms with the recent death of her husband.
-
Goobtu waxay dul wareegaysay hawada, waxaana ku wareegsanaa aura daciif ah.The sphere was hovering in the air, and it was surrounded by a faint aura.
-
Geed ka waxa ku dabool na dufaax dahab ah Rajiv waligis ma arag wax nocaas ah.The tree was covered in golden apples, and Rajiv had never seen anything like it before.
-
Unugyadani waxay soo daayaan kiimikooyin keena in xididdada dhiigga ay balaartaan oo ay noqdaan kuwo daloola.These cells release chemicals that cause blood vessels to dilate and become more permeable.
-
Way qurux badnayd, timo madow oo dhaadheer, indho buluug ah oo daloola, iyo dhoola cadeyn qol iftiimin karta.She was beautiful, with long dark hair, piercing blue eyes, and a smile that could light up a room.
-
Dad badan oo ku nool Gambia waxay ka shaqeeyaan beeraha, kalluumaysiga, ama dalxiiska.Many people in The Gambia work in agriculture, fishing, or tourism.
-
Laakindib usoo labashadeeda waxay ugu danbeyn ogaatay inay qaldanyeen.But at the reunion, she finally saw that they were wrong.
-
Ugu danbeyn hadaad qorshaynaysay inaad bixiso alabta guriga ha ku jiidin sagxada madama ay tan dhawici karto fooqa kore.Finally, if you are planning to move your furniture around, be careful not to drag it across the floor, as this can also damage the surface.
-
Filimka waxaa ka buuxa daqiiqado qosol badan, taas oo ay mahadeeda leedahay wakhtiga majaajillada iyo gaarsiinta Bynes.The film is full of laugh-out-loud moments, thanks to Bynes's spot-on comedic timing and delivery.
-
Bandhiga Bynes waa mid heersare ah, filimkana waxaa ka buuxo daqiiqado qosol badan.Bynes's performance is a standout, and the film is full of laugh-out-loud moments.
-
Sidee dareemaysaa maanta?How are you feeling today?
-
Marka ugu dambeyntii aad kasbato qoob ka ciyaar adag, waxaad dareemeysaa dareen guul ah oo aan ka duwaneyn wax kasta oo kale."When you finally master a difficult dance, you feel a sense of accomplishment that is unlike anything else."
-
Ramana wuxu daremay ka xuman ee ayga wuxu go'ansaday inuu guriga u qato.Raman felt sorry for the dog, so he decided to take it home with him.
-
Wuxu daremay xoog iyo quwad badan wuuna ogaa inu wax qaldan sameyay.He felt stronger and more powerful, and he knew that he had done something wrong.
-
Cudurka Lyme waa cudur halis ah, laakiin waxaa lagu daweyn karaa qalajiye.Lyme disease is a serious illness, but it can be treated with antibiotics.
-
Cisbitaalka waa meel cafimaad taso bixiso daweyn iyo meel bukaanka joogo.A hospital is a healthcare institution providing patient treatment in an inpatient setting.
-
Laakin waxa ay isku daydaa intii karaankeeda ah, asxaabteedana waa ay dhiiri galinayaan.But she is trying her best, and her teammates are encouraging her.
-
Way argagaxday oo waxay isku dayday inay ka fikirto waxay samaynayso, laakiin waxba way la imaan wayday.She panics and tries to think of what to do, but she can't come up with anything.
-
Daadadku waxay sababi karaan khasaare kala duwan oo ay ka mid yihiin khasaare nafeed, burbur hantiyeed iyo burbur deegaan.Floods can cause a wide range of damage, including loss of life, property damage, and environmental damage.
-
Goobta waxaa markii ugu horreysay degay dadyowga Bantu qiyaastii 3000 BCE, waxaana markii dambe ka adkaaday Boqortooyada Kanem-Bornu qarnigii 11aad.The area was first settled by Bantu peoples around 3000 BCE, and it was later conquered by the Kanem-Bornu Empire in the 11th century.
-
Laan u dhow ayuu ku degay oo dhegaystay waxay ku hadlayaan.He landed on a branch nearby and listened to what they were saying.
-
Waxa uu ku soo degay digo aad u tiro badan, maskiina si toos ah ayuu u soo dhaafay.He landed in a big pile of manure, and the snake slid right past him.
-
Tani waxay u oggolaanaysaa dareeraha iyo unugyada dhiigga cad inay ka soo baxaan xididdada dhiigga oo galaan nudaha dhaawacan.This allows fluid and white blood cells to leak out of the blood vessels and into the injured tissue.
-
Hamid Al-fitr, oo ah sheeko-yaqaanka caanka ah, ayaa ka warramaya wakhti uu ku dhaawacmay dagaalka.Hamid Al-fitr, the famed storyteller, tells of a time when he was injured in battle.
-
Qof kastaa wuu jeclaa dhadhanka, dhammaantoodna way la dhaceen sheekadii ka dambaysay.Everyone loved the taste, and they were all impressed by the story behind it.
-
Waxaa sido kale muhim ah in la ilaaliyo sagxada ayado laga ilalinayo dhil dhilaca iyo dhag dhaga.It is also important to protect your cork flooring from scratches and dents.
-
Waxa uu isku dayay in uu arrinka kala hadlo, balse way iska dhaga tirtay.He tried to talk to her about it, but she just shrugged him off.
-
Wiilasha ayaa la yaabay inay tan ka maqlaan Lily, laakiin way dhagaysteen oo waxay joojiyeen tuurista dhagaxyada.The boys were surprised to hear this from Lily, but they listened to her and stopped throwing rocks.
-
Ugu dambeyntii, qorsheyso maalinta dhalashadaada.Finally, make plans for the day of your birthday.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Josephine waxay joogtay xaflad markay la kulantay nin dhallinyaro ah oo la yiraahdo Jack.One day, Josephine is at a party when she meets a young man named Jack.
-
Maalin maalmaha ka mid ah, Ramasamy ayaa u xiray nin dhallinyaro ah oo la oran jiray Krishnan dambi uusan gelin.One day, Ramasamy arrested a young man named Krishnan for a crime he did not commit.
-
Waa inaan dhamaanteen qaybteenna ka qaadanaa si aan u ilaalino.We must all do our part to protect it.
-
Waa inaan dhamaanteen u istaagnaa xorriyadda saxaafadda.We must all stand up for freedom of the press.
-
Waddooyinka waxaa buux dhaafiyay dad badan, kuwaas oo dhamaantood u hamuun qabay in ay arkaan tiknoolajiyada ugu dambeysay uguna weyn.The streets were crowded with people, all eager to see the latest and greatest in lockmaking technology.
-
Ardeydu dhamaantood way dabaal-degayaan, aad bayna u wada farxeen.The students all celebrate, and they are all very happy.
-
Oo waxaan ka mahadcelinayaa fursadaha aan helay inaan ku safro, la kulmo dad cusub, iyo inaan barto dhaqamo kala duwan.And I am grateful for the opportunities that I have had to travel, to meet new people, and to learn about different cultures.
-
Ku dhiiri geli Mateo inuu sidoo kale gacmihiisa dhaqo marar badan.Encourage Mateo to wash his hands frequently as well.
-
Waxaan isha ku dhuftay geeska jikada waxaana arkay hooyo oo taagan mesha welasha lagu dhaqo oo firinayso daqada.I peer around the corner into the kitchen and see Mum standing at the sink, staring out the window.
-
Dadku waa kuwa soo dhaweyn leh, waxayna siiyeen askarigii cunto iyo meel uu dego.The people were friendly, and they gave the soldier food and a place to stay.
-
Waxaan kusoo koray tuulo yar oo meel dhaxo ku taalo oo waxana uu dhaweyn.I grew up in a small village in the middle of nowhere.
-
Agaasimaha filimka, Andy Fickman, wuxuu qabtaa shaqo weyn oo isku dheelitirka kaftanka iyo riwaayadda ah, isagoo abuuraya filim qosol iyo qalbi diiranaan leh.The film's director, Andy Fickman, does a great job of balancing the humor with the drama, creating a film that is both funny and heartwarming.
-
Haddii aad aragto shilin ku dheggan jirkaaga, waxa muhiim ah in aad iska saarto sida ugu dhakhsaha badan.If you find a tick attached to your body, it's important to remove it as soon as possible.
-
Marka dhibcaha biyaha ee daruuraha ay noqdaan kuwo aad u culus, waxay u da'aan sidii roob.When the water droplets in the clouds become too heavy, they fall as rain.
-
Roobka aashitada ahi waxa uu dhaawici karaa geedaha iyaga oo ka dhiga caleentooda mid aashita leh.Acid rain can damage trees by making their leaves more acidic.
-
Dhab ahaantii, waxay inta badan yeelan kartaa saameyn liddi ku ah, taasoo ka dhigaysa dembiilayaasha inay u badan tahay inay dembi galaan mustaqbalka.In fact, it can often have the opposite effect, making criminals more likely to commit crimes in the future.
-
Waa ugaarsade quuta nuxurkayga, taasoo iga dhigaysa inaan dareemo daciifnimo iyo nugul.It is a predator that feeds on my very essence, leaving me feeling weak and vulnerable.
-
Ha dib dhigin!Don't delay!
-
Filimka wuxuu muujinayaa in gabdhaha ay ugu wanaagsanaan karaan sidii wiilasha ciyaaraha, waana inaan dib loo dhigin jinsigooda awgood.The film shows that girls can be just as good as boys at sports, and that they should not be held back by their gender.
-
Si ad san u sameyso waxad dhigtaa kartaa suuf fadhiga lugihisa iskana ilali inad ku jiido alabta culus sagxada.To do this, you can place felt pads under furniture legs and avoid dragging heavy objects across the floor.
-
Wa inaad ka dhigtaa wax dadka ay daremi karanIt is about making people feel something.
-
Waxaan ahaa sida, “Saxiib, waxaad u baahan tahay inaad hoos u dhigto. Naftaada ayaad dhaawici doontaa.”I was like, "Dude, you need to slow down. You're gonna hurt yourself."
-
Unugyada dhiiga cad waxa ay caawiyaan la dagaalanka caabuqa iyo inay saaraan nudaha waxyeelooba.The white blood cells help to fight infection and to remove damaged tissue.
-
Dhiiga waxa lagu soo ururiyay bac, hawsha oo dhanna waxay qaadatay ilaa 15 daqiiqo.The blood was collected in a bag, and the whole process took about 15 minutes.
-
Ariga yar ayaa ka soo baxaya dhinaceeda midig, madaxiisana durba waaba muuqdaa.The baby goat is coming out of her right side and it's head is already visible.
-
Darawalkii kale ayaa dhigtay wadada dhinaceeda, aniguna waan raacay.The other driver pulled over to the side of the road, and I followed him.
-
Compaore wuxu hogamiyay Burkina Faso 27 sano waqtigisa wuxu so celiyay habenti Sankara wuxuna dhisay waqti awood caburineed.Compaoré ruled Burkina Faso for 27 years, during which time he reversed many of Sankara's reforms and established a repressive authoritarian regime.
-
Cusbitalki ugu horeyay waxa laga dhisay Hindiya, Jayna, iyo Giriga.The first hospitals were established in India, China, and Greece.
-
Waana inaan isku xirno ujeeddo guud: si aan ugu dhisno mustaqbal wanaagsan Nayjeeriya.And we must bind ourselves together in a common purpose: to build a better future for Nigeria.
-
Waxaan qabaa in daacadnimadu ay aad muhiim u tahay sababtoo ah waxay naga caawinaysaa inaan dhisno kalsoonida dadka kale.I think integrity is so important because it helps us build trust with others.
-
Waxay keeni karaan biyo aad loogu baahan yahay dhul la beeray, laakiin sidoo kale waxay sababi karaan daadad, dhoobo, iyo waxyeelo kale.They can bring much-needed water to parched land, but they can also cause flooding, mudslides, and other damage.
-
Dhoobo waa shey dabiici ah oo laga helo dhulka.Clay is a natural material that is found in the ground.
-
Ciyaartu way dhowdahay, waxayna ku sii socotaa siliga.The game is close, and it is going down to the wire.
-
Hayso diiwaanka astaamaha Mateo, oo ay ku jiraan inta jeer ee la diiwaangeliyey saxarada, joogteynta saxarada, dhacdooyinka matagga, iyo qandhada.Keep a record of Mateo's symptoms, including frequency of bowel movements, consistency of stool, vomiting episodes, and fever.
-
Xayawanada waa la qaracay oo la darbeeyo oo gajooday oo la dilo sabab laan intan ka ahyn farxasanyn.Animals may be beaten, kicked, burned, starved, or even killed for no reason other than human entertainment.
-
Macmiilka ayaa markaas loo soo diri doonaa lacag celin ama beddelaad.The customer will then be sent a refund or exchange.
-
Retina waxay soo dirtaa calaamado maskaxdeena, taas oo u fasirta sawir ahaan.The retina sends signals to our brain, which interprets them as images.
-
Mid ka mid ah arimaha ugu muhiimsan ee go'aaminta natiijada dagaalka ayaa ahayd saxnaanta duqeynta diyaaradda.One of the most important factors in determining the outcome of a battle was the accuracy of the aircraft's bombing.
-
Xubnaha qaar ayaa ku doodaya in kalluunka aan khatar ugu jirin inuu dabar go’o oo aan u baahnayn ilaalin federaali ah.Some members argue that the fish is not in danger of extinction and does not need federal protection.
-
Qaar kale ayaa ku doodaya in kalluunku uu yahay mid gaar ah oo ay tahay in laga ilaaliyo kalluumeysiga xad dhaafka ah.Others argue that the fish is unique and should be protected from overfishing.
-
Qaybinta adeegyada is qurxinta iyo is nuurinta ayaa is beddelaya, iyadoo ay sii kordhayaan tirada ragga doonaya adeegyadan.The distribution of beauty services and spas is changing, with a growing number of men seeking out these services.
-
Saaxiib, tan ma rumaysan doontidDude, you won't believe this.
-
"Adeeggeena, waligaa kama walwali doontid inaad seegto wax weyn mar kale."With our service, you'll never have to worry about missing out on a great deal again.
-
Kaliya waxaad ku dambeyn doontaa inaad daal badan iyo culeysato dareento, mana sameyn doontid shaqadaada ugu fiican.You'll just end up being more tired and stressed, and you won't do your best work.
-
Doontii hore ee alwaaxda ah waxay ku fadhiisatay xeebta, shiraacyadeeda ayaa la jeexjeexay, qolofkeeduna way ka soo baxeen qorraxda iyo roobka.The old wooden boat sat on the shore, its sails furled and its hull weathered by the sun and the rain.
-
Meelaha ugu muhimsan ee Malawi waa dooxada Malawi, wabiga Shire, iyo kaynta Nyika.Some of the most important places in Malawi include Lake Malawi, the Shire River, and the Nyika Plateau.
-
Ku rid digaagga xaashida dubista oo dub ilaa 20-25 daqiiqo, ama ilaa inta ay ka karto.Place the chicken on a baking sheet and bake for 20-25 minutes, or until cooked through.
-
Carafta rootiga cusub ee la dubay ayaa hawada is qabsaday markii rootilaha uu foornada ka soo saaray saxaarad kibis bunni ah oo dahab ah.The smell of fresh-baked bread wafted through the air as the baker pulled a tray of golden brown loaves from the oven.
-
Budada Styptic iyo qalin ayaa laga heli karaa inta badan dukaamada xayawaanka.Styptic powders and pencils are available at most pet stores.
-
Waa caabuq dulin ka dasha oo gooryaan fidksan oo lagu magacaabo schistosomes.It's a parasitic infection caused by flatworms called schistosomes.
-
Waxaad qaadeysaa markaad la falgasho biyo webi oo ay ku nool yihiin dulin tixiri (larvae).You get it by coming into contact with contaminated freshwater where the parasite larvae live.
-
Ninkii ayaa su’aalihiisii oo dhan uga jawaabay si dulqaad leh, wiilkuna wax badan ayuu ka bartay makhluuqan soo jiidashada leh.The man answered all of his questions patiently, and the boy learned a lot about these fascinating creatures.
-
Waxay ahayd gaari weyn oo duug ah, waxaana lagu daboolay dhoobo.It was a big, old truck, and it was covered in mud.
-
Waxay isla markiiba saaxiib la noqdeen Candy, oo ah gacan beer duug ah oo cudud ka maqan.They are immediately befriended by Candy, an old ranch hand who is missing an arm.
-
Marka haddii aad raadinayso hab aad kor ugu qaaddo kalsoonidaada, ku billow in aad eegto dharkaaga.So if you're looking for a way to boost your self-confidence, start by taking a look at your wardrobe.
-
Xoriyaddu waa erey ay dad badani adeegsadeen oo ay ku takri faleen, marka laga eego duruufo badan, oo ay ku sigtay inay macnihiisii lumaan.Freedom is a word that has been used and abused by so many people, in so many contexts, that it has almost lost its meaning.
-
Ultrasound waa farsamo sawir oo ammaan ah oo aan faafin oo loo isticmaali karo in lagu garto cilladaha naaska.Ultrasound is a safe and non-invasive imaging technique that can be used to identify abnormalities in the breast.
-
Ayeeyo waxay ku fadhidaa kursigeeda ruxitaanka, iyadoo talaysa funaanad.Grandmother is sitting in her rocking chair, knitting a sweater.
-
Gabadheeda, oo dhalinyaro ah, waxay ku fadhidaa sariirta, iyadoo daawanaysa TV-ga.Her granddaughter, a teenager, is sitting on the couch, watching TV.
-
Kaliya ha fadhiisan oo haku ooyin.Don't just sit around and cry about it.
-
Waxaan ku fadhiisan ljiray baaskiilka oo waxaan ku riyoon jiray dhammaan meelaha aan tagi karo, dhammaan tacaburrada aan heli karo.I would sit on the bike and dream of all the places I could go, all the adventures I could have.
-
Saynisku wuxuu saameyn weyn ku yeeshay bulshada aadanaha, taasoo keentay horumarinta tignoolajiyada cusub, daawooyinka, iyo fahamka adduunka dabiiciga ah.Science has had a profound impact on human society, leading to the development of new technologies, medicines, and understanding of the natural world.
-
Maanta, cilmigu waa qayb weyn oo ka mid ah nolosha casriga ah, wuxuuna sii wadaa inuu door muhiim ah ka ciyaaro horumarinta aqoonta iyo fahamka.Today, science is a major part of modern life, and it continues to play an important role in the advancement of knowledge and understanding.
-
Waligii qoob-ka-cayaare ma noqon, mana uu fahmin sababta ay ugu adkaysanayso inuu hadda bilaabo.He had never been a dancer, and he didn't understand why she was so insistent that he should start now.
-
Waxaan isku dayay inaan kala hadlo iyada, laakiin way is difaacday oo waxay tidhi ma fahmin.I've tried talking to her about it, but she just gets defensive and says that I'm not being understanding.
-
Marki ugu horeeyo waxan isku dayay fanka waxan go'ansaday inaan sameeyo dhiseyn.The first time I tried embroidery, I was determined to make a small, intricate design.
-
Marka lagu daro wehelnimadooda, fardaha sidoo kale waxaa loo isticmaali karaa ujeedooyin kala duwan.In addition to their companionship, horses can also be used for a variety of purposes.
-
Sabab kasta ha noqotee, ma jirto wax diidaya xiriirka ka dhexeeya aadanaha iyo fardaha.Whatever the reason, there is no denying the bond that exists between humans and horses.
-
Mid ka mid ah waxyaabaha ugu cajiibsan oo ku saabsan fardaha waa awoodda ay u leeyihiin inay dareemaan shucuurteena.One of the most remarkable things about horses is their ability to sense our emotions.
-
Marka hal qof uu sharciga gacmihiisa ku qaato, waxay u dirtaa fariin dadka kale inay sidaas oo kale samayn karaan.When one person takes the law into their own hands, it sends a message to others that they can do the same.
-
Tani waa hal tusaale oo ka mid ah farsamada nasashada oo aad isticmaali karto si aad u yareyso diiqada oo aad u wanaajiso wacnaanta guud.This is just one example of a relaxation technique that you can use to relieve stress and improve your overall well-being.
-
Waa hore, waxaa noolaa tuug indhoole ah oo nolol maalmeedkiisa ka soo saara isagoo muujinaya farsamada carrada.In a time long past, there lived a blind beggar who made his living by demonstrating the art of soil sculpting.
-
Fasallada AP Ingiriisiga iyo xisaabta ayaa i baray sida loo falanqeeyo qoraalka iyo xogta, fasalada sayniska ayaa i baray sida loo naqshadeeyo loona sameeyo tijaabooyin.My AP English and math classes taught me how to analyze text and data, and my science classes taught me how to design and conduct experiments.
-
Faylka shaqada wuxuu ahaa mid culus, safkana wuu dheeraa.The portfolio was heavy, and the line was long.
-
Mar hadaad hesho awoowyaashaa, waxaa ka fiirin kartaa diiwaankooda.Once you have found your ancestors, you can view their records.
-
Waan akhri jiray maqaal kasta, fiirin jiray sawir kasta, oo waan gooyn jiray kuwa aan ka helo si aan buug-gacmeedkayga ugu dhejiyo.I would read every article, look at every picture, and cut out the ones I liked to put in my scrapbook.
-
Waxba kamaan fikirin marka laga reebo madadaalo.We didn't think about anything except having fun.
-
Laakin kamaana fikirin waxan ku faraxsanayn inan aragno miraha shaqadena.But we didn't mind, because we were excited to see the fruits of our labor.
-
Waxaan u isticmaalnaa dhowr daqiiqo ka dibna tuurno, annagoo marnaba ka fikirin cawaaqibka deegaanka.We use them for a few minutes and then discard them, never giving a thought to the environmental consequences.
-
Firijka iyo qaboojiyaha waxa lagu qimeyaa isku darka qiimaha qaboowga.Refrigerators and freezers are typically rated by their total cooling capacity.
-
Aabo wuxu firiyay talefishinka. "Maxaa waayay?" ayuu weydiiyay.Dad looks up from the TV. “What is it?” he asks.
-
Shimbirkii wuxu firiyay geedki wuxuna arkay inuu gees u liico si culus waliba.The robin looked at the tree and saw that it was indeed leaning very heavily to one side.
-
Dabcan, gaarista joogtaynta gudaha had iyo jeer ma fududa.Of course, achieving internal consistency is not always easy.
-
Ma fududa in qof caradiisa la sii wado.It's not easy to be on the receiving end of someone's anger.
-
Dabcan, mar walba ma fududa in la sameeyo waxa saxda ah.Of course, it's not always easy to do the right thing.
-
Si xiiso leh ayuu uga furay oo bilaabay inuu beertiisa ku beero.He eagerly unpacked them and began to plant them in his garden.
-
Indhaha ayaan kala furay waxaana arkay haweenaydii oo hortayda taagan.I opened my eyes and saw the woman standing in front of me.
-
Isbedeladaan ayaa sii adkeynaya in dalagyada qaar lagu beero meelo gaar ah, isla markaana abuuraya fursado cusub oo beeraha meelaha kale ah.These changes are making it more difficult to grow some crops in certain areas, while at the same time creating new opportunities for agriculture in other areas.
-
Waxaan ogaaday in magaalada ay ka jiraan fursado aan dhammaad lahayn, waxaanan yeeshay saaxiibo nolosha oo dhan ah.I found that there were endless opportunities in the city, and I made some lifelong friends.
-
Intii lagu jiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka, Awoodaha Allies iyo Axis waxay adeegsadeen diyaarado kala duwan si ay u gaaraan sarreynta hawada.During World War II, the Allies and Axis powers used a variety of aircraft to achieve air superiority.
-
Waxa kale oo laga yaabaa inaad hesho qiimo dhimis haddii aad horay u sii ballansato gaarigaaga kirada ah.You may also be able to get a discount if you book your rental car in advance.
-
Markaad soo qaadanayso gaarigaaga kirada ah, hubi inaad si taxaddar leh u baarto wixii dhaawac ah.When picking up your rental car, be sure to inspect it carefully for any damage.
-
Sidoo kale waa fikrad wanaagsan inaad sawirro ka qaadatid gaariga ka hor intaadan kaxayn, si aad u hesho caddeyn xaaladdiisa haddii ay waxyeello soo gaarto.It is also a good idea to take pictures of the car before you drive it away, so that you have proof of its condition in case of any damage.
-
Waan fiicanahay, dhakhtar. Laakin gabadhayda ayaa ku adkaysatay inaan imaado baaritaankan. Waxaay tiri waxaad ahayd ilawsho badan dhowaanahanba.I'm doing alright, doctor. But my daughter insisted I come in for this checkup. Says I've been forgetting things lately.
-
Gabadhayda qaaliga ah, waan ogahay in aad is waydiinaysay dabeecadda iftiinka iyo mugdiga.My dear daughter, I know you've been wondering about the nature of light and darkness.
-
Gabadhi yareed ad ayeey u faraxday.The little girl was so happy.
-
Wuxu u muuqaday inuu dag dagayo laakin wuu istagay marku gabadhi yareed arkay.He looked like he was in a hurry, but he stopped when he saw the little girl.
-
Waxa ahayeen kaliya gabal dhagax ah.They were just a piece of stone.
-
Waxaan u gudbay inaan baaro oo waxaan arkay inay ka calalinayso gabal fiber ah mid ka mid ah dharkeena.I went over to investigate and saw that she was chewing on a piece of fiber from one of our clothes.
-
Turjubaan ahaan, waxaan nasiib u leeyahay inaan gacan ka geysto sidii aan gabayada ugu keeni lahaa daawadayaasha cusub anigoo ku turjumaya luuqad kale.As a translator, I have the privilege of helping to bring poetry to new audiences by rendering it in another language.
-
Bararka waxaa sababa dareeraha ka soo daadanaya xididdada dhiigga ee gala nudaha dhaawacan.Swelling is caused by the leakage of fluid from blood vessels into the injured tissue.
-
Heesaha tumayasha waxay sameyaan dhawaq cusub kaso horey u jirin musiga wuxu dhiri gala dhaq dhaqaaqa dhaqanka.These bands created a new sound that was unlike anything that had come before, and their music helped to inspire the counterculture movement.
-
Tani waxay horseedi kartaa xaalado ay dad aan waxba galabsan la waxyeeleeyo ama xitaa la dilo.This can lead to situations where innocent people are harmed or even killed.
-
Krishnan wuxuu ahaa mid aan waxba galabsan, laakiin Ramasamy wuu diiday inuu dhagaysto isaga.Krishnan was innocent, but Ramasamy refused to listen to him.
Why learn with Clozemaster?
The fastest way to get fluent for advanced beginners and intermediate learners.
Play through thousands of “clozes”, fill-in-the-blank sentences. Learn in context, score points, and track your progress.
Always in context
50+ languages
Varying difficulty levels
Fun ways to play
Multiple choice
Play through thousands of sentences to practice your reading skills, expand your vocab, and level up your grammar skills.
Text input
Put your memory to the test while improving your writing skills. Find out whether you really remember that conjugation or spelling.
Practice listening
Fill in the missing word or sentence based on what you hear, or try the hands-free radio mode, currently in beta on the mobile app.
Best of all language learning apps I’ve tried, and I’ve tried a plenty. With this app, I actually retain the vocabulary and sentence structures I learn, while most other apps that provide a more fun game-like experience end up almost useless for actual learning.
—Pentti S., Google Play
Get fluent even faster with
Clozemaster Pro
Unlimited play
While a free account lets you play up to 30 sentences each day, a Pro account lets you practice as much as you want.
Unlimited listening
Understand your target language faster with unlimited listening practice in multiple modes for over 30 languages.
Unlimited languages
Maximize your learning potential with access to every language available on Clozemaster, at no extra cost.
Offline mode
Keep learning anytime, anyplace by downloading all of your collections to play offline in the mobile app.
Cloze-Reading
Improve your reading skills by filling in missing words for longer texts. Play Wikipedia articles, or import your own.
Customize to you
Adjust play options for how you learn best, including review intervals and number of sentences per round.
